Tacsi

maalik_eng October 28, 2012 Comments Off

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.

Maamulka iyo Dhamaan Shaqaalaha Shabakadda Warbaahinta Shabelle waxa ay si wada jir ah Tacsi u dirayaan Waalidiinta, Ehelada iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Weriye Maxamed Maxamuud Tuuryare oo Caawa oo Taariikhdu ay ku beegantahay 28-ka October ku dhintay Isbitalka Madina ee Magaalada Muqdisho.

Waxaana Marxuumka Ilaahay uga baryeynaa inuu geliyo Naxriistiisa, kana waraabiyo Jannadii Fardowsa ahayd Samir iyo iimaanna kawada siiyo Dhammaan Ehelkii & Qaraabadii uu ka tagatey Aamiin.

إنا لله وانا اليه راجعون

.

Comments are closed.

Facebook

Twitter