R/wasaaraha Soomaaliya oo soo dhameystiray golaha wasiirrada

maalik_som December 13, 2012 Comments Off

Muqdisho(Sh.M.Network)—Kulan ay maanta isugu yimaadeen golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa loogu dhawaaqay wasiirro ku xigeenada xukuumadda Soomaaliya.

Kulanka maanta ka dhacay xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya oo uu shir guddoomiyayay R/wasaaraha xukuumadda Cabdi Faarax Shirdoon ayaa lagu dhameystiray dhismaha xubnaha golaha wasiiradda Soomaaliya.

Shirka maanta ay yeesheen wasiirrada Soomaaliya oo ah mid todobaadle ah ayaa waxaa ka qeyb galay dhamaan wasiiradda Soomaaliya waxaana intii uu socday kulanka looga dhawaaqay dhismaha wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dowleyaasha.

R/wasaaraha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay 20 wasiir ku xigeen iyo shan wasiiru dowleyaal.

Akhriso magacyada wasiirru dowlayaasha iyo Wasiir ku xigeenada  cusub ee la magacaabay

Liiska wasiiru dawlayaasha

1-Cabdi Farax  C/qadir                                    W/dowladaha madaxtooyada

 

2-Dr  Maxamed  Nuur Gacal                           W/dowlaha arrimaha dibada

 

3-Mahdi Maxamuud Cali                                W/dowlaha arrimaha gudaha

 

4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir              W/Dowlaha Maaliyada

 

5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle                  W/Dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada

 

Liiska wasiir ku  xigeenada

 

1-Eng maxamed Aadan Axmed           W/kuxigeenka arrimaha Dibada

 

2 Jamaal Axmed Barrow                     W/ ku xigeenka arrimaha dibada

 

3 Xasan Ibraahim Maxamed               W/ku xigen arrimaha gudaha

 

4 Jaamac Axmed Maxamed               W/ku xigen arrimaha gudaha

 

5 Maxamed Xasan Aadan                     W/ku xigen maaliyada

 

6 Abuukar Xasan Cali                          W/ku xigen maaliyada

 

7 Bashiir Maxamed jaamac                   W/ ku xigeenka horumarinta

 

8 Maxamuud Macalin Yaxye                 W/ku xigeenka hormarinta

 

9 Fahmo Axmed Nuur                             W/ku xigen cadaalada

 

10 Xasan Maxamed Jimcaale                  W/ku xigeenka cadalada

 

11 Nadiifo Maxamed Cusmaan              W/ku xigeenka howlaha guud

 

12 Cali Shekh Maxamed                         W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika

 

13 Siciido Xasan Cusmaan                    W/ku xigeenka Qeyraadka

 

14 C/raxmaan Maxamed Geedi              W/ku xigeenka Qeyraadka

 

15 Axmed Maxamed Maxamuud          W/ku xigeenka gaashaandhiga.

 

16 C/raxman kulmiye Xirsi                   W/ku xigeenka Gaasgaandhiga

 

17 C/qadir Sheekh Ismaacil                 W/ ku xigeenka Ganacsiga

 

18 Maxamed Cali Xagaa                     W/ku xigeenka Ganacsiga

 

19 C/shakuur Cali Mire                        W/ku xigeenka warfaafinta

 

20 Ibraahim Isaaq Yaroow                    W/ku xigeenka warfaafinta

Comments are closed.

Facebook

Twitter