Muqdisho-(Sh.M.Network)—Ra’isal Wazaaraha Cusub ee Soomaaliya cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta lagu wadaa in muddo 24 saac gudahooda uu ku dhaawaqo Golihiisa Waziirada sida ay soo warinayaan wararka laga helayo xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
Inkastoo Maanta illaa Caawa lafilayo in Ra’isal Wazaare Saacid uu ku dhawaaqo Golihiisa Waziirada ayaa hadana ilaa haatan waxaan la’ogeen tirada rasmiga ah ee uu uqoondeeyay Ra’isal wazaaruhu in ay matalaan xukuumaddiisa.
Ilo kala duwan ayaa waxa ay Shabakadda warbaahinta Shabelle usheegeen in Ra’isal Wazaaraha ilaa xalay uu waday wada tashiyo uu layeelanayo Masuuliyiinta dowladda qaar kamid ah wax garadka beelaha Soomaaliyeed iyo Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka kuwaasi oo talooyin kasiinayay qaabka uu uxulanayo Golihiisa Waziirada.
Ra’isal Wazaare Saacida aya maanta waxaa lagu wadaa in uu si toos ah ugu dhawaaqo golaha Waziirada Maadaama si’aada loo hadalhaayo in maanta uu ku’asteyn doono Magacaabista Golihiisa xukuumadda
Cabdi Faarax Shirdoon Ra’isal Wazaaraha Soomaaliya ayaa ah mid isagu ka duwan Ra’isal wazaarayaashii ka horeeyay marka loo’eego balan qaadyadiisa iyo xiriirka wanaagsan ee uu laleeyahay beesha Caalamka
Ra’isal Wazaaraha Cusub ee Soomaaliya cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta lagu wadaa in muddo 24 saac gudahooda uu ku dhaawaqo Golihiisa Waziirada sida ay soo warinayaan wararka laga helayo xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
Inkastoo Maanta illaa Caawa lafilayo in Ra’isal Wazaare Saacid uu ku dhawaaqo Golihiisa Waziirada ayaa hadana ilaa haatan waxaan la’ogeen tirada rasmiga ah ee uu uqoondeeyay Ra’isal wazaaruhu in ay matalaan xukuumaddiisa.
Ilo kala duwan ayaa waxa ay Shabakadda warbaahinta Shabelle usheegeen in Ra’isal Wazaaraha ilaa xalay uu waday wada tashiyo uu layeelanayo Masuuliyiinta dowladda qaar kamid ah wax garadka beelaha Soomaaliyeed iyo Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka kuwaasi oo talooyin kasiinayay qaabka uu uxulanayo Golihiisa Waziirada.
Ra’isal Wazaare Saacida aya maanta waxaa lagu wadaa in uu si toos ah ugu dhawaaqo golaha Waziirada Maadaama si’aada loo hadalhaayo in maanta uu ku’asteyn doono Magacaabista Golihiisa xukuumadda
Cabdi Faarax Shirdoon Ra’isal Wazaaraha Soomaaliya ayaa ah mid isagu ka duwan Ra’isal wazaarayaashii ka horeeyay marka loo’eego balan qaadyadiisa iyo xiriirka wanaagsan ee uu laleeyahay beesha Caalamka

Comments are closed.