SHABELLE

Quran links:

 

Listen 1 - click here

Listen 2 - click here

Listen 3 - click here

Listen 4 - click here

Listen 5 - click here

Listen 6 - click here

Listen 7 - click here

Listen 8 - click here

Listen 9 - click here

Listen 10 - click here

 

Stories

Banaanbax looga soo horjeeda ciidamo dhe

News image

Kismaayo: (Sh. M. Network)  Banaanbax looga soo horjeedo in dalka ay yimaadaan ciidamo shisheeye oo dheeri ah ayaa Maanta ka dhacay inta badan gobolada Koofureed ee dalka Soomaaliya iyadoo halkaasina ay k...

Qarax miino oo ciidamada dowladda KMG la

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Qarax miino oo ahaa nuuca dhulka lagu aaso ayaa  goordhow waxaa ciidamo ka tirsan dowladda KMG lagula eegtay degmada X/weyne ee gobolka Banaadir....

Barakac horleh oo ka socda degmooyinkii

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaaar ka mid ah qoysaskii faro ku tiriska ahaa ee ku haray xaafadaha maalmihii ugu dambeeyay ay ku dagaalameeyn Xarkada Al Shabaab iyo dowladda KMG ee Soom...

Puntland oo 6 sano oo xarig ah ku xakunt

News image

Boosaaso: (Sh. M. Network) Maamulka Puntland ee Magaalada Boosaaso ayaa maanta 6 sano oo xarig ah waxaa uu ku xakumay Agaasimaha Warbaahinta Horseed Media ee Magaalada Boosaaso kadib markii lagu eede...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Ururka midowga Afrika oo doonaya qorshe

News image

Kampala: (Sh. M. Network) Ururka Midowga Afika ayaa sheegay in uu wado qorshayaal uu dalka Soomaaliya uga tir tirayo Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab oo dhawaan qarxiyay Magaalada Kampala oo Ururkaasi uu h...

Al Shabaab oo wiil iyo gabar ku karbaash

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Banaadir ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka fuliyay xukun isugu jira garbaash, iyo masaafurin ay ku fuliyeen wiil iyo gabar ay s...

Dowladda Ugandha oo Soomaliya u soo dirt

News image

Kampala: (Sh. M. Network) Dowladda wadanka Ugandha ayaa sheegtay in 750-askari ay u soo diortay gudaha Soomaaliya si ay ugu biiraan ciidamada ururka Midowga Afrika AMISOM ee Muqdisho ku sugan....

Dalalka Maraykanka iyo Norway oo dhaqaal

News image

Kampala: (Sh. M. Network) Dowladaha Maraykanka iyo Norway ayaa waxay balan qaadeen in ay ka caawinayaan dowladda Somalia sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen dib u dhiska dalka Soma...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke “ majiro Kh

News image

Nairobi: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada kMG Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in uusan jirin khilaaf shaqsiyadeed oo kala dhaxeeya Madaxweynaha dowladda Sheekh Shariif Sheekh Axmed, isagoo dhin...

Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed o

News image

Qaahira: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku sii jeeda Magaalada Roma ee xarunta wadanka Talyaaniga halkaasi oo ay kulamo kula...

Qoyska reer Cumar Cadaan oo beeniyay ina

News image

Muqdisho (Sh. M. Network) Ganacsade Xaaji Max’uud Cumar Cadaan oo ka mid ah qoyska reer Cumar Cadaan ayaa maanta beeniyay warar ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta kaasi oo shee...

Dowlada Burundi oo sheegtay in ciidamade

News image

Bujumbura: (Sh. M. Network) Dowladda Wadanka Burundi ayaa shaacisay in ciidamadeed ku sugan Magaalada Caasimada ah ee Soomaaliya aysan kala bixin doonin gudaha dalka kadib markii hanjabaado arinkaasi ku aadan ay u...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Jaamacada Carabta oo xalinaysa Khilaafk

News image

Muqdisho: ( Sh.M.Network) Dr Ibraahiim Al Shuweymi oo ah Safiirka Jaamacada Carabta u fadhiya Soomaaliya oo xalay waraysi gaar ah siinayay Idaacada Shabelle ayaa waxa uu wax laga xumaado ku tilm...

Banaanbax lagu taageerayo Dagaalka Shaba

News image

Garbahaarey : (Sh. M. Network) Banaanbaxyo lagu taageerayo dagaalada dadka rayidka ah ay ku dhinteen sedaxdii Maalin ee u dambeeyay ee ay dhawaan iclaamiyeen Xarakada Al Shabaab ayaa maanta waxaa ay k...

Dhaawacyada 46 qof oo ku dhaawacmay daga

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) in kabadan 45 ruux oo rayid ah oo ku dhaawacmay dagaalada iyo duqeymaha ku dhexmarayay Magaalada Muqdisho ciidamada dowladda iyo Al Shabaab ayaa maanta waxaa la geey...

Odayaasha Galgaduud oo beelaha Somalida

News image

Muqdisho (Sh. M. Network) Odayaasha dhaqanka ee gobolka Galgaduud ayaa ugu baaqay beelaha ku dhaqan gobolka Galgaduud in ay hubkooda ku wareejiyaan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee inta badan gacanta ku h...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT