SHABELLE

Quabanaha links:

 

Listen 1 - click here

Listen 2 - click here

Listen 3 - click here

Listen 4 - click here

Listen 5 - click here

Listen 6 - click here

Listen 7 - click here

Listen 8 - click here

Listen 9 - click here

Listen 10 - click here

 

Stories

Roobab burburiyay guryo ay ku noolaayeen

News image

Afgooye: (Sh. M. Network)  Roobab burburiyay guryo cooshado ka sameysnaa oo ay deganaayeen dad barakacayaal ah islamarkana saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqii ganacsiga iyo gaadiidka ayaa maanta ka da’ay deegaano hoos...

Somaliland oo Ciidan badan dhoobtay Maga

News image

Hargaysa: (Sh.M.Network) Iyadoo waqti yar ay ka xigto xiligii ay u dareeri lahaayeen Bulshada Somaliland Maalinta ay dooranayaan xilka Madaxtinimada Somaliland oo la filayo in ay dhacdo 26-ka June oo ay i...

Xisbul Islaam oo Aabe iyo Caruurtiisa ka

News image

Afgooye: (Sh. M. Network) Ciidamada Ururka Xisbul Islaam ee degmada Afgooye ayaa Aabe iyo Caruur uu dhalay waxaa ay ka kaxeysteen degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose kuwaasi oo la sheegay in m...

Amiirka Al Shabaab “ Waxaa jira hogaamiy

News image

Muqdisho (Sh. M. Network) Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu Subeyr oo ah amiirka ugu sareeya ee Xarakada Al Shabaab oo Warbaahinta soo gaarsiiyay fariin maqal ayaa waxa uu fariintiisa kaga hadlay qodo...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

IGAD oo ugu baaqday UN-ka in ay la waree

News image

Addis Ababa: (Sh.M.Network) Urur goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay jimciyada Qurumaha ka dhaxeysa in ay la wareegaan guud ahaan howlaha nabad ilaalinta ee dalka Soomaaliya si loo helo xasiloonidii iyo kala...

Odayaasha Hiiraan oo ganacsatada ugu baa

News image

Baladweyne: (Sh. M. Network) Kulan ay Maanta yeesheen Odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta ku dhaqan Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay kaga hadleen bur burkii dhawaan ku yimid buuntada Liiq...

Darawalada gaadiid ee gobolka Hiiraan oo

News image

Baladweyne: (Sh. M. Network) Darawalada gaadiidka ka shaqeeya inta u dhaxeysa Magaalooyink Buulaburde iyo Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay ka cabanayaan kooxo burcad ah oo jidka u gala xili...

Kooxo hubaysan oo xalay demada Waaberi k

News image

Muqdisho : (Sh. M. Network) Kooxo hubaysan ayaa xalay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir waxaa ay ku weerareen Ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya iyadoo taliska ciidanka Booliska oo soo band...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Dowaladad KMG oo ku amaantay Uganda ka q

News image

Kampala: (Sh. M. Network) Dowladda KMG Soomaaliya ayaa  ku amaantay dowladda Wadanka Uganda talaabada ay uga qeyb qaadaneyso howlaha nabad ku soo celinta Soom...

Xiisado dagaal oo laga dareemayo deegaan

News image

Boosaaso: (Sh. M. Network) Xiisado dagaal oo u dhaxeeya Ciidamada amaanka ee Puntland iyo kuwa uu hogaamiyo Max’ed Saciid Atam ayaa saakay waxaa si weyn looga dareemayaa deegaanadii shalay lagu daga...

Siminaar Looga Hadlayo Qiimaha Nolosha i

News image

Nairobi: (Sh. M. Network) Siminaar lagu baranayo qiimaha ay leedahay Nolosha, Nababdda iyo Xuquuqda Bini’aadamka ayaa maanta ka furmay hotelka Meridian ee magaalada Nayroobi ee dalka Kiinya, Siminaarkaan ayaa waxaa soo ...

Qoysaska fara ku tiriska ee degmada Boon

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar kamid ah Shacabka faro ku tiriska ah ee ku haray xaafadaha Degmada Boondhere ee Gobalka Banaadir oo mudooyinkii ugu danbeeyay  ay ka socdeen dagaalo iyo duqe...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Dagaalo iyo duqeymo ka dhacay Xaafadaha

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Dagaalo xoogan oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa ay galabta ka dhaceen Waqooyiga Muqdisho iyadoo madfac ku soo dhacey dugsi qur’aan kuyaala degmada X/weynana uu saba...

Dagaalo ka Qarxay Buuraleyda Bari iyo Sa

News image

Boosaaso: (Sh. M. Network) Dagaalo geystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacay Buuraleyda Galgala iyo Karin ee gobolada Sanaag iyo Bari halkaasi oo ay ku dagaalameen ciid...

Bayaan ku saabsan munaasabadda bisha Ram

News image

Hargeysa: (Sh. M. Network) Hay’adda culumada Soomaaliyeed waxay shacabka Soomaaliyeed iyo ummadda muslinka ah guud ahaan ugu tahniyadaynaysaa bilashada bisha ramadaan ee barakaysan,waxayna ilaahay ka baryaysaa in uu na waafajiyo dham...

Odayaasha Hawiye oo ku baaqay in la jooj

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Golaha odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa ugu baaqay dhinacyada isku haya siyaasada Soomaaliya inay joojiyaan dagaalada bisha barakeysan ee rama...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT