Sanaag (Sh.M.Network)— Odayaashan iyo Waxgaradka Gobolka Sool Isla Markaana Taabacsan Maamulka Puntland ayaa baaqan u jeediyey Ciidamada Soomaaliland ee ku sugan Gobolada Sool , Sanaag , Ceyn isla markaana dhawaan uu dagaalka uu ku dhex marey Ciidamadaasi iyo Maleeshiyaad dadka deegaanka ah oo taabacsan Maamulka Khaatumo gudaha Degmada xudur Ee Gobolka Sool.
Odayaashan iyo Waxgaradkan ayaa baaqooda waxa uu ku soo aadayaa xili ay soo badaneysa cabashooyin ka dhan Ciidamada Soomaaliland eek u sugan Gobolada Sool , Sanaag.
Odayaasha ayaa sheegey in hada ay rajeunayaa baaqooda ka dib ciidamada Soomaaliland ay dib ugu laabtaan fadhiisimihii hore ayna isaga baxaan deeganadaasi ayna dib ugu laabtaan fadhiisimahoodii hore.
Baaqa odayaashan ayaa ku soo aadayaa xili dagaal fool ka fool ah oo qasaaro badan dhaliyey ku dhex marey deegaanadaasi Cidiamada Soomaaliland iyo Maleeshiyo Dadka Deegaanka ah























Comments are closed.