NUSOJ oo deeq gaarsiiyay Saxafiyiin ku dhaawacmay Muqdisho

maalik_som October 6, 2012 Comments Off

Muqdisho: (Sh.M.Network)—Deqdaani Lacageed oo gaaraysay illaa 4-kun oo dollar-ka Maraykanka ah ayaa maanta waxa la gudoonsiiyay qaar ka mid ah Saxafiyiintii dhawaan ku dhaawacantay Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Nawaaxiga Gurriga Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho.

Comments are closed.

Facebook

Twitter