Oslo: (Sh. M. Network) Dowladda Norway ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay in wax is daba marin lagu sameeyo Doorashooyinka la fillayo inay ka dhacaan gudaha dalka Soomaaliya.
Warbixin kasoo baxday dowladda Norway ayaa lagu sheegay in dowladda Norway ay ka walaacsan tahay isdaba marin lagu sameyo Dorashada la filayo in 20-ka bishan August ay ka dhacdo Magaalada Muqdisho.
Wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Norway Yonas Jarastoras oo saxafaadda la hadlay ayaa tibaaxay in dalka Soomaaliya uu hadda ku jiro xilli xasaasi ah oo la doonayo in laga gudbo sanado badan oo dalku uu ku jiray qas iyo jaha wareer siyasadeed islamarkaana loo baahan yahay in sida ugu dhaqsaha badan looga gudbo.
Yonas Jarastoras ayaa shegay in dowlada Norway ay garab tagan tahay dowlad waliba oo Soomaoliya ay yelato, haddana ay kaqeyb qadanayso sidii aysan u dhici lahayn khal khal siyasadeed inta lagu gudo jiro xiliga kala guurka.
Ugu Wasiirk Tamarta ee dowladda Norway Erig solha ayaa sheegay in waqtigii doorashada uu gabgabo yahay islamarkaana loo bahan yahay in sida ugu dhaqsaha badan loob soo afjaro




![Kulanka looga hadlayo ka hortaga dhibaatada Loo geysto Saxafiyiinta oo Galay Maalintiisii Labaad [ Sawirro ]](http://shabelle.net/wp-content/uploads/2013/05/IMG_2111.jpg)


















Comments are closed.