Muqdisho (Sh.M.Network)—Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay Warbahinta ayaa waxa uu hambalyo u diray dhamaan Ummada Soomaliyeed kuwa kunool dalka iyo dibadaba.
Maxadweyne Xasan Sheekh Maxamud ayaa Shacabka Soomaliyeed ugu baaqay in ay is cafiyaan islamarkana lagama marmaan aytahay in gacmaha ay is qabsadan si dadka iyo dalkaba ay u garaan horumar.
Sidoo kale Maxadxweynaha ayaa waxaa uu tibaaxay in dowlada ay fursad siineyso Dhalinyarada ka tirsan Al shabab si ay nolol cusub u sameystaan ugana baxaan dhibatoyinka ay ku jiraan hadda.
Madaxda iyo Hogamiyasha Dunida Muslimka ayaa Maanta Hambalyo iyo Boogadin ay u diraayan Shacabkooda madama maanta ay tahay maalinta 1-aad ee Ciidul Adhxaa si markasi ay farxad ula wadagaan.



















Comments are closed.