Madaxweyne Xasan oo la kulmay Safiirka India ee Somaliya +Sawirro

maalik_som October 7, 2012 Comments Off

Muqdisho: (Sh.M.Network) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka  Dowladda Hindiya ee Soomaaliya Ambasador  Sibabrata Tripathia. 

Madaxweynaha  Jamhuuriyadda iyo Safiirka  Hindiya ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labadda dalka , Ganacsiga, Dib u dhiska, Horumarinta, Ammaanka, iskaashiga labada Dowladood iyo arrimo kale. 

Ugu dambeeyntii  Ambasador  Sibabrata Tripathia ayaa madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha cusub ugu hambalyeeyey xilalka cusub .

DAAWO SAWIRRADA

 

Comments are closed.

Facebook

Twitter