Kornel Xumad: Kaabiga ayaan ku haynaa Kismaayo

maalik_som September 12, 2012 Comments Off

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Taliska Ciidamada AMISOM ayaa ka warbixiyay dagaalo xooggan oo ay Ciidamada Al Shabaab kula galeen deegaanno hoostaga Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose. 

Xilli shalay illaa xalay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM oo isku dhinac ah iyo Xarakada Al Shabaab uu dagaal xooggan oo qasaaro gaystay uu ku dhexmaray deegaanno hoostaga Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa dagaaladaasi waxa ka hadlay Afhayeenka Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya Kornel Cali Aadan Xumad.

Comments are closed.

Facebook

Twitter