Muqdisho: (Sh. M. Network) Kooxo hubeysan ayaa maanta waxa ay k udileen degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir Xasan Yuusuf Absuge oo ka mid ahaa wariyayaasha ka howlgala Magaalada Muqdisho.
Waraiye ayaa la sheegay in kooxaha hubeysan ay bartilmaameedsadeen xilli uu ka soo baxayay gurigiisa oo ku yaalla degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir sida ay Shabelle u sheegeen dadka deegaanka.
Kooxaha dilka geystay ayaa ku hubeysnaa Bastoolado waxaa ay isaga baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay, iyadoo goobta uu dilka ka dhacay daqiiqado kaddib ay gaareen ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya.
Wixii warar ah ee ku soo kordhaa kala soco Shabelle.net hadii uu ilaah inoo saamaxo























Comments are closed.