MARKO (Sh.M.Network)—Dagaal Xoogan ayaa Galabta waxa uu ku dhexmara Ciidamo kawada tirsan Dowlada Soomaaliya gudaha Magaalada Marko ee Xaruunta Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo dhowaan laga saaray Al shabab.
Goobjoogiyaal ayaa u sheegay Warbaahinta Shabelle in 1 Askari uu ku dhintay mid kalena uu ku dhaawacmay dagaalkaasi oo aan illaa hadda la ogeyn waxa uu salka ku hayo.
Xaalada Magaalada ayaa lagu soo waramayaa inay Caawa tahay mid kacsan kadib dagaalkii galabta ka dhacay,waxaana socda wadahadalo ay wadaan Odiyaasha Magaalada oo ay ku doonayaan inay ku dhameeyaan Colaadaasi u dhaxaysa Ciidanka Soomaaliyeed.



















Comments are closed.