Dowlada Mareykanka oo sheegtey in Ugand kala hadashey sii joogitaankooda Soomaaliya

maalik_som November 7, 2012 Comments Off

Kampala (Sh.M.Network)—Afhayeenad u hadashey Wasaarada Arimaha Dibadda Dowaladda Mareykanka oo lagu magacaabo Wild Shirmon  ayaa waxa ay sheegtey in kulamo gaar gaar ah oo ay la qaateen madaxda Uganda ilaa xad ay kaga dhaadhicyeen sii joogiutaanka Wadanka Soomaaliya .

Wild Shirmon  ayaa sheegtey in dowladda ugand ay kaalin weyn ay ka qaadatey howlgalka aminsom ee Soomaaliya ayna  kala hadleen sii joogteentooda howl galada ay hada ka wadaan Soomaaliya .

Afhayeenada ayaa sheegtey in meel fiican ay ku kala tageen ayna ku rajo weyn yihiin sii wadada howsha adag ay ka wadaan Soomalaiya ayna nabad buuxda ku soo dabaalaan Wadanka Soomaaliya.

Dowlada Uganda ayaa waxaa Soomaaliya Ka Jooga Ciidamo aad u fara badan kuwaas uu qeyb weyn ka qaatey Taageerida Dowlada Soomaaliya .

Comments are closed.

Facebook

Twitter