Muqdisho ( Sh.M..Network ) – Ayadoo maanta lagu wadey in kala fadhiga baarlamaanka la horkeeno xukuumada cusub ee Ra’iisulwasaare cabdi faarax shirdoon saacid si ay u hesho codka Baarlamanaka ayaa warar goordhow naga soo gaarey Xarunta golaha shacabka ay shergayaan in uu ku yimid dib u dhac .
Maxamuud Cumar maxamed oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomalaiya ayaa idaacada Shabelle u sheegey in Sababo farsamo oo uusan shaacin uu u baaqdey ansixinta xukumada cusub .
Baaqshada Ansixinta xukuumada ka sakow waxa maanta dhacay kala dhigii caadiga ahaa ee baarlamaanka waxaana looga doodey Xeerhoosaadka ayadoo uu shir gudoominaayey gudoomiyaha Baarlamaanka .























Comments are closed.