Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

maalik_som September 23, 2012 Comments Off

Muqdisho: (Sh. M. Network) Kaddib codsi uga yimid Shabelle aqristayaasha, wabseedka Shabelle.net oo ku aaddan in si fudud maalin walba loo dhageysto warka Idaacadda ka baxa ayaa Shabelle waxa ay go’aansatay in ay tixgaliso codsiga aqristayaasha, waxaana ay u soo gudbinaysaa warka ka baxa Idaacada Shabelle oo maqal ah xilli kasta insha Allaah maadaama Idaacaddu ay ku taallo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Comments are closed.

Facebook

Twitter