Kismaayo-(Sh.M.Network)—Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose maanta waxaa gaaray wafdi isugu jiray AMISOM iyo dowladda kuwaasi oo Magaalada kullamo kula qaatay mas’uuuliyiinta hada gacanta ku haya.
Wafidga Booqday Kismaayo oo ay qeyb ka ahaayeen suxufiiyiin ka socda Shabakada Warbaahinta Shabelle ayaa waxaa la soo tusiyay xarumo ay ka mid tahay dakada Magaalada Kismaayo.
Halkan Ka daawo Sawirrada Kismaayo






































Comments are closed.