SHABELLE

 














Stories

AU oo soo dhaweyay in Xabsi loogu talaga

News image

Addis Ababa: (Sh. M. Network) Madaxda Ururka Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay in dalka Soomaaliya laga sameeyo Xabsi loogu talagalay kooxaha burcad badeeda Soomaalida ee Afduubka ka geysta xeebaha Soomaal...

Xisbiga Somalida Cusub oo ku baaqay in d

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Xisbiga Siyaasada ee la magac baxay Somalida Cusub ayaa maanta ugu baaqay dhinacyada isku haya dalka Soomaaliya inay joojiyaan dagaalada marka la gaaro bisha barakeysan ee Ra...

Xukuumadda oo sheegtay inay diyaar u tah

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Xukuumada KMG Soomaaliya ee uu hogaamiyo Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay hortagto Barlamanka KMG Soomaaliya si codka kalsoonida ay u...

Ethiopia oo sheegtay in aysan diyaar u a

News image

 Addis Ababa: (Sh. M. Network) Xukuumada Ethiopia ayaa sheegtay in Ethiopia Xiligaan aysan diyaar u aheeyn in ay faragaliso xaaladda ka taagan gudaha dalka Soomaaliya oo ay haatan ka socdaan daga...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Puntland oo sameysay Gudi dadka ku baraa

News image

Garoowe: (Sh. M. Network) Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Faroole ayaa magacaabay gudi wasiiro ah oo bulsho weynta ku dhaqan deegaanada Puntland ku baraarujiya ka hortaga weerarada lagu soo qaaday deeg...

Dad guryahooda uga cararay roobab xoogan

News image

Dhuusamareeb: (Sh. M. Network-10-05-2010)–Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa dhibaato xoogleh oo dhinaca nolosha ay la soo daristay kadib markii roobab lixaadleh ay ...

Ambalasta oo cabaneysa iyo xaalad degan.

News image

Muqdisho: 17, May.10 ( Sh.M.Network) Waxaa saakay degan Xaaladda Magaalada Muqdisho oo shalay ay ka dhaceen dagaalo iyo duqeymo ay dad badani ku dhinteen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen iyadoo sara...

Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo digniin la

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa uga digtey dowladda KMG Soomaaliya inay wasiiro u magacowdo rag sheeganaya Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca....

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Dadka rayidka ah ee ka haray goobaha dag

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Qaar ka mid ah qoysaska dantu ay ku qasabtay in ay ku haraan degmooyinka Waqooyi ee gobolka Banaadir ayaa ka cabanaya dagaalada ku soo laab laabtay xaaf...

Iska horimaad maanta gobolka Bari ku dhe

News image

Boosaaso: (Sh. M. Network) Iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta gobolka Bari waxaa uu ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo kuwa uu hogaamiyo Max’ed Saciid Atam, iyadoo Puntland ay guul...

Madaafiic sababtay dhimasho iyo dhawaac

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) Madaafiic sababtay dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah ayaa saakay waxaa ay ku dhaceen Xaafado ka mid ah degmada Hodon ee gobolka Banaadir iyadoona israsaaseyn kooban ay ka dhac...

Xaalada Waqooyiga Muqdisho oo degan iyo

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa saakay xaalad deganaansho ah oo aan caga badan ku taagneyn laga dareemayaa xaafadaha Waqooyi ee Magaalada Muqdisho, iyadoo qoysaskii ku go’doomay dagaaladii halkaasi ka dhaceyna ay b...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Puntland oo sameysay Gudi dadka ku baraa

News image

Garoowe: (Sh. M. Network) Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Faroole ayaa magacaabay gudi wasiiro ah oo bulsho weynta ku dhaqan deegaanada Puntland ku baraarujiya ka hortaga weerarada lagu soo qaaday deeg...

Ogeysii:-Shabelle oo diiwaan gilineysa k

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Shabakadda Warbaahinta Shabelle waxaa ay ogeysiineysaa Dhamaan degmooyinka kala duwan ee dalka Soomaaliya in Shabakadu ay qabaneyso Barnaamijkii Tartan aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ay iska...

Ciidamada dowladda iyo Al Shabaab oo isk

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Iska horimaad hakad galiyay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee qeybo ka mid ah wadada warshadaha ee Magaalada Muqdisho waxaa uu ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan dowl...

Xildhibaano ku baaqay in mar kale Xukuum

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Xildhibaano ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa maanta ku baaqay in mar kale xukuumada kMG Soomaaliya la horkeeno Barlamanka si codka Kalsoonida ay u weydiisato mudanayaasha Barl...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT