Xaalad deganaansho ah oo saakay laga darWaxaa saakay xaalad deganaansho ah laga dareemayaa degmooyinkii shalay lagu dagaalamay ee gobolka Galgaduud iyo dhinacyadii ku dagaalamay ay guulo kala sheegteen. Deegaano ka tirsan gobalka Galguduud ee Bartamaha Soomaaliya oo ... |
Banaanbaxa lagu taageerayay Dagaalada AlMuqdisho: (Sh. M. Network) Banaanbax balaaran oo lagu taageerayay Dagaalada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay kula jiraan dowladda KMG iyo ciidamada AMISOM ayaa maanta waxaa uu ka dhacey Xaafada Suuqa Xool... |
Puntland iyo Jarmalka oo kulmay.Garoowe:(Sh. M. Network-15-05-2010) Madaxaweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa magaalada Garoowe ee Caasimada maamul goboleedka Puntland waxa uu kulan kula qaatay wafdi ka socda wadanka Jarmalka oo booqasho ku jooga M... |
Shil Gaari oo dadi ay ku dhinteen oo xalDhuusamareeb: (Sh. M. Network)Shil gaari oo dadi ay ku dhinteen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen ayaa habeenimadii xalay waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee gobo... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT
|
Qasaarihii ka dhashay dagaalkii Ceel-dibCeel-dibir: (Sh. M. Network) Waxaa sii kodrhey qasaarahii ka dhashay dagaal shalay Tuulada Ceel-dibir ku dhexmaray ciidamada Ethiopia iyo dadka deegaanka iyadoo dhinaca kalana goobihii lagu dagaalamay laga helay meydadka dad ... |
Dagaalo xoogan oo gaystay dhimasho iyo dGalgala: (Sh. M. Network) Dagaalo xoogan oo gaystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay buuralayda Galgala ee gobolka Bari waxaa uu ku dhexmaray ciidamad maamul gobaleedka Puntland iyo kuwa... |
Maamulka Galmudug oo cambeeray falkii shGaalkacyo: (Sh. M. Network) Maamulka Galmudug ayaa cambaareeyay falkii shalay kooxo hubaysan ay ku dhaceen Shirkada Xawaalada Qaran laanteeda Waqooyiga Gaalkacyo islamarkaana ay ku dileen Milkiilihii Shir... |
Faa’iidada dagaalada Muqdisho ma dhimashMuqdisho: (Sh. M. Network) Dagaalada Muqdisho ayaa wali sii socda waxaana ku dhintay dad badan oo rayid ah, majiro goobo lagu faani karo oo dhinacyada dagaalamaya ay iskala wareegeen, dad ayaa... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Al Shabaab oo dad masoomayaal ah ka qabDiinsoor: (Sh. M. Network) Ciidamada Xarakada Al Shabaab ee gobolada Bay iyo Bakool ayaa Maanta howlgalo ay ka sameeyeen degmada Diinsoor ee gobolka Bay waxaa ay ku soo qab qabteen dad ... |
Wasiir baaq jeediyay.Muqdisho: (Sh. M. Network-15-05-2010) Wasiirka Ganacsiga ee dowladda KMG Soomaaliya C/rashiid Maxamed Ciro oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xiligan aan loo baahneyn in dadka ka ... |
Ciidanka Puntland oo sheegay inay soo qaBoosaaso (Sh. M. Network) Taliska Ciidamada Gobolka Bari ee Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen dad lala xariirinayo ina y lug ku leeyihiin Qaraxii Xalay ka d... |
Dowladda iyo Ahlu Sunna oo howlgalo dadDoolow : (Sh. M. Network) Ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunna Waljmaaca ee degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa howlgalo ay ka sameeyeen degmadaasi waxaa ay ku soo ... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Warbaahinta Shabelle oo bilowdey dhageysMuqdisho: (Sh. M. Network) Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa maanta bilowday sii deynta Barnaamijyada iyo wararka ka baxa Laanta Afka Soomaaliga ee BBC–da taasi oo mudo aysan dhageysan shacabka Soomaaliyeed ee ku d... |
Duqeyn loo geystay Suuqa Bakaaraha iyo aMuqdisho: (Sh. M. Network) Duqeyn xoogani oo sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaartay dad rayid ah ayaa caawa fiidkii waxaa ay ku dhacday gudaha Suuqa Bakaaraha iyo xaafado hoosyimaada degmada Ward... |
Safaarada Soomaalida Liibiya oo sheegtayTripoli: (Sh.M.Network) Safaarada Soomaalida ee dalka Liibya ayaa sheegtay in dowladda Liibiya ay qorsheynayso siideynta dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku jira Xabsiyada dalka Liibiya iyadoo Safaaradu baaq u dirtay waalidiinta dhal... |
Madaxweynihii Hore ee Somalia C/qaasim oMuqdisho: (Sh. M. Network) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan ayaa Maanta cambaareeyay dagaalada Maalintii 7 aad ka dhacay Muqdisho isagoo ugu baaqay dowladda KMG iyo Al Shabaab inay ... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |