SHABELLE
 

 

Nin horay u dilay nin iyo Naagtiisii oo galabta lagu qisaasay Magaalada Marka.

Muqdisho: ( Sh.M.Network) Maxakamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Sh/hoose ayaa galabta Magaalada Marka waxaa ay xukun qisaas ku fulisay nin la sheegay in uu horay u dilay nin iyo naagtiisii.

Xukunkaani qisaasta ah ayaa galabta waxaa lagu fuliyay Aadan Yaroow Biyeey (Aadan Killi) oo da’diisu ay tahay 51 sano jir kaasi oo la sheegay in uu dil bareer ah u geystay 31-kii bishii labaad sanadka 1431-kii Taariiqda jihriga C/raxmaan Cabdi Shacbaan iyo Xaaskiisa Faadumo Cabdi Cusmaan.

Ninkaani la Qisaasay ayaa waxaa la sheegay in labadaani qof ee is qabta uu ku dilay Tuulada Garmaay oo iyadu hoostagta degmada kuntuwaareey ee gobolka Sh/hoose, waxaana goobta uu ka dhacay xukunkaani qisaasta ah ku sugnaa dadweyne aad u farabadan.

Qaadiga Maxkamada degmada Marka Sheekh C/raxmaan Kismaayo oo goobtaasi ka hadlay islamarkaana xukunka qisaasta ku dhawaaqay ayaa sheegay in qoysaskii ay ka dhasheen dadkii la dilay iyo kuwa dhalay ninka dilka geystay ay isku afgarteen in xukunkaasi qisaasta ah la fuliyo.

Gudoomiyaha Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolka Sh/hoose Sheekh Max’ed Abuu Cabdala ayaa sheegay in ciidamad sirdoonka ee Maamulka Islaamiga gobolka Sh/hoose ay in mudo ah ku daba jireen gacan ku dhiiglahaani maanta la qisaasay isagoo intaasi ku daray in ugu dambeyn isbuucii la soo dhaafay gacanta ay ku soo dhigeen.

Xukunkaani ayaa kii ka horeeyay ee ka dhaca Magaalada Marka waxaa lagu fuliyay askari ka tirsanaa Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab oo isagu fal dil ah u geystay qof reer gobolka Sh/hoose ahaa.

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

Stories

Xisbul Islamka Xaradheere oo dafiray in

News image

Xarardheere: (Sh. M. Network) Ururka Xisbul Islaam ayaa dafiray in ay jiraan xiisado colaadeed oo ka dhaxeeya Iyaga iyo Al Shabaab islamarkaana ka taagan degmada Xarardheere ee gobolka Mudu...

Qasaare ka dhashay dagaaladii shalay ka

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) waxaa sii kodrhey Qasaaraha ka dhashay dagaaladii iyo duqeymihii shalay, xalay ilaa iyo saakay ka dhacayay qaybo ka mid ah magaalada Muqd...

Sharma’arke oo wasiiro iyo Xildhibaano k

News image

Nairobi: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaraha xukuumada KMG Cumar C/rashiid ayaa kulan xasaasi ah oo looga soo horjeeday Muushinka ka dhanka ah ee Xukuumadiisa waxaa uu galabta kula qaatay magaalada Nairob...

Qasaaraha ka dhasahy dagaalo ka dahcay C

News image

Bacadweyne: (Sh. M. Network) Waxaa sii kordhey Qasaaraha ka dhashay dagaal beeleed shalay deegaanada Bacadweyne iyo Camaara ee gobolka Mudug ku dhexmaray labo beelood oo walaalo ah,iyadoo Odayaasha kasoo jeeda laba...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Ahlu Sunna oo dowlada ugu baaqday in ay

News image

Muqdisho: ( Sh.M.Network)  Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa dowladda KMG ee Soomaaliya waxaa ay ugu baaqeen in ay dhaqan galiso heshiiskii mudooyinkii ugu dambeeyay ay kala ...

Caruur ku geeriyootay Berkad biyaha keyd

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Wararka inaga soo gaaraya degaanka Xingalool gobolka Sanaag ayaa sheegaya in galabta halkaasi ay ku geeriyoodeen sedax caruur ah kadib markii ay isku dayeen inay ku daba...

Xiisado dagaal oo laga dareemayo deegaan

News image

Boosaaso: (Sh. M. Network) Xiisado dagaal oo u dhaxeeya Ciidamada amaanka ee Puntland iyo kuwa uu hogaamiyo Max’ed Saciid Atam ayaa saakay waxaa si weyn looga dareemayaa deegaanadii shalay lagu daga...

Safaarada Soomaalida ee Kenya oo taageer

News image

Nairobi: (Sh. M. Network) Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Amerika) ayaa taageeray go’aanka midowga Afrika ay ku kordhineyso ciidamadooda nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya....

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Duqeyn goos goos ah oo saakay ka dhaceys

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa ka degan sagaalkii maalin ee la soo dhaafay oo ay magaalada ka socdeen Dagaalo u dhaxeeyay Al Shabaab iyo dowladda KMG Soomaaliya , wa...

Ciidamada dowladda oo howlgalo dad lagu

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya xalay howlgalo ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmada Waaberi gobolka Banaadir waxaa ay ku soo qab qabteen rag ay ku shee...

Madaxweyne Shariif “dowladdu ma ciidamey

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network)Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Shekh Axmed ayaa maanta warar been ah oo la dhoodhoobay ku tilmaamay warbixino sheegaya in dowladda KMG Soomaaliya ay ciid...

Saraakiil ka tirsan K/Afrika oo loo xira

News image

Cope town : (Sh. M. Network) Ku dhawaad 5 sargaal oo ka tirsanaa ciidamada dowladda K/Afrika ayaa la xirey kadib markii lagu eedeeyay in ay dhac u geysteen goobo ganacsi oo a...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Qasaaraha ka dhashay dagaalkii maanta ka

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Waxaa sii kordhaya qasaarihii ka dhashay dagaalo iyo duqeymo maanta iyo xalay ku dhexmaray  degmooyinka Waqooyi ee Magaalada Muqdisho Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo dowladda KMG ...

Meydka qof aan la aqoonsan oo Saakay lag

News image

Muqdisho: ( Sh.M.Network) Meydka qof aan la aqoonsan ayaa Saakay waxaa lagu arkay Wadada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho iyadoo dhinaca kale Saakay ay xirantahay gabi ahaa...

Ciidamada Ahlu Sunna oo degmada Matabaan

News image

Matabaan: (Sh. M. Network) Ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa howlgalo ay halkaasi ka sameeyay waxaa ay ku soo qab qabteen dhowr qof oo ...

Madaxweyne Faroole “dagaal ayaan ku kala

News image

Garoowe: (Sh. M. Network) Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Shekh Max’ed Max’uud Faroole ayaa maanta ka hadlay mowqifkiisa ku aadan Dagaalyahanada uu horboodayo Max’ed Saciid Atam oo dhawaan dagaal ka bilaabay Punt...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT