SHABELLE
UN-ka oo dowladda Sacuudiga ugu baaqay joojinta Tarxiilka dadka Soomaalida ah.

Geneva : (Sh. M. Network) Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dowladda Wadanka Sacuudiga inay joojiso Tarxiilka ay ku heyso dadka Soomaaliyeed ee ku sugan wadankaasi kuwaasi oo gudaha Soomaaliya uga carara dagaalada jootada ka noqday 20-ka sano.

Melissa Fleming oo ah afhayeenka hay’adda Qaxootiga Caalmka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee  UNHCR oo Magaalada Geneva kula hadlayay warbaahinta  ayaa baaq u direy dowladda Wadanka Sacuudiga kaasi oo ku aadan in ay joojiso tarxiilka ay ku heyso Soomaalida dhibanayaasha ah ee dalkeeda u raadsada Magangalyada.

Waxaa uu sheegay Afhayeenka in inta badan dadka laga soo taxiilo Sacuudiga ay yihiin haween Soomaali ah iyo dhalinyaro kale oo nafdooda ku  biimeeyay badda u dhaxeysa Yemen iyo gobolada Bari ee Soomaaliya sidaasi darteedna waxa uu ugu baaqay dowladda Sacuudiga inay ilaaliso xeerka Xaquuqda Qaxootiga islamarkaana ay joojiso Tarxiilka ay ku heyso dadka Soomaalida ah.

Sidoo kale hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNHCR waxa ay sheegtay in ay aad uga xumaatay tarxiilka bilihii ugu dambeeyay ay dowlada Sacuudiga kula kacday dad Soomaali ah oo kor u dhaafaya 2,000 oo qof kuwaasi oo dalkoodii hooyo markii hore uga cararay dagaalo ka jira awgeed.

Maalinta Jimcaha ah ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa laga soo dajiyaa in ka badan 150 ruux oo Soomaali ah kuwaasi oo laga soo tarxiilo wadanka Sacuudiga, waxaana jira dhibaatooyin kale oo ciidamada Sacuudigu ay u geystaan dadka Soomaaliyeed.

Wadanka Sacuudiga ayaa ah wadanka ugu badan ee haweenka Soomaaliyeed iyo dhalinyarada kale ee shaqo la’aanta ay ku qabsatay Soomaaliya ay u Tahriibaan, waxaana inta badan ay maraan badda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Yemen iyadoo dhowr jeer dad badan oo tahriibayaal ah oo doonayay dalka Sacuudiga ay doomo kula dageen meelo ku dhow dhow xeebaha dalka Yemen.

Dadka ka bad baada shilalkaasi doomaha ee Tahriibka ku kala gudaha wadanka Yemen ayaa socod dheer waxaa ay mar kale ku sii maraan xadka wadamada Sacuudiga iyo Yemen, waxana xiliyada qaar dhacda in dad Soomaaliyeed oo dhibaatadaasi u maray tagitaanka dalka Sacuudiga maalmo markii ay joogaan ay gacanta ku dhigaan ciidamada dalkaasi Sacuudiga kuwaasi oo mudo kadib ka soo dajiya Magaaladii dagaalka badneyd ee ay markii hore ka carareern ee Muqdisho.

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

NALA SOO XARIIR This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Stories

Maamulka Ahlu Sunna oo sheegay in lacago

News image

Caabudwaaq: (Sh. M. Network) Mamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in gudaha degmadaasi la soo galiyay lacago faalso ah oo ay sheegeen in laga...

Khilaaf u dhaxeeya Shariif iyo Sharma’ar

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa soo shaac baxay Khilaaf u dhaxeeya Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke kaasi oo s...

Boqore oo sheegay in xukuumaddu aysan dh

News image

Muqdisho: 17, May.10 ( Sh.M.Network) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee golaha Baarlamaanka Soomaaliya mudane Cismaan Cilmi Boqare ayaa sharaxaad Talaabooyinkii shalay uu ku dhaqaaqay guddoomiyaha Baramaanka KMG Soomaaliya. Cismaan Cilmi Boqore oo u...

Xasan Daahir “ Shariif Waxaa uu qaaday w

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Hogaamiyaha Ururka Xibul Islaam ayaa ka digay sii joogista ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan  magaalda Muqdisho isagoo dhinaca kalana ka soo horjeestay war shalay ka soo ...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Canada oo taageereysa Somalida.

News image

Alberta : (Sh. M. Network-12-05-2010) Saraakiisha gobalka Alberta ee dalka Canada ayaa waxa ay sheegeen in  ay bixinayaan lacag dhan  $1.9 Milyan taasi oo gacan looga geysanayo qaabkii dhalinyarada Soomaaliyeed loog...

Mudanayaasha Baarlamaanka oo maanta door

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) Mudanayaasha Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ayaa maanta waxa ay doorteen Gudoomiye cusub oo uu yeesho Baarlamaanka Soomaaliya iyadoona xilkaasi ay u dorteen Shariif Xasan Sheekh Aadan....

Dagaal maanta ka dhacay Muqdisho.

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network-12-05-2010) Dagaaladani oo ahaa kuwa aad u culus kana dhacay meelo kala duwan oo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa barqanimadii maanta waxa ay ka bilowdeen xaafado ku yaala ...

Muwaadin Soomali ah oo isu soo taagaya D

News image

Skane: (Sh. M. Network) Doorashooyinka soo socda ee dalka Sweden ka dhaceysa bisha 19-ka bisha September ee sannadkan ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya muwaadin Somali ah oo u loolamaya xilka mid ...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay

News image

Goldogob: (Sh.M.Network) Ciidamada Maamulka Puntland ee degmada Goldogob ee gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay nin dhawaan falal isugu jira dil iyo dhaawac ka geystay gudaha degmadaasi Goldogob ee gobolka Mudu...

Fadhigii Barlamanka KMG oo maanta furmay

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Waxaa saakay lagu wadaa in fadhigii Caadiga ah Xildhibaanada Barlamanka ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho iyadoo amaanka xaruntaasina si weyn loo adke...

Shabaab iyo Xisbul Islaam oo isku mari w

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Warar si hoose ay u heshay Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa sheegaya in Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Xisbul Islaam ay isku mari waayeen wadahal maalmihii la soo ...

Ciidamo Madani ah iyo kuwa Militari ah o

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Israsaaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa Ciidamo Madani ah iyo kuwa ka tirsan militariga dowladda KMG Soomaaliya maanta waxaa ay ku dhexmartay qeybo ka mid ah degm...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Deegaanada Ahlu Sunna ee Galgaduud oo Ma

News image

Dhuusamareeb: (Sh. M. Network) Mamaulka culumaa’udiiinka ayaa ee gobolada dhexe ayaa shaaca ka qaaday in maanta ay tahay maalinta 1-aad ee Bisha barakaysan ee Rama...

Ciidamada dowladda KMG oo Maanta mar kal

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa Maanta isku rasaaseeyay inta u dhaxeysa Isgoysyada Zoobe iyo Banaadir ee Magaalada Muqdisho iyadoona halkaasi ay ka dhalatay dhimasho iyo ...

Kulan looga hadlayay dhaqan galinta shar

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) kulan ay ka soo qeyb galeen odayaal dhaqameedyo iyo Culumaa’udiin islamarkaana lagu casuumay Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab iyo Xisbul Islaam oo looga hadlayay ku dhaqan shareecada islaamka ayaa ka d...

Tarzan “waxaan go’aansanay in talaabo la

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir ayaa Maanta kulan waxa uu la qaatay taliska ciidamada qalabka sida ee dowladda KMG Soomaaliya iyadoo kulankaasina lagu go’aamiyay in talaabo laga...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT