SHABELLE
Qiimo korar laga dareemayo kaluunka lagu kala iibsado Magaalada Muqdisho.

Muqdisho : (Sh. M. Network) Waxaa sara ukaca xoogan laga dareemayaa qiimaha lagu kala iibsado kaluunka suuqyad magaalad Muqdisho xilli maalmihii u danbeeyay hoos u dhac laga dareemayay qiimaha la kala iibsado Kaluunka.

Axmed Maxamed Iikar oo ka mid ah Kaluumaysatada kawaanka Degmada Xamarweyne ee gobalka Banaadir oo Shabelle lahadlay ayaa waxaa uu shegay in saro u kaca qiimaha kaluunka ay ka danbeeysay kagadaal markii ay dabeel xooggan laga dareemay badda, taasina ay keentay sid uu tilmaamay in kiiladii Malaayga ee horay loo iiibin jiray qiimo dhan 50-kun oo shilinka Soomaaliga ah in iminka la iibiyo qiimo dhan 80-kun shilin, waxuuna intaasi ku daray in kaluunka laga keeno dhinaca Xeebta Ceel-macaan ee gobalka  Shabeellaha Dhexe maadaama uu tibaaxay in uu yaraaday kaluunkii laga keeni jiray xeebahah magaalada Muqdisho.

“waxaa gadi jirnay Kiilo 50-kun laakin hada waxaan iibinaa lacag gaaraysa 80-kun taasna waxaa keentay xoogaa badda oo dabeeylo ay ka kacsanyihiin, hadii aan kaluunka Ceel- macaan laga heli laheyn kiilo waxay ahaan lahayd 150-kun laakiin hada waxaan ku ceemannaa malaayga ceelmacaan” ayuu yiri.

Saro u kaca ku yimid qiimaha la kala iibsado kuluunka ee Suuqyada Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu saamayn ku yeeshay dadka ka ganacsada kaluunka noocyadiisa kal duwan iyo qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan gobalka Banaadir ee inta badan iibsada kaluunka.

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

NALA SOO XARIIR This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Stories

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo islaamiyinta

News image

Cadaado: (Sh.M.Network) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa uga digay xoogaga islaamiyiinta in ay soo faragaliyaan ama ay isku dayaan in ay qabsadaan deegaanada iyo degmooyinka uu ka taliyo Maamulkaasi Ximan iyo ...

Amiirka Al Shabaab “ Waxaa jira hogaamiy

News image

Muqdisho (Sh. M. Network) Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu Subeyr oo ah amiirka ugu sareeya ee Xarakada Al Shabaab oo Warbaahinta soo gaarsiiyay fariin maqal ayaa waxa uu fariintiisa kaga hadlay qodo...

Maamulka Puntland oo Qaramada Midoobay k

News image

 Gaalkacyo: (Sh.M.Network) Xariiriyaha dhanka bini’aadanimada ee Qaramada Midoobay Mark Bowden iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta yeeshay kulan looga hadlayay wax u qabashada dadka ku dhibaateysan deegaanada Ma...

Ethiopia oo sheegtay in aysan diyaar u a

News image

 Addis Ababa: (Sh. M. Network) Xukuumada Ethiopia ayaa sheegtay in Ethiopia Xiligaan aysan diyaar u aheeyn in ay faragaliso xaaladda ka taagan gudaha dalka Soomaaliya oo ay haatan ka socdaan daga...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Duqeymo geystay dhimasho iyo dhawac oo x

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Duqeyno culus oo ay ka dhasheen qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah ayaa habeenimadii xalay loo geystay Xaafado ka mid ah degm...

UNHCR "Soo dhaweeya qaxootiga Somalida"

News image

Geneva: (Sh. M. Network-11-05-2010) Hey’adda Qaramada Midooobay u qaabilsan qaxootiga ee magaceeda loo soo gaabiyo UNHCR ayaa ugu baqday dowladaha caalamka in ay xoojiyaan wax u qabashada qaxootiga Soomaaliyeed islamarkaana ay s...

Burcad Badeed bada ku dhimatay.

News image

Moscow: (Sh. M. Network-12-05-2010) Ilo wareedyo ka tirsan wasaarada difaaca ee dalka Ruushka ayaa sheegay in 10 nin oo ka tirsan burcad badeeda Soomaalida oo ciidamada badda ee wadanka Ruusha ay m...

Taliska Booliska ciidanka DKMG oo beeniy

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Taliska Ciidamada booliska  dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta beeniyay war dhawaan ka soo baxay dowladda Jarmalka kaasi oo aha ain ciidamo loo soo tababaray dowladda kMG ay u...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Baaqa Maraykanka iyo Qilaafka dowlada.

News image

Muqdisho: 18, May.10 ( Sh.M.Network)  War qoraal ah oo ka soo baxay Safaarada dowlada Maraykanka ee Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa dowlada Maraykanku waxaa ay ku sheegtay in ay k...

Maamulka Shanagaani oo ku baaqey in wax

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka Degmada Shangaani ee dowaladda KMG Soomaaliya ayaa ku baaqay in wax laga qato amaanka degmadaasi iyo ciidamo ka tirsan dowladda KMG oo dhac ka gaysta de...

Taliska Ciidanka Uganda oo ka warbixiyay

News image

Kampala: (Sh. M. Network) Taliska Ciidamada amaanka ee dalka Uganda ayaa shaaciyay tirada dadka ay u qab qabteen ku luglahaanshiyaha Qaraxyadii dhawaan ka dhacay Magaalada Kampala ee Caasimada dalka Ugan...

Xisbul Islaam oo qab qabtay rag ay ku ee

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka sameeyay howlgalo ay ku qab qabteen rag ay sheegeen inay shaaribka xiiri diideen gerkana ay sii deyn waay...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo diid

News image

Muqdisho: ( Sh.M.Network) Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo golihiisii wasiirada oo kulan ku qaatay  Magaalada Muqdisho islamarkaana uu shir gudoominayay Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayay isku raaceen inaysan jirin wax ...

Qarax xoogan oo caawa ka dhacay Nawaaxig

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Qarax Xoogan oo dhawaqiisa si weyn looga maqlay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa Caawo waxaa uu ka dhacay Xarun Al Shabaab ay ku lahaayeen Nawaax...

Ciidamada dowladda iyo Al Shabaab oo isk

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Iska horimaad hakad galiyay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee qeybo ka mid ah wadada warshadaha ee Magaalada Muqdisho waxaa uu ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan dowl...

Maraykanka oo sheegay in ay sii wadayaan

News image

New York: (Sh.M.Network) Masuul ka tirsan Gongareeska Maraykanka ayaa sheegay in dowladda Maraykanku ay sii wadeyso taageerada militari ee ay siiso dowladda KMG isagoo ugu baaqay madaxda Maraykanka in ay baar...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT