SHABELLE
Ingiriiska oo Sheegay in dowlada KMG uu ka gacan siinayo la dagaalanka Al Shabaab.

Nairobi : (Sh. M. Network) Wasiirka arimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska Henry Bellingham oo waraysi gaar ah siiyay warqabada Shabelle ee Xarunta Nairobi ee wadanka Kenya ayaa waaxaa uu sheegay in dowladda Ingiriiska ay dowladda KMG Soomaaliya ay ka gacansiinayso la dagaalanka iyo burburinta Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

Wasiirka ayaa waxa uu sheegay  in Shabaab ay Qatar ku yihiin wadamada dariska iyo kuwa geeska Afrika, isagoo ugu baaqay wadamad dariska lah Soomaaliya in ay ka qeyb qaataan la dagaalanka dadka xagjiriinta ah ee ku sugan Soomaaliya siduu hadalka u yiri.

“Sida aad la socotoba qarxyadii ka dhacay dalka Uganda gaar ahaan Kampala ayay sheegteen Al Shabaab sidaasi daraadeed waxaan sheegeynaa in Soomaaliya ay ka dhaqaaqeen oo ay dunida u si hayaameen waa halis la dhihi karo, waxa ay halis ku sii tahay dhamaan Gobalka, sidaasi daraadeed waxaa loo baahanyahay in laga hortago Al Shabaab”Ayuu yiri Henry Bellingham.

Wasiirka arimaha Afrika ee dowaladda Ingiriiska Henry Bellingham waxa oo sidoo kale Shabelle u sheegay in Xarakada Al Shabaab ay caqabad ku noqdeen gar gaarkii la gaarsiin lahaa dadka ku dhibaataysan Soomaaliya.

“Howlihii dhinaca gar gaarka ah ee dadka Soomalida ah laga siin jiray Koofurta iyo bartamaha hakad ayay galeen taasina waxaa sababteeda leh Al Shabaab, dad farabadan ayaa jira oo u baahan gargaar sidaa daraadeed waan dhaleecaynaynaa waxaana leenahay ma’aha kuwa sii socon doono, hadaf keenana waa inaan garabgalno dadka Soomaalida ah oo aan u gar gaarno iyo waliba in Soomaaliya lagu soo celiyo nabad iyo waliba xasilooni”ayuu yiri  Henry Bellingham

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

NALA SOO XARIIR This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Stories

Khilaaf xoogan oo kala jabiyay garabka k

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Khilaaf xoogan ayaa kala jabiyay garabkii golaha odayaasha dhaqanka ee uu hogaaminayay Suldaan Axmed Dhoore iyadoo arinkaasi uu ka dhashay xil ka qaadis lagu sameeyay xuno ka m...

Puntland oo wadda tira koob ay ku sameyn

News image

Garoowe: (Sh. M. Network)  Wasaarada Cadaalada iyo dhaqan celinta Puntland ayaa sheegtay in maalmihi la soo dhaafay ay bilowday tiro koob lagu sameynayo Masaajidda iyo dugsiyada kuyaala deegaanada Puntland si loo ...

Madaxweyne Shariif oo ururka IGAD ugu ba

News image

Addis Ababa: (Sh. M. Network) Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta ka qeyba galay kulankii Urur goboleedka IGAD ayaa waxaa uu ka codsaday madaxdii ka soo qeyb gashay kulankaasi in d...

Duqeyn qasaare geysatay oo Caawa fiidkii

News image

Muqdisho : (Sh. M. Network)  Duqeyn ay ku dhinteen dad rayid ah islamarkaana kuwa kale ay ku dhawaacmeen ayaa Caawa waxaa ay ku dhaceen qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee M...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Madaxweyne Shariif oo Kenya kulamo kula

News image

Nairobi: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh axmed ayaa Magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya waxaa uu kulamo kula qaatay xubno ka tirsan masuuliyiinta beesha Caal...

Burcad baarasho iyo dhaawac u geysatay d

News image

Baladweyne: (Sh. M. Network) Kooxo burcad ah ayaa falal isugu jira baarasho iyo dhaawac waxa ay u geysteen dad rakaab ah oo saarnaa gaadiid marayay qeybo ka mid ah gobolka Hiir...

Maamulka degmada Shibis oo sheegay in do

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka dowladda KMG Soomaaliya degmada Shibis ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ay ku guuleysteen inay gacanta ku wada dhigaan degmada Shibis ee g...

Mudanayaasha Barlamanka oo maanta Mar ka

News image

Muqdisho:-(Sh. M. Network) Xildhibaanada Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa maanta mar kale waxaa ay kulan ku qaateen Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho iyadoo kulankaasina ay uga hadleen qodobkii shalay ee ahaa...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Kaluumeysatada gobolka Banaadir oo wali

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Kaluumaysatada gobolka Banaadir ayaa waxa ay ka cabanayaan dhibaatooyin ay sheegeen in ay ku hayaan ciidamada Amisom ee ku sugan  xeebaha magaalada Muqd...

Madaxweyne Shariif oo qudbad Xaasaasi ah

News image

Kampala: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa madaxda midowga afrika ka horjeediyay qudbad dheer oo ku baxeysay Afka carabiga, waxaana madaxweynuhu duqbadiidsa kaga hadlay arim...

Bayaan ka soo baxay hay’adda culumada So

News image

Garoowe: (Sh. M. Network) Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ku baaqday in la qabto shir la isugu keenayo dhinacyada Soomaalida ee siyaasada ku dagaalamaya, waxaana dhinaca kale ay sheegeen khilaafaadka jira uu s...

Maraykanka oo sheegay in diyaarado ay ku

News image

New York : (Sh. M. Network) Madaxweynaha dalka Maraykana Barak Obama ayaa sheegay  in ay laba jibaari doonaan weerarada ka dhanka ah Uruka Al qaacida gaar ahan dagaalyahanadooda kala jooga da...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Xaalada Muqdisho oo degan iyo dadkii uu

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa saakay xaalad deganaansho ah si weyn looga dareemayaa Magaalada Muqdisho oo 11-kii maalin ee la soo dhaafay ay ka dhacayeen duqeymo iyo dagaalo xariir ahaa oo u...

Dowladda KMG oo sheegtay in wali uu fura

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Wasaarada dib u heshiisiinta Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in wali albaabka wadahadalka ay u furanyihiin dhinacyada hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG Soom...

Madaxweyne Shariif oo Kenya kulamo kula

News image

Nairobi: (Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh axmed ayaa Magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya waxaa uu kulamo kula qaatay xubno ka tirsan masuuliyiinta beesha Caal...

Maamulka X/jajab oo ku baaqay in la garg

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka dowaldda KMG Soomaaliya ee degmada Xamar jajab ee gobalka Banaadir ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed iyo Hay’adaha Samafalka in ay gar gaaraan qoysaskii barakacayaasha ee dhaw...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT