SHABELLE
Dowladda Ingiriiska oo ku baaqday in si deg deg ah ciidamo loogu soo diro Somaliya.

Nairobi: (Sh. M. Network) Dowladda Wadanka Ingiriiska ayaa ku baaqday in si deg deg ah dalka Soomaaliya loogu soo diro ciidamadii dhawaan loo balan qaaday in loo soo dirayo gudaha wadanka Soomaaliya.

Wasiirka Cusub ee dowladda Ingiriiska  u qaabilsan Arimah Afrika Henry Bellingham oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada Shabelle ayaa sheegay inay muhiim tahay in si deg deg ah ciidamo loogu soo diro wadanka Soomaaliya si ay ugu biiraan ciidamada AMISOM ee haatan ku sugan Magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa intaasi ku daray in aan loo baahneyn in marka hore lagu deg dego wax ka badalka sharciga ciidamada midowga Afrika ay ku joogaan Soomaaliya hase ahaatee laga shaqeeyo  sidii ay ku wada shaqeyn lahaayeen ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho.

“Marka hore waa  in ciidamadu ay yimaadaan oo ay ku soo biiraan ciidamada kale ee jooga Muqdisho, waxaan kuu sheegayaa in hadda ay joogaan Soomaaliya ciidamo 5 kun kor u dhaafaya gaar ahaan Muqdisho, sidaasi daraateed ma’ahan oo kaliya in marka hore lagu deg dego wax ka badalida sharciga AMISOM golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa arinkaasi ka hadlaya” ayuu yiri Henry Bellingham oo u waramayay Shabelle.

Sidoo kale wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan arimaha Afrika waxaa uu sheegay inay jiraan lacago badan oo horey loogu balan qaaday dowladda KMG Soomaaliya si loo fuliyo howlaha baaxada weyn ee horyaala balse lacagahaasi waxaa uu sheegay in waxyar ay ka soo gaareen dowladda KMG Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in dowladda Ingiriiska iyo midowga Yurub ay rajjo ka qabaan in inta dhiman lacagahaasi ay soo gaarto dowladda KMG Soomaaliya, waxaana uu intaasi ku daray in dowladda Ingiriisku ay taageereyso maamul kasta oo ka jira Soomaaliya.

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

NALA SOO XARIIR This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Stories

Dowladda Maraykanka oo Hanjabaadii Al Sh

News image

New York: (Sh. M. Network) Dowladda Wadanka Maraykanka ayaa ku tilmaamtay hanjabaadii mar kale dhawaan ka soo yeertay Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab mid lagu cabsi galinayo Ciidamada AMISOM ee ku suga...

Johnnie Carson iyo Madaxweyne Shariif oo

News image

Kampala: (Sh. M. Network) Kaaliyaha Xoghayaha arimaha dibada ee qaarada Afrika Johnnie Carson ayaa kulan looga hadayay arimaha Soomaaliya waxaa uu la qaatay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axme...

Saraakiisha AMISOM ee Somalia oo ku baaq

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Saraakiisha Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ayaa ugu baaqay Shabaab iyo Xisbul Islaam inay joojiyaan dagaalada bisha Barakeysan ee Ramadaan iyagoona faah faahin dheeri ah ka b...

Dagaal iyo duqeymo Maalintii 7 aad fooda

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Dagaalo iyo duqeymo goos goos ah oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Al Shabaab ayaa Maalintii 7 aad waxaa ay maanta ka dhaceen guda...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Shabelle oo dib u soo celisay Astaamahee

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa saakay dib u soo celisay Muusigyadii astaamaha u ahaa Wararkeeda iyo Barnaamijyadeed, waxaana saakay ay noqotay Idaacadii ugu horeysay ee Magaalada Muqdisho ka x...

Taliska booliska DKMH oo sheegay inay la

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Taliska booliska ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta wacad ku maray inay la wareegi doonaan saldhigyada booliska ee Magaalada Muqdisho oo ay haatan gacanta ku hayaan xoog...

Golaha Wasiirada oo kulan Xasaasi ah maa

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Golaha Wasiirada Xukuumada kMG Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah waxaa ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho iyadoo Ra’iisul wasaaraha xukuumada kMG uu balan qaaday in ay xaqi...

Qul qulka Barakacayaasha oo si xowli ah

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) qul qulka dadka ka barakacaya Dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay noqdeen kuwa si xowli ah ku socda waxaana barakacayaashaasi ay u care...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Shabaab oo haweenka degmada Jowhar ka ma

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab degmada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa haweenka ku dhaqan gobolkaasi ku amray inay qaataan dharka jilicsan iyagoo ganacsatada uga digey in ay i...

Kooxo hubaysan oo dhacay mid ka mid ah s

News image

Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Kooxo hubaysan ayaa maanta waxaa ay dhac u geysteen shirkada Xawaalada Qaran Express qeybteeda Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo iyagoo sidoo kalana halkaasi ku dilay Milkiilihii shirka...

Kooxo hubaysan oo gaari ku rasaaseeyay m

News image

Gaalkacyo: (Sh.M.Network) kooxo hubaysan ayaa gaari ay saarnaayeen dad rakaab ah waxaa ay ku rasaaseeyeen deegaanka Buursaalax ee gobolka Mudug iyadoo taasina ay sababtay dhimasho iyo dhaa...

Al Shabaab oo nin ay sheegeen in uu basa

News image

Baydhabo: (Sh. M. Network)  Maamulka Xarakada Mujaahidiinta  Al Shabaab ee Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa shalay galinkii dambe xukun qisaas ah ku fuliyay nin ay ku sheegeen in uu J...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Waqooyiga Muqdisho oo degan iyo cabsi la

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Xaalad deganaansho ayaa saakay waxaa laga dareemayaa xaafadihii galankii dambe ee shalay ilaa iyo xalay ay ku dagaalamayeen ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Xarkada Al Shab...

Iska horimaad iyo duqeyn ka dhacday qeyb

News image

Muqdisho : (Sh. M. Network) Iska horimaad iyo madaafiic sababtay qasaare nafeed ayaa maanta waxaa ay ka dhaceen xaafado ka mid ah degmooyinka Hodon Howlwadaag, Iyo Boondheere iyadoo ciidamada dowlada lagu...

Dad Barakacayaal ah oo dalbaday in garga

News image

Lafoole: (Sh. M. Network) Barakacayaasha iyo naafada deegaanada loo barakacay ayaa ku baaqay in raashinka gar gaar ahaanta loo soo gaarsiiyo aan loo gacan galin Ururka Xisbul Islaaam xili dhawaan sara...

Booliska Turkiga oo xabsiga dhigay 60 ru

News image

Ankara: (Sh. M. Network) Wararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in ciidamada booliska dalkaas ay qabteen 62 qof oo ay ku jireen  Soomali socoto ahaa kuwaas oo kusii jeeday dalk...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT