|
Xulka Kubadda Cagta Garsoore Howard Webb oo u dhashay dalka ( Markaan usoo laabano kulankii Dhanka kale waxaa iyagana fursado iska qasaariyey David Villa iyo Febragas oo labadana heleen fursado qaali ah, si kastaba ha ahaatee ciyaarta xalay waxaay ahayd mid isku dheeli tiran waloow ay aad u firfircoonaayeen Xulka Spain waxa ay markeedii ugu horeysay timi Finalka Ciyaaraha Aduunka waxayna markii ugu horeysay qaaday koobka Aduunka waxaana taariikhda ugalay inaay heshay laba jeer oo koobab qaali ah sida kii Yurub iyo Waqtigii loogu talagalay waxay kusoo idlaatay 0 – 0 waqti dheerigii markii lagu daray ciyaartana ay ka harsanayd 30- kii daqiiqo ee lagu daray qadar 3 minute ayaa Ciyaaryahan Iniesta waxa uu kubad uu ka helay ciyaaryahan Febragas uu laad xoog badan shabaqa dhex dhigay sidaasina ay Spain ku xaqiijisay inaay noqotay Championka Aduunka. Ciyaaraha maanta ayaa waxaa kasoo qeyb galay islaanta boqorada ka ah Holland wiilkeeda ee dhaxal sugaha ah, halka boqorada iyo boqorka Spain ay iyagana diyaar ku ahaayeen garoonka Soccer City, waxaa isna garoonka xaadir ku ahaa halyeeyga aduunka Nelsa Mandella, sidoo kale madaxweynaha koonfur Afirka iyo Sep Ballatar ayaa iyagana ahaa dadkii koobka gacanta ugaliyey xulka Spain oo ku guuleystay koobka Aduunka oo markii ugu horeysay lagu qabtay qaarada Yurub oo markii ugu horeysay ay qaaday xul aan abid qaadin. Waxyaalaha mucjisada ee laga dhaxlay koobka aduunka Sannadkaan ayaa ahayd iyadoo ciyaar waliba ay saadilin jirtay bahal fara badan oo ku nool badda kaasoo mar waliba saadaalin jirtay ciyaar waliba iyo cida ku guuleysanaysa iyadoo biyaha dhexdiisa loo galin jiray labada calan xulka ku guuleysanaya iyadoo saadaasheeda aan marna gafin ayay ciyaaraha dhaceen sidii saadaasha ahayd. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it |















