Muqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa haatan bilaabay tirinta Codadka Musharixinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee dalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha barlamanka Soomaaliya Prof. Jawaari ayaa sidaan ugu dhawaaqay Natiijada codadka ay heleen Musharixiinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya.
Shariif Sheekh Axmed 64
Xasan Sheekh maxamud 60
C/weli Maxamed Cali Gaas 30, wuu tanaasulay
C/qaadir Cosoble 27























Comments are closed.