Beledweyne(Sh.M..Network) – Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidanka Aminsom ee ku sugan Gobolka hiiraan ay u fureen ciidanka dowladda Towbar ku saabsan kor u qaadida tayada ciidanka .
Afhayeenka ciidanka Gobolka Hiiraan Maxamed nuur caga joof oo shabelle la ahdley aya sheegey in ciidanka loo tabaraayo qeybo kala duwna oo kala ah Darawalnimo , Luqad gooni ah oo ay isku afgartaan ciidanka iyo waliba towabare kale oo u gaar ah ciidanka .
Caga joof ayaa intaasi ku darey in ciidanka aminsom eek u sugan hiiraan ay ka qeyb qaateen amaanka gobolka isla markaana uu tababarkan noqon doono mid wax wayn ku soo kordhiya ciidanka .























Comments are closed.