Somali News »
Hey’ado Gar Gaar oo Ka Tirsan Qaramada Midoobay oo Gaaray Baladweyne
Baladweyne (Sh.M.Network) Wararka Ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Magaaladaasi ay Maanta Gaareen Hey’ado Gar Gaar oo Ka socda Qaramada Midoobay . Hey’adahaani oo gaaraya 9 Hay’adood ayaa Garoonka Diyaaradaha
Read More »Guddiga Amniga Baarlamaanka iyo Wasaaradda Gaashaandhiga oo Kawada Hadlay Ammaanka Muqdisho
Muqdisho (Sh.M.Network) Kulan Looga hadlayay Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa wada qaatay Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya iyo Guddiga arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Baarlmaanka Soomaaliya. Kulankaan oo ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Guddiga
Read More »Kooxo Hubeysan oo Haweeney ku dhaawacay Degmada Dharkeenleey
Muqdisho (Sh.M.Network) Kooxo Hubeysan ayaa Saaka Dhaawac Culus ugu Geystay Degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir Haweeneey u shaqeyneysay mid ka mid ah Hey’adaha Turkiga ee Dhismaha Kawada Dalka. Kooxahani Hubeysan ayaa La sheegay in
Read More »Taliyihii Milatariga Dowladdii C/qaasim iyo Wariye Caan ah oo siyaabo Kala duwan ugu Geeriyooday Muqdisho iyo Gaarisa
Muqdisho (Sh.M.Network) Allaha U Naxariistee Jeneraal Cabdi Axmed Guuleed oo ahaa Taliyihii Ciidanka Malatariga Dowladdii Cabdi Qaasim Salaad Xasan Xilal Kala Duwanna Ka soo qabtay Taliska Ciidanka Milatariga Dowladda Soomaaliya iyo Wariye Cabdi Raxmaan Beena
Read More »Qoysas Danyar ah oo Ku sugan Degmada Wanlaweyn oo Ka cabanaya Musuq Maasuq Lagu Sameeyay Gar Gaar Loogu talagalay
Wanlaweyn (Sh.M.Network) Qoysaskaan oo ah Qoysas Barakacayaal ah oo Ku sugan Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Cabasho Waxa ay Ka Muujinayaan Raashin Gar Gaar oo Dowladda Federaalka Soomaaliya Maalin Ka hor ay
Read More »Xaaladda Magaalada Marko oo Saaka Degan iyo Ciidamadii diriray oo weli is Hor fadhiya
Marko (Sh.M.Network) Xaaladda Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose ayaa Saaka degan Kadib Dagaal Shalay Magaaladaasi Ku dhexmaray Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Kadib Dagaal Khasaaro Geystay oo Ciidamo Kawada Tirsan Kuwa Dowladda Federaalka
Read More »Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda Soomaaliya oo Ku dagaalamay Hoosingo
Kismaayo (Sh.M.Network) Wararka Ka imaanaya Deegaanka Hoosingo ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Deegaankaasi uu Dagaal Culus ku dhexmaray Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda Soomaaliya. Dagaalka oo La isku Adeegsaday Hubka Nuucyadiisa Kala Duwan ayaa
Read More »Maamulka Galmudug oo Ka hadlay Iska Hor’imaad Ka dhacay Deegaanada Maamulkaasi
Gaalkacyo (Sh.M.Network) Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Go’aanno ay ka soo saareen Israsaaseyn ka dhacday Deegaanno Hoostaga Maamulkaasi. Axmed Max’ed Xasan ( Axmed Baasto) Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug oo Lahadlayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho
Read More »Maamulka Gobolka Gedo oo Beeniyay in Ergo ka socoto Gobolkaasi ay Gaareen Kismaayo
Garbahaareey (Sh.M.Network) Max’ed Cabdi Kaliil Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee Dowladda Soomaaliya oo Lahadlayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu Beeniyay in Ergo Ka socoto Gobolka Gedo ay Gaareen Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka
Read More »Shirkad Batrool oo Mareekanka Laga leeyahay oo Soomaaliya Shidaal Ka baareysa
Washington (Sh.M.Network) Shirkadda Batroolka ee Sheel ee Laga Leeyahay Dalka Mareekanka ayaa Billaabeysa Heshiis ay Soo Cusbooneysiineyso oo Dowladda Soomaaliya ay Lagashay 20 Sano Kahor Xilligii dalku uu Dowladnimada iyo Kala dambeynta uu Lahaa.
Read More »


























