Somali News »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden oo Ka digay Mooshinka ka dhanka ah Ra’isal Wasaaraha
Muqdisho-(Sh.M.Network)-C/qaadir Axmed Diiriye oo Ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden haatanna Joogo Muqdisho ayaa waxa uu ugu Baaqay Baarlamaanka Soomaaliya in ay Joojiyaan Mooshinka ka dhanka ah Ra’isal Wasaare Saacid oo Muddooyinkii
Read More »Guddiga Loo diray Kismaayo oo kulamo la leh siyaasiyiinta Jubbooyinka
Kismaayo-(Sh.M.Network)-Kadib Markii Maalin ka hor Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ay Gaareen Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan uu Magacaabay Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa durbaba
Read More »Guuleed: Ciidamada dowladda iyo Kuwa Kenya dhex dhexaad ha ka noqdaan arrimaha Jubbooyinka
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Cabdi Kariin Xuseen Guuleed Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya oo Warfidiyeenada La hadlay ayaa ugu baaqay Ciidamada Kenya iyo Kuwa dowladda Soomaaliya ee Ku sugan Magaalada Kismaayo in ay dhex dhexaad
Read More »Al Shabaab oo Weeraro kala duwan Ka geystay Gobollada Bay iyo Bakool
Beydhabo-(Sh.M.Network)-Dagaal Khasaaro Geystay ayaa Xalay waxa uu ka dhacay Degmada Ceel Barde ee Gobolka Bakool. Dagaalka oo ka dhashay Weerar ay ku qaadeen Dagaal yahanno Ka tirsan Ururka Al Shabaab Fariisimo Ciidamada dowladda ay
Read More »Dawladdu waxay ka xuntahay marin-habaabinta masiirka ummada Soomaaliyeed ee Jubooyinka…WARSAXAAFADEED
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ee qeexaya qaab-dhismeedka dawlad-goboleedyada dalka ee nidaamka federaaliga ah. Lana dhawrayo geedi socodka dawladaynta ee uu qeexayo Dastuurka Fedaraalaynta Qodobkiisa 49 aad. Ayadoo lagu guda jiro dhamaystirka go’aankii dawladdaha
Read More »Madaxweyne Xasan Sheekh oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka K.Koofureed ee Soomaaliya
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Munaasabad Maanta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kadib kulan ay wada qaateen Wafdi ka Socda dowladda Kuuriyada Koofureed iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxweynaha waxa uu Waraaqaha Aqoonsiga kala Wareegay Safiir
Read More »Golaha Xukuumadda oo Kulankooda Maanta Ku Ansixiyay Hindiso Sharciyeedyo
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Cabdullaahi Ciil Mooge Xirsi Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho kadib Markii Golaha Wasiiradu ay yeesheen Kulankoodii Khamiista ayaa Waxa uu Faah faahin ka bixiyay Waxyaabaha ay Kaga hadleen
Read More »Xukuumadda Soomaaliya oo si Kulul uga hadashay Doorashooyinkii Jubbaland
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Kadib Markii Saacado Is Xig Xigay Magaalada Kismaayo Looga dhawaaqay Madaxweynayaal kala ah Korneel Barre Aadan Shire ( Barre Hiiraale ) iyo Sidoo Kale Sheekh Axmed Max’ed Islaam ( Axmed Madoobe ) ayaa War
Read More »Munaasabada Lagu Taageerayo Korneel Barre Hiiraale oo ka dhacday Kismaayo
Kismaayo-(Sh.M.Network)-Munaasabad Lagu Taageerayay Korneel Barre Aadan Shire ( Barre Hiiraale ) oo Shalay sheegay in loo doortay Madaxweynaha Jubbaland ayaa Maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Munaasabadda ayaa waxaa ka
Read More »Kulan La iskula Gaaray in Isbaarooyinka Sh/Hoose la qaado oo ka dhacay Marka
Marka-(Sh.M.Network)-Isagoo La hadlayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho Axmed Cumar Mudane Guddoomiye ku xigeenka dhanka Ammaanka Gobolka Shabeelaha Hoose ee dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu faah faahin Ka bixiyay Kulan Xasaasi ah oo Magaalada
Read More »



























