Somali News »

Al Shabaab iyo Ciidamada Ethiopia oo ku dagaalamay Galbeedka Baladweyne

Al Shabaab iyo Ciidamada Ethiopia oo ku dagaalamay Galbeedka Baladweyne

maalik_som May 22, 2013 Comments Off

Baladweyne-(Sh.M.Network)-Wararka ka imaanayo degaano dhaco galbeedka Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiraan ayaa Sheegaya in dagaal culus oo qasaare geestay uu Ku dhexmaray ciidanka Ithiobia iyo kuwa ururka Al-shabaab degaano ku yaalo  galbeedka Magaalada

Read More »
Kulan looga hadlayo dhibaatada Haysata Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo ka furmay Adis-ababa

Kulan looga hadlayo dhibaatada Haysata Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo ka furmay Adis-ababa

maalik_som May 22, 2013 Comments Off

Adis-ababa-(Sh.M.Network)-Kulankaan oo looga hadlayay Nabad Gelyada iyo Ammaanka Saxafiyiinta Soomaaliya islamarkaana ay ka soo qeyb galeen Saxafiyiin Soomaaliyeed oo ka kala Yimid Koofurta,Bartamaha, deegaanada Puntland iyo Soomaaliland ayaa maanta waxa uu ka furmay Magaalada

Read More »
Sarkaal la shaqeynayay Mid ka mid ah Hay’adaha Samafalka oo Lagu dilay Mudug

Sarkaal la shaqeynayay Mid ka mid ah Hay’adaha Samafalka oo Lagu dilay Mudug

maalik_som May 22, 2013 Comments Off

Gaalkacyo-(Sh.M.Network)-Kooxo Hubeysan ayaa Sarkaal u shaqeynayay Mid ka mid ah Hay’adaha Samafalka ee ka Howl gala Gobolka Mudug waxa ay ku dileen deegaanno ka tirsan Gobolkaasi. Dilka Sarkaalkaani ayaa la sheegayaa in ay geesteen

Read More »
Ra’isal Wasaaraha oo Muqdisho ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Ra’isal Wasaaraha oo Muqdisho ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

maalik_som May 22, 2013 Comments Off

Muqdisho(Sh.M.Network)-Wafdigaan oo uu hor kacayay Wakiilka Gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Max’ed Salax Annadif ayaa Maanta waxa ay kulan kula qaateen Magaalada Muqdisho Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Dr Cabdi

Read More »
OCHA oo ka deyrineysa Xaaladda Qaxooti badan oo Soomaaliyeed

OCHA oo ka deyrineysa Xaaladda Qaxooti badan oo Soomaaliyeed

maalik_som May 22, 2013 Comments Off

Nairobi-(Sh.M.Network)-Qoraal ka soo Baxay  Xafiiska isku Xirka arimaha Bini-aadanimada ee Qaramada Midoobay (OCHA),ayaa lagu sheegay in ay sii kor dheyso tirada Qaxootiga ka soo barakacay wadamada Bariga Afrika,gaar ahaan Soomaaliya. Hay’ada ayaa  qoraalkeeda waxa

Read More »
Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Xukuumadda oo Ka laabtay

Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Xukuumadda oo Ka laabtay

maalik_som May 22, 2013 Comments Off

Muqdisho-(Sh.M.Network)-Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya ay ku yeesheen Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid Xasaasi ah uuna shir Guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka kaasi oo ay garab fadhiyeen Labadiisa Ku xigeen. Kulanka waxaa fadhiyay 200 oo

Read More »
Mooshinkii ka dhanka ahaa Xukuumadda oo guul dareestay

Mooshinkii ka dhanka ahaa Xukuumadda oo guul dareestay

maalik_som May 22, 2013 Comments Off

Muqdisho-(Sh.M.Network)-Xilli Maanta lagu waday In La qaado Mooshin ay Xildhibaanada qaar ka keeneen Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Guddoonka Sare ee Baarlamaanka waxa uu ku dhawaaaqay in Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Xukuumadda ay

Read More »
Kulan looga soo horjeedo Madaxweyne Faroole oo ka dhacay Gobolka Bari

Kulan looga soo horjeedo Madaxweyne Faroole oo ka dhacay Gobolka Bari

maalik_som May 22, 2013 Comments Off

Muqdisho-(Sh.M.Network)-Salaadiinta iyo Isimada ka soo Jeeda Gobolka Bari ayaa kulamo ay kaga soo horjeedaan Madaxweyne Faroole waxa ay ku yeesheen Degmada Isku shuban ee Gobolka Bari. Salaadiinta iyo Isimadaan ayaa waxa ay diiradda ku

Read More »
AMISOM oo sheegtay in ay la wareegtay deegaanno ka tirsan Gobolka Bay

AMISOM oo sheegtay in ay la wareegtay deegaanno ka tirsan Gobolka Bay

maalik_som May 22, 2013 Comments Off

Muqdisho-(Sh.M.Network)-Taliska Ciidamada AMISOM ayaa sheegay in ay la wareegeen deegaanno ka tirsan Gobolka Bay. Afhayeenka Ciidanka AMISOM korneel Cali Aadan Xumud ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanno ka

Read More »
Odayaal iyo Waxgarad ka soo hor jeestay Mooshinka ka dhanka ah Xukuumadda

Odayaal iyo Waxgarad ka soo hor jeestay Mooshinka ka dhanka ah Xukuumadda

maalik_som May 22, 2013 Comments Off

Muqdisho-(Sh.M.Network)-Odayaashaan iyo Waxgaradkaan Soomaaliyeed ayaa ka soo horjeestay Mooshinka ka dhanka ah Xukuumadda Ra’isal Wasaare Saacid iyagoona wax laga xumaado ku tilmaamay in xilligaan Mooshin laga keeno Xukuumad Shaqeyneysa. Suldaan C/Naasir Jaamac Seed oo

Read More »

Facebook

Twitter