Somali News »
Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo la wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan
Baladweyne-(Sh.M.Network)-Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay maanta la wareegeen deegaanno ku yaalla Galbeedka Magaalada Baladweyne oo ay horay gacanta ugu hayeen
Read More »Booliska kenya oo toogtay nin looga shakiyay Argigaxisnimo.
Afgooye-(Sh.M.Network)-Boliska magaalada Mombasa ayaa maanta toogtay nin ay ku sheegeen in uu ahaa nin siwayn loo doon doonayay, kaasoo xiriir la leh kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta Gudaha Soomaaliya. Ninkaan ay dileen Booliska
Read More »Qarax Khasaaro Geystay oo ka dhacay Degmada Afgooye
Afgooye-(Sh.M.Network)-Qarax ayaa maanta Barqanimadii waxa uu ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose gaar ahaan Goob lagu qaado lacago Canshuur ah ee kaabika ku heysa Warshadii hore ee Khudaarta. Qaraxa ayaa ahaa Miinada Dhulka
Read More »Howl Gallo Xoogan oo laga sameeyay Xaafadaha Muqdisho
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Howl Galladaani oo ahaa kuwa aad u ballaaran ayaa Ciidamada dowladda Soomaliya iyo Buliiska AMISOM waxa ay maanta ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmooyinka Hodan iyo Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir. Howl galladaani oo ahaa
Read More »Fiqi: Ciidamada ha ka Feejignaadaan Weerarada Al Shabaab
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Wasiirka Gaashandhiga Xukumada Soomaaliya Cabdi Xakiin xaaji Max’ud Fiqi oo hadal u jeedinayay Boqolaal Askari oo ka tirsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa ugu Baaqay in Al Shabaab ay ka ilaaliyaan Qaranimada Soomaaliyed ayna ka
Read More »Ciidamada Kenya oo Xildhibaano Baarlamaanka Ka tirsan ku dhibaateeyay Nairobi
Nairobi-(Sh.M.Network)-Ciidamada Kenya ayaa La sheegay in qalab iyo Dukumintiyaal ay lahaayeen Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Nairobi ay kala wareegeen,xildhibaanadaasi oo la sheegay in horay ay eedeyn ugu Jeediyeen Dowladda
Read More »Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Kulamo Horudhac u ah Shirka G8
London-(Sh.M.Network)-Prof: Xasan Sheekh Max’ud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Kulamo Horudhac u ahaa Shirka Wadamada Deeq bixiyayaasha ee ka furmaya Waqooyiga ireland. Madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud ayaa ka mid ah Madaxweynayaal
Read More »Madaafiic Lagu Weeraray Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Madaafiic Xoogan ayaa lagu soo warramayaa in xalay Habeen Barkii lagu Garaacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Madaafiicdaan oo tiradoodu ay ahayd illaa 4 Madfac ayaa waxaa La xaqiijiyay in ay ku dheceen Xarumo
Read More »Khilaaf Hareeyay Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Khilaaf Xoogan ayaa waxa uu u dhexeeyaa Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Ishaarsiinta iyo Labadiisa Wasiir Ku xigeen kaasi oo salka ku haya arrimo La xiriira dhanka Shaqada. Khilaafka u dhexeeya Mr Cabdullaahi Ciil
Read More »Kusimaha Madaxweynaha Oo Maanta Ka Qeyb galay Geedi Socodka La Tashiga Dadweynaha Ee Dastuurka Oo Lagu Marti Qaaday Qeybaha Bulshada
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Ardayda iyo macalimiinta Jaamacadaha Dalka, Cuuryaamiin,Haweenka Soomaaliyeed,Ururrada Bulshada Rayidka, Ganacsato,Culumaa’udiin iyo marti sharaf ka socotay beesha Caalamka ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka uga qeybgalay Geedi socodka la tashiga dadweynaha ee Dastuurka. Kulankan oo ay
Read More »



























