Somali News »
Isku Socodkii Gaadiidka Gobolka Sh/hoose oo Hakad Galay
Marka (Sh.M.Network) Gaadiidka Ka Howl Galla Gobolka Sh/Hoose ayaa Saaka Lagu warramayaa in ay Hakad Geliyeen Howlihii ay Ka hayeen Gobolkaasi. Mid Ka mid ah Darawallada Kexeeya Gaadiidka ka shaqeeya inta u dhexeysa degmada Afgooye
Read More »Askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda oo Lagu dilay Xaafadda S/Xoolaha ee Magaalada Muqdisho
Muqdisho (Sh.M.Network)Kooxo Hubeysan ayaa ASkari Ka tirsan Ciidanka dowladda Soomaaliya waxa ay Ku dileen Xaafadda Suuqa Xoolaha degmada Huriwaa ee Gobolka Banaadir. Dad Goob Joogayaal ah oo Ku sugan Xaafadda S/Xoolaha ee Magaalada Muqdisho
Read More »Beelo dhowr ah oo Shirka Kismaayo isaga Baxay
Kismaayo (Sh.M.Network) Odayaal Dhaqameed Matalayay 23 Beelood oo Dega Gobollada Jubbooyinka ayaa si Rasmi ah Isaga Baxay Shirka Maamul U sameynta Gobollada Jubbooyinka ee Kismaayo Ka socda. Odayaal Dhaqameedkaan oo Kor u dhaafayay Illaa iyo
Read More »Taliyaha Cusub ee Booliska oo Kulan La qaatay Saraakiisha Booliska
Muqdisho (Sh.M.Network)Kulankaan oo ahaa Mid Al Baabada ay u Xiranyihiin ayaa Taliyaha Cusub Ciidamada Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xakiin Daahir Siciid ( Saacid ) waxa uu Maanta Muqdisho kula Yeeshay Saraakiisha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed
Read More »Ciidanmada AMISOM oo Faarujiyay Guryo Rayid ay Leeyihiin
Muqdisho (Sh.M.Network) Ciidamada AMISOM ee Fariisinta Ku Lahaa Garoonka Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho islamarkaana degenaa Xaafadaha Ku Xeeran Garoonkaasi ayaa Faarujiyay Guryo Badan oo ay Shacabku Ka Qexeen oo ay Ku sugnaayeen Ciidamadaasi. Mid Ka
Read More »Ciidamada Dowladda oo IsKu Fidayay Deegaanno Hor Leh oo Ka tirsan Gobolka Bay
Beydhabo (Sh.M.Network) Ciidamada dowladda iyo Kuwa AMISOM ayaa La Wareegay Gacan Ku Heynta Deegaanno Ka tirsan Gobolka Bay. Ciidamo Isugu Jira Kuwa AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa La wareegay Gacan Ku Heynta deegaanka Awdiinle
Read More »Qaramada Midoobay oo soo saartay Tira Koobka Ciidamadii Soomaaliya uga Geeriyooday AMISOM
New-York (Sh.M.Network) Inkabadan Sedex Kun oo Askari oo ka tirsanaay Ciidmada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ayaa lagu dilay Soomaaliya intii ay socdeen howl gallada lagu Xaqiijinayao xasiloonida Soomaaliya sida uu sheegay ku xigeenka xoghayaha guud
Read More »Dagaallo Khasaaro Geystay oo Xalay Ka dhacay Kismaayo
Kismaayo (Sh.M.Network) Dagaaal Qasaaro Geystay ayaa xalay waxa uu ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose. Wararka ka imaanayo Magaalada Kismaaayo ee xarunta Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in xalay fiidkii Dagaal
Read More »Ra’isal Wasaare Saacid oo Guddi Tirakoob Ku sameeya Ajaanibta ku sugan dalka ku dhawaaqay
Muqdisho (Sh.M.Network) Ra’ isal Wasaaaraha Xukumada Somaliya ayaa Gudi heer Wasiira ah u Saaray in ay Dabagal ku sameeyaan Shaqaalaha ajaaniibta ah ee ku ugan Gudaha Dalka Soomaliya Kadib Kulankoodo caadiga ahaa ee ay ku
Read More »Sara u Kac ku yimid Qiimaha Lagu Raaco Gaadiidka Muqdisho
Muqdisho (Sh.M.Network) Kadib Markii dhawaan War Ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu Mamnuucay Isticmaalka Wadada Dheer ee Makka Al Mukarrama ayaa waxaa soo baxay Sara U Kac ku yimid Qiimaha Lagu Raaco Gaadiidka. Qaar
Read More »



























