Somali News »
Labo Ruux Oo Loo soo Qabtay Dabkii Xarunta Soomaalida London
London-(Sh.M.Network)-Booliska Magaalada London ayaa sheegay dabkii burburiyey Xarunta Islaamiga ah ee Soomaalida ku lahaayeen waqooyiga Magaalada London in ay u soo qabteen Ilaa labo ruux oo la rumeysan yahay in ay ka tirsan yihiin
Read More »Dowladda Ingiriiska Oo Safiir Cusub u Soo Magacaawday Soomaaliya
London-(Sh.M.Network)-Dowladda Ingiriiska ayaa Safiir cusub u soo Magacaawday Soomaaliya, kaasoo bedeli doona Safiirkii hore Matt Baugh oo ahaa Safiirka Dowlada Britain u qaabilsanaa Soomaaliya,waxaana lagu badalay Neil Wigan oo noqan doono safiirka cusub dowlada
Read More »Dagaal Goor dhow ka qarxay Magaalada Kismaayo
Kismaayo-(Sh.M.Network)-Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku soo warramaya in dagaal culus uu haatan ka soconayo halka loo yaqaanno dalcadda oo Magaalada geeskeeda ah. Dagaalka ayaa La sheegay in
Read More »Kulan looga hadlayo Khilaafka Ka taagan Gobolka Hiiraan oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Kadib kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen Odayaal,Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa kulanka waxaa diiradda lagu saaay Arrimaha Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya. Kulanka oo ay hadallo kala duwan ka jeediyeen
Read More »Nicolas Key: “Arrinta Jubbooyinka meel xun ayey Mareysaa”
Kadib kulan uu la qaatay Xoghayaha UNSOM ee qaramada u qaabilsan Soomaaliya Ururada Haweenka Soomaaliya Nicolas Key Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo dhowr ah. Nicolas Key ayaa tilmaamay
Read More »Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Faroole oo guul darro ku soo idlaaday
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamud iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxman Shiikh Maxamad Maxamud Farole ayaa June 7, 2013, ku kulmay hotelka uu Magaalada Nairobi ka dagan yahay Madaxweyne Xasan Shiikh,
Read More »Gudoonka Baarlamaanka Iyo Gudoomiyeyaasha Gudiga Joogtada Ah Oo Isku Raacay In Baarlamaanku U Shaqeeyo Si Xiriir Ah Mudada Ka Harsan Kalfadhiga 2ad
Kulankii todobaadlaha ahaa ee ay Gudoonka Baarlamaanka iyo Gudoomiyeyaasha gudiyada Joogtada ah ee Baarlamaanku yeelan jireen todobaad walba maanta oo kale ayey kaga hadleen sida uu Golaha Shacabku u gudan karo howlaha horyaala mudada
Read More »Go’aanka Golaha Wasiirada DFS ee ku aadan dhererka xadka badda Soomaaliya:-Warsaxaafadeed.
Shir Maanta Golaha Wasiirada ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayey ka soo saareen Go’aan ku saabsan Arrimaha Badda Soomaaliya. Qodabada ka soo baxay Kulanka Golaha Xukuumadda ayaa u qorraa sidatan. Xukuumada Federaaliga ah ee
Read More »Qaraxyo Deegaanno ka kala tirsan Banaadir iyo Sh/hoose Maanta ka dhacay
Marka-(Sh.M.Network)-Qaraxyo Khasaaro isugu Jirta dhimasho Dhaawac geystay ayaa maanta Ciidamada Midowga Africa iyo kuwa Dowlada Federalka Soomaaliya lugula kala eegtay Deegaanka Kaxda ee Duleedka Magaalada Muqdisho iyo Degmada Marka ee Gobalka Shabeelada Hoose. Dada
Read More »Israsaaseyn labo Beelood ku dhex martay Waqooyiga Gaalkacyo
Gaalkacyo-(Sh.M.Network)-Israsaaseyn dhimasho iyo dhaawac sababtay ayaa maanta waxa ay ka dhacday Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Inta La xaqiijiyay Labo qof oo Rayid ah ayaa ku geeriyootay kadib markii labo beel oo walaalo
Read More »



























