Somali News »

Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka oo ka hadlay Hoos u dhaca Sarrifka dollarka

Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka oo ka hadlay Hoos u dhaca Sarrifka dollarka

maalik_som February 3, 2013 Comments Off

Muqdisho ( Sh.M.Network)  Iyadoo Muddooyinkii dambe uu hoos u dhac Xoogan uu Ku yimid Lacagta Lagu Sarrifo doolarka Mareekanka Maciishaduna halkeeda ay taagantahay dadkuna ay arrintaasi cabasho Ka Muujinayeen ayaa waxaa Maanta arrintaasi Ka

Read More »
Ciidamada Ithopia iyo Kuwa dowladda oo fariisimo ka sameystay Galbeedka Baladweyne

Ciidamada Ithopia iyo Kuwa dowladda oo fariisimo ka sameystay Galbeedka Baladweyne

maalik_som February 3, 2013 Comments Off

Baladweyne  ( Sh.M.Network)  Sida ay Kuwaramayaan Wararka Ka Imaanaya Magaalada Balad Weyn Ee Xarunta Gobolka Hiiran Ciidanka Dowlada Iyo Kuwa AMISOM ayaa Howlgallo waxa ay Ka sameeyeen Xafadaha Magaaladaasi. Howl Gallada oo Ah Mid

Read More »
CPJ: oo Fariin Saxafiyiinta Soomaaliya ka hadleysa u dirtay Ra’isal Wasaaraha Ingiriiska

CPJ: oo Fariin Saxafiyiinta Soomaaliya ka hadleysa u dirtay Ra’isal Wasaaraha Ingiriiska

maalik_som February 3, 2013 Comments Off

WARSAXAAFADEED February 1 — Mudane Ra’iisul wasaare Cameron, New York ( Sh.M.Network) Kulanka aad la qaadaneysid Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Todobaadkan, waxaan jeclaan la heyn aad kula soo qaado arrimihii u danbeeyay ee ay

Read More »
Qarax Khasaaro Geestay oo ka dhacay Degmada Wajeer ee W/Bari Kenya

Qarax Khasaaro Geestay oo ka dhacay Degmada Wajeer ee W/Bari Kenya

maalik_som February 3, 2013 Comments Off

Muqdisho ( Sh.M.Network) Wararka laga helayo Degmada Wajeer ee Gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa ku soo waramaya in weerar khasaaro Geestay uu xalay ka dhacay Degmadaasi. Nin watay walxaha Qarxa ayaa la tilmaamayaa in

Read More »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo lahadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ingiriiska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lahadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ingiriiska

maalik_som February 3, 2013 Comments Off

London ( Sh.M.Network ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin Magaalada London ee Cariga Briten ayaa Munaasabad soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha iyo Wafdigiisa Loogu

Read More »
Boqolaal Askari oo dowladda loogu soo tababaray Uganda

Boqolaal Askari oo dowladda loogu soo tababaray Uganda

maalik_som February 3, 2013 Comments Off

Muqdisho ( Sh.M.Network) Boqolaal Askari oo Ka tirsan Ciidamada dowladda Federaalka ayaa tababar Ciidanimo Loogu soo Gaba gabeeyay Dalka Uganda. Wasiirka Difaaca ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xakiin Xaaji Max’ud Fiqi oo Lahadlay BBCda ayaa

Read More »
Qaybaha Bulshada Muqdisho oo qaylo dhaan ka muujiyay qiima dhaca sarifka doolarka

Qaybaha Bulshada Muqdisho oo qaylo dhaan ka muujiyay qiima dhaca sarifka doolarka

maalik_som February 3, 2013 Comments Off

Muqdisho ( Sh.M.Network) Qaar Ka mid Aqoonyahanadda iyo Waxgaradka ku dhaqan Gobolka Banaadir ayaa qaylo dhaan Xoogan Ka muujiyay Saameynta ay Ku yeelatay Shacabka Muqdisho hoos u dhaca ku yimid Sarifka doolarka. Aadan C/Qaadir Axmed

Read More »
Golaha Xukuumadda oo meel Mariyay Maamul u sameynta deegaanada laga saaray AL Shabaab

Golaha Xukuumadda oo meel Mariyay Maamul u sameynta deegaanada laga saaray AL Shabaab

maalik_som February 3, 2013 Comments Off

Muqdisho ( Sh.M.Network) Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta oo lahadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in Golaha Wasiiradu ay Meel mariyeen habka Maamul u sameynta Gobollada dalka. Wasiirka ayaa sheegay  in arrintaasi ay

Read More »
AMISOM: Awoodii Al Shabaab wey kala dhantaalmatay

AMISOM: Awoodii Al Shabaab wey kala dhantaalmatay

maalik_som February 3, 2013 Comments Off

Baladweyne ( Sh.M.Network) Abaanduulaha Ciidanka AMISOM ahna Taliyaha Ciidanka Jabuuti ee Ku sugan Soomaaliya Jeneraal Cusmaan Subagle oo Lahadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay wiiqantay awooddii Ururka Al Shabaab ee Koofurta

Read More »
Dacwada Wariye Cabdi Casiis Koronto oo Markale dib loo dhigay

Dacwada Wariye Cabdi Casiis Koronto oo Markale dib loo dhigay

maalik_som February 2, 2013 Comments Off

Muqdisho ( Sh.M.Network) Iyadoo Maanta ay ahayd 2 Febaury islamarkaana ladoonayay in Maxkamad la soo Taago Wariye Cabdi Casiis Cabdi Nuur Ibraahim Koronto ayaa Maanta Markii ay billaabatay qaadista dacwadda Cabdi Casiis Koronto iyo 4

Read More »

Facebook

Twitter