Somali News »

Dagaal Xoogan oo Ka soconaya Magaalada Burco

Dagaal Xoogan oo Ka soconaya Magaalada Burco

maalik_som May 13, 2013 Comments Off

Burco(Sh.M.Network) Wararka Ka Imaanaya Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa Ku soo Warramaya in dagaal Khasaaro Geystay Halkaasi uu ka soconayo. Dagaalkaan oo u dhexeeya Labo Maleeshiyo Beeleed ayaa inta La Ogyahay waxaa ku dhimatay

Read More »
Madal Siyaasadeed Cusub oo Looga dhawaaqay Muqdisho [ Sawirro ]

Madal Siyaasadeed Cusub oo Looga dhawaaqay Muqdisho [ Sawirro ]

maalik_som May 13, 2013 Comments Off

Muqdisho (Sh.M.Network) Kadib Munaasabad Si Heer Saro ah Loo soo Agaasimay Islamar ahaantaana ay ka soo qeyb Galeen Aqoonyahanno Siyaasiyiin iyo Waxgarad Looguna dhaewaaqayay Madal Siyaasadeed Cusub ayaa Maanta Ka dhacday Magaalada Muqdisho. Madal Siyaasadeedaan

Read More »
Kolonyo Ciidamada Kenya ah oo Lagu Weeraray Xadka Soomaaliya iyo Kenya

Kolonyo Ciidamada Kenya ah oo Lagu Weeraray Xadka Soomaaliya iyo Kenya

maalik_som May 13, 2013 Comments Off

Gaarisa  (Sh.M.Network) Kooxo Hubeysan ayaa Weerar Ku qaaday Kolonyo Gaadiid ah oo ay Saraayeen Ciidamada Kenya oo Marayay halka Loo yaqaanno Libooya Kenya. Wararka Ka imaanaya Xadka ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa Xaqiijinaya

Read More »
Puntland oo dib U dhigtay Maxkamadeynta Kalluumeysato Ajaanib ah

Puntland oo dib U dhigtay Maxkamadeynta Kalluumeysato Ajaanib ah

maalik_som May 13, 2013 Comments Off

Boosaaso (Sh.M.Network)Maamulka Puntland ayaa dib u dhigay Maxkamadeynta Kooxo Ajaanib ah oo ay gacanta ku soo dhigeen Maamulkaasi iyagoo si Sharci darro ah uga Kalluumeysanyo Deegaanada Maamulkaasi. Wararka Ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xarunta

Read More »
Taliska Buliiska Puntland oo Ka war Bixiyay Howl Gallo Laga sameeyay Deegaanada Maamulkaasi

Taliska Buliiska Puntland oo Ka war Bixiyay Howl Gallo Laga sameeyay Deegaanada Maamulkaasi

maalik_som May 13, 2013 Comments Off

Garoowe (Sh.M.Network) Taliyaha Ciidanka Buliiska Maamul Goboleedka Puntland Cabdi Raxmaan Xaaji Abshir oo Lahadlayay Warbaahinta ayaa waxa uu Faah Faahin Ka Bixiyay Howl Gallo Lagu baacsanayay Kooxaha falalka Amni darri Ka Geysta Deegaanada Maamulka Puntland

Read More »
Puntland oo ka digtey is qab qabsi siyaasadeed DF … War Saxaafadeed

Puntland oo ka digtey is qab qabsi siyaasadeed DF … War Saxaafadeed

maalik_som May 13, 2013 Comments Off

Garoowe (Sh.M.Network)Maamulka  Puntland ee Soomaaliyeed ayaa ka digtey isqabqabsi siyaasadeed oo ka dhex abuurma DF Somalia ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in qaar ka mida mudanayaasha Barlamanku wadaan mooshin ka dhan

Read More »
Guddiga Amniga Baarlamaanka oo Shaaciyay in Gacanta Lagu dhigay Raashin La Musuq Maasuqay

Guddiga Amniga Baarlamaanka oo Shaaciyay in Gacanta Lagu dhigay Raashin La Musuq Maasuqay

maalik_som May 13, 2013 Comments Off

Muqdisho(Sh.M.Network)-Guddiga Amniga Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Shaaca Ka qaaday in Gacanta Lagu dhigay Raashin La Masuq Maasuqay Kaasi oo Loogu Tala galay dadka Ku tabaaleysan Gobolka Shabeelaha Hoose Iyadoo Guddigu uu Ka dalbaday Hay’adaha Ammaanka

Read More »
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dhaqaalaha Nooga soo Xarooday Shirkii London Umadda Soomaaliyeed ayaa  wada Leh

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dhaqaalaha Nooga soo Xarooday Shirkii London Umadda Soomaaliyeed ayaa wada Leh

maalik_som May 13, 2013 Comments Off

Muqdisho(Sh.M.Network) Mudane Xasan Sheekh Max’ud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladihii Ka qeyb Galay Shirka 7 May ka dhacay Magaalada London ee dalka Ingiriiska dhaqaalihii ay ugu Yabooheen dowladda Soomaaliya in si Siman

Read More »
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdigiisa oo Dib ugu soo Laabtay dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdigiisa oo Dib ugu soo Laabtay dalka

maalik_som May 12, 2013 Comments Off

Muqdisho(Sh.M.Network) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’ud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Casir Liiqii Maanta dalka Dib ugu soo Laabtay. Madax iyo Masuuliyiin Sar Sare oo Ka mid ah dowladda Federaalka Soomaaliya sida

Read More »
Howl Gal dad badan Lagu soo qabtay oo Laga sameeyay Garoowe

Howl Gal dad badan Lagu soo qabtay oo Laga sameeyay Garoowe

maalik_som May 12, 2013 Comments Off

Garoowe (Sh.M.Network) Taliyaha qeybta Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cabdi Raxmaan Xaaji Xasan oo Isagu Shir Jara’id Ku qabtay Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland ayaa Ka Warbixiyay Howl Gallo uu Ku tilmaamay in Ammaanka Lagu

Read More »

Facebook

Twitter