Somali News »
Howl gallo lagu soo qabtay dad la tuhunsanyahay in ay ka tirsanyihiin Al Shabaab oo laga sameeyay Laascaanood
Laascaanood-(Sh.M.Network)-Goob Joogayaal ku sugan Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa Shabelle u sheegay In howl gallo lagu soo qabtay dad lala Xiriirinayo in ay ka tirsanyihiin Ururka Al Shabaab Ciidamada Maamulka Soomaaliland ay ka
Read More »Ciidamada Kenya ee Kismaayo oo diiday in ay Sugaan Ammaanka wafdi dowladda ay halkaasi u dirtay
Kismaayo-(Sh.M.Network)-Wafdigii dowladda ee ku sugnaa Magaalada Kismaayo ayaa lagu soo warramayaa in Ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM ay diideen in ay Sugaan Ammaankooda. Sida ay Shabelle u sheegeen dad ku sugan Magaalada Kismaayo
Read More »Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka .
(Addis Ababa,Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo ka qeybalay shirkii Madaxweynayaasha IGAD ayaa halkaas khudbad taariikhi ah ka jeediyey oo uu sheegey in Shirkii 3da May ee madaxda IGAD wax badan
Read More »Axmed Madoobe: Haddii Dowladdu Joojin weyso Fara gelinta ay ku heyso Jubbooyinka Go’aan ayaan ka qaadaneynaa
Kismaayo-(Sh.M.Network)-Axmed Max’ed Islaam ( Axmed Madoobe) oo dhawaan sheegtay in loo doortay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in haddii dowladda Soomaaliya ay Joojin weyso fara gelinta ay ku heyso Gobollada Jubbooyinka waxgaradka Gobolladaasi ay
Read More »Waddooyinka Muhimka ah ee Muqdisho oo Saaka Xiran iyo Howl gallo ka socda Xaafadaha Muqdisho
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Dadweynaha Magaalada Muqdisho ayaa saaka waaberigii ku soo toosay iyadoo qaar ka mid ah Waddooyinka Muhimka ah ee Magaalada Muqdisho ay xiranyihiin. Ciidamada Buliiska AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Nabad Sugid
Read More »Galmudug oo Heshiis Shidaal Baaris ah la gashay Shirkado Shisheeye
Gaalkacyo-(Sh.M.Network)-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Jeneraal Cabdi Xasan Cawaale Qeyb diid oo Maanta Magaalada Gaalkacyo kula hadlayay qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa sheegay in Maamulku uu heshiis la Saxiixday Shirkado Shisheeye oo shidaal ka baaraya
Read More »Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin ku baaqay in dowladdu isku duubni ay Muujiso
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Xildhibaanadaan iyo Siyaasiyiintaan ka qeyb qaadanayay Barnaamijka Dooda Jimcaha oo ka baxa Idaacadda Shabelle Maalin kasta oo Jimco ah ayaa waxa ay ku baaqeen in Hay’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya ay Xoojiyaan isku duubnida iyo
Read More »Maamulka Degmada Huriwaa oo ka warbixiyay Howl gallo dad lagu soo qabtay ka sameeyay Degmadaasi
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Guddoomiyaha Degmada Huriwaa ee Maamulka Gobolka Banaadir Cumar Cbadulle Jacfaan oo La hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Kooxo hubeysan oo uu sheegay in ay dhac iyo
Read More »Madaxweyne Xasan Sheekh: wixii la isku qabto yaan la siyaasadeyn ee hala xalliyo
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Mudane Xasan Sheekh Max’ud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Baarlamaaka ka dalbaday haddii ay wax isku qabtaan Xukuumadda in aan la siyaasadeynin oo arrinka la isaga horyimaado lagu xalliyo sida ay wax yihiin .
Read More »Qarax Ciidamo Ethiopian ah lagula eegtay Magaalada Baladweyne
Muqdisho-(Sh.M.Network)-Wararka ka imaanaya Magaalada Balaadweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax Khasaaro Geystay Ciidamo Ethiopian ah Lagula eegtay Bartmaha Magaalada Baladweyne. Qaraxa ayaa ahaa Nuuca Rumuud Kontaroolka ee Meelaha Fog fog laga
Read More »



























