|
|
Dowlada Sacuudiga oo qorsheynayso in 20Jidah: (Sh. M. Network) Shirkadda International Bunkering oo ah shirkadda leh markabka Al Nisr Al Sacuudi ayaa sheegtay in ay isku reeceen in ay bixiyaan lacago dhan 20 milyan oo mada... |
Askar Yugandhes ah oo loo ciqaabay dhibaKampala: (Sh. M. Network) dowladda Wadanka Uganda ayaa dares ka dhigis iyo Ciqaabo kala duwan ku sameysay askar ka tirsan Ciidamada amaanka ee Magaalada Kampala kuwaasi oo dhibaatooyin u geystay dada... |
Sharma’arke oo sheegay in ay wax ka qabaNairobi: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG ee Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in ay wax ka qabanayaan mushaar la’aanta ay ka cabanayaan ciidamada booliska iyo kuwa milatariga dowaladda KMG ... |
Ahlu Sunna oo bandow ku soo rogtay degmaGalgaduud : (Sh. M. Network) Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaac degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud bartmaha Soomaaliya, ayaa habeenimadii xalay bandow ku soo rogay xaafadaha degmadaasi iyadoo si rasmi ah uu u... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT
|
Ururka Dhagoolayaasha Qaranka SoomaaliyeMuqdisho: (Sh. M. Network) Ururka Dhagoolayaasha Qaranka Soomaaliyeed oo fadhikiisu uu yahay Magaalada Muqdisho ayaa Maanta baaq u diray Hay’adaha Samafalka, Shirkadaha iyo bulshada Soomaaliyeed kaasi oo ku aadan in la g... |
Maamulka X/weyne oo sheegay in amaanka dMuqdisho: (Sh.M.Network) Gudoomiyaha degmada X/weyne C/laahi Sahal Gardhuub oo wareysi siiyay Shabelle ayaa sheegay in ay wax badan ka qabtaan xaalada amaan ee degmada X/weyne kadib cabsho xoogan oo ay ka m... |
Kulankii Madaxda Ururka Midogw Afrika ooKampala: (Sh. M. Network) Kulanka Ururka Midowg Afrika ayaa si rasmi ah uga furmay Magaalada Kampala ee xarunta wadanka Uganda isbuuc ka dib markii Qaraxyo ay ka dhaceen Magaalada Kampala kuwa... |
Baaritaanadii ugu xooganaa oo ciidamadaMuqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya aya amaanta Baaritaanadii ugu xooganaa waxaa ay ka sameeyeey inta badan degmooyinka ay maamusho dowladda KMG Soomaaliya iyagoo gacanta ku dhigey dhowr qof.... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo cambaaHargeysa: (Sh. M. Network) Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa si kulul u canbaaraysay falkii shalay lagu dilay Sheekh Max’ed Tahliil Warsame oo kooxo hubaysan ay ku dileen deegaanka Ceelasha biyaha ee dule... |
Kooxo hubaysan oo wariye Xalay ku dilayGaalkacyo: (Sh. M. Network) Kooxo hubeysan ayaa xalaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug waxaa ay ku dileen mid ka mid ah wariyayaasha Idaacadda Daljir qeybteeda Magaalada Gaalkacyo oo lagu maga... |
Barlamanka dalka Gariiga oo ansixiyay ShAthens: (Sh. M. Network) Dowladd Wadanka Gariiga aya ansixisay sharci cusub oo loo sameeynayo Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalkeeda ku dhaqan iyadoo Jaaliyada Soomaalida ah ee dalkaasi ay faahfaahin ka bixisay sharci... |
Gudiga doorashooyinka oo sheegay in MadaMuqdisho: (Sh. M. Network) Gudiga doorashooyinka Somaliland iyo Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Somaliland Axmed Max’ed Siilaanyo ayaa Xalay kulan ku yeeshay Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland iyagoo ka wada... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |
Shil uu ku geriyooday askari xisbul IslaMuqdisho: (Sh.M.Network) Shil gaari oo uu ku geeriyooday askari ka tirsan Ciidamada Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta ka dhacay gudaha degmada Afgooye ayadoo shilkaasina uu ka warbixiyay Maamulka Ururka Xisbul Isla... |
Xisbul Islaam oo ku hanjabay in ay la waMuqdisho: (Sh. M. Network) Maamulka Ururka xisbul Islaam ee gobolka Gedo ayaa ku hanjabay in goordhow ay la wareegi doonaan degmada Doolow ee gobolka Gedo oo ay haatan ku suganyihiin Sara... |
Maxkamadda sare ee Somaliland oo ansixisHaregysa : (Sh. M. Network) Maxakamada Sare ee Somaliland ayaa Maanta aqbashay natiijadii ka soo baxday doorashooyinkii dhawaan ka dhacay Magaalooyinka Somaliland islamarkaana aqoonsatay in madaxweynaha Somaliland uu yahay Axmed Siil... |
Dad Cabsi uga Barakacay degmada CeelbardCeelbarde: (Sh. M. Network-11-05-2010) Dadkii ku sugnaa degmada Ceelbarde oo gobolka Bakool ayaa bilaabay in ay isaga barakacaan guryahooda kadib dhaq dhaqaaq ciidan oo laga dareemay qeybo ka mid ah deeg... |
|
More in: NEW IN SOMALI CONTENT |