Afhayeenka Barlamanka oo Hambalyada Ciida u diray Shacabka Soomaaliyeed

maalik_eng October 26, 2012 Comments Off

Muqdisho (Sh.M.Network)—Afhayeenka Barlamanka Federalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa waxa uu hambalyo urdiraya  maalinta 1-aad ee Ciidul Adhxaa Bulshada Soomaliyeed ee kunool dalka iyo Daafaha Caalamka isagoona Sanadkan kiisa xiga ugu baqay in ay ku garaan Bash-bash iyo Barwaaqo

Prof. Jawaari ayaa u rajeeyay Shacabka in uu Illah ku gaarsiiyo Sanadkan kiisa kale Nabada iyo Horumar waaare oo ka hergela dhamaan Gobolada Dalka Soomaaliya.

Gudomiyaha Barlamanka Soomaliya Maxamed Cusmaan Jawaari oo lahadlay warbahinta ayaa waxa uu dhinaca kale ugu baaqay Al shabab inay joojiyaan daadinta Dhiiga dadka Soomaaliyeed, islamarkaana ay ka qeyb galaan hanaanka dib loogu soo celinayo nabada dalka Soomaaliya.

Comments are closed.

Facebook

Twitter