Wararkii U dambeeyay Xaalada Gobolka Sh.Hoose oo Degan | Shabelle Media Network
Wednesday, July 23rd, 2014

Wararkii U dambeeyay Xaalada Gobolka Sh.Hoose oo Degan

Published on December 17, 2013 by   ·   70 Comments

Lamabr-50 (Sh M Network)—Wararka ka imaanaya Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo Xaalada Deganaansho oo sida la tilmaamay aan ku taagneyn cago badan.

Goobjoogayaal ku sugan Gobolka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xaalada Degaanada Janaale iyo Nawaaxiga Lambar 50 ay degan tahay inkastoo Maleeshiyo Beeleedyadii ay is horfadhyaan.

Maamulka Gobolka Sh.Hoose ayaa ugu baaqay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wax badanb ka qabtaan dhibaatooyinka ka taagan Degaano ka tirsan Gobolka Sh.Hoose iyagoona intaasi ku daray in loo baahan yahay in waan waan ballaaran la dhex dhigo Beelaha Walaalaha ah ee ku Dagaalamaya Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Sh.Hoose.

Readers Comments (70)

  1. gaafaw says:

    wax nabad layiraah majiro ,biyamaal ,sixirkoodii iyo alshbaabkoodii cagta ayaa lamariyey,allah akbar

    • Haashim says:

      gaafaw,BIYAMAAL SIXIR HA KASAAN AMA AL SHABAAB HA WATAAN,,ADIGA DHULKAADA TAG EE DHAGAXA AH MUDUG IYO GALGADUUD.

      • habar gidir says:

        adigane dhulkaaga tag biyo maalow tog wajaale iyo ethipia aad meshan malihid dir maxa kenay koonfur

        • Haashim says:

          habar gidir..WAR NINYAHOW ANIGA BIYAMAAL MA IHI LAAKIIN GARDARADA AAD WADAAN JOOJIYA,BIYAMAAL DHULKOODA AYAY JOOGAAN,,HABAR GIDIR SH/HOOSE HAL TAAKO KUMA DEGAAN,,CABDI QAASIM AYAA MEESHA IDIN KEENAY HADDANA WAXAA LA GAARAY XILIGII AAD DHULKIINA KU LAABAN LAHEYDEYN EE DHUUSA-MA-REEB EE MEELAHAAS ISKA XAAQ XAAQDA,,EE GARDARADA JOOJIYA,,HADDII KALE WALAAHI WAAD TIR TIRMI DOONTAAN,,,SABABTA OO AH ALLAH DAALIM MA U GARGAARO.

          • habar gidir says:

            kkkk waxa tahay miya dadki ay habar gidir xasuuqday wagi hore war nin yahow cuqdada iskadaa runta hadan ku sheegno dagaalkan waa nalagu qasbay marki beeraheni iyo dadki ganac satada aha ee besha habar gidir lagu so dulay anagu isdifaac ayan wadnaa

      • colka says:

        biyomaal dhil leh ma jiro hal beerna ma la hidiin ee eitopia iska aada

    • Ilahaan says:

      Gaafoow Waxad tahy aan Filaa Mooryanta xarnta ku nool Ee Ex – joogta Dhul adan laheen yaad rabtaa inaad u dagalanto Biyamal Wa ka taariikh weenyahy 10 kan sano yaad is mooday inaad magac ledahy Tarikhda Somali Ma arag meel Habargidir lugu sheegay lkn bimal waligood Wa dagalami jireen Aan ku kala baro Doqon yahoow badiyaha ka yimid 3 Boqortooyo yaa somalia Xukumi jirtay hawyana Wx kama aheen
      1- Boqortooyadiii Ma jeerteeen
      2 Boqortooyadii Galadi
      3- Bqortooyadii Wiil waal ( Ogaadeen )
      Xageee ka sooo gashay taariikhda somalida

  2. surre says:

    hambalyo biyamaal

  3. surre says:

    Hambalyo biyamaal

    habar gidir wadnaha ayee farta ku hayaan

    ninkii dhoof ku yimid ayee geerido dhibisaa

  4. abgaal says:

    A bgaal was layaabay biyomaal xaa u gewyey hbgdr OK soomaali ka yaabisay mineeyse sixir eey yaqaanaan

  5. abgaal says:

    Areey ka joog biyomaal deb aad afuufoow he uh SAA we as ajarantahay hbgdr ka her was qandho

  6. ok says:

    kkkkkkkkkkkkkk waxa nala daga layo dow lada kkkkkkkkkkk bimaal habar gidir iney dow lada ka xog badan tahay ma ogeyn awal hada baro bimaal is dabar adaa habar gidir gar darestee good laky

  7. no.50 says:

    haraadiga shabaabka waa lasoo qab qabanaa walaalaha biyomaal ey beenta ushegeena xerooyin aan usameyneynaa .. qoloyinka internet yada ka cabaadana . waan is ognahay cuqdad horaa jirta

    • wiil gaadsan says:

      ninkan no 50 wata waad edebdarantahay waadna iaqanaa inaan hilibkaaga solayo hadaad habar weceltahay ana waan ku garayacayaa ee iska aamus makacana noodaa ma hooyadaa ayaa lagu wasay no konton??? baaster ayad tahay

  8. wiil biimaal says:

    waxa socdo wajigii ugu danbeyay ee lagu sifeynayo besha xaraanta ku naxday ee masakiinta biyaha ka iibsato

  9. Alustaad mulla.roy islam abuu raaska says:

    Beesha biimaal waa besha.uguweyn somaliya
    waana besha soo garsiisay xurnimadan somaaliya. Horay ayaa looyiray libaax niman garaneynin ayaa halkadhigta hadda libaaxii ayaaa kacay hayuu habar gidir muqdhisho ayan qabsaneynaaaa alahu.akbar.

  10. Ceynte says:

    Dagaalkii ugu cuslaa bariyow dhaxaa biyamaalow meeshaad gali laheed raadso wiilasha h.gidir oo ku hubeysan dabaabaadka gaashaaman ayaa hada nagu dhaafay afgooye.viva h.gidir.

    • Fahad says:

      War hooy ceynta afka dado oo ceebta qarso intaas malmood nimaad madfac wax uga qaadi weysay dababaad waxba uga qadi meysan awoodana waa wareegto fircoon ku camal qaado iska ilow the past

  11. Maxamed deeq says:

    Biyamaal xaq bay uleedahay in ay dhulkeeda difacdo oo ay iska celiso yaydan saxanaha ka yimid xaquna wuu uhiilin doona.

  12. TOORA says:

    AAD BAAN U HAMBAL YEEYNAYNAA GEESIYADA BIYAMAAL EE DADKII DULMIGA KSUOO DULAY CAGTA MARIYEEY EE SOO GADHSIIYEEY ILAAA AFGOOYE CAGTIIFADHIISAN WAYDAAA MARBAY CEEB LAKULANTA XASAN GURGURTE MARKII BEESHIISA LASOO RIIXAY AYUU XANAQAY NACAS KKKKKKKKKKKKKKKK

  13. jaamac yare says:

    habar gidir hubkii iska dhigtay oo ganacsi iyo tabliiq isugu tagtay ayaad hurdada ka kicisay biyomaal belaayo ninkii kiciya asageey aabe leedahay ninman kaas dagaak kuma gaartit iyo karti ee naga daaya hanagu kicina meeldanbe oo aay aadaan kama danbeeyso

    • Fahad says:

      War jaamacow hantida halkd kalatimid waan ognahay halkad kasoo gashay muqdsh tabliqnimose yaa kaa ajibaya ileen guri xaaraan ayad ku jirta salaada ayaäba shaki kaga jiraa aqbalkeda

  14. qeys yare says:

    asc dhamaan bahda shabelle
    biimaal waxmaahan ee dhibka ha dhaafaan
    habargidir lama dagaalamin
    waxaa ladagaalamay hal laf madhamo
    walaahi hadaa biimaal gacan uqaadno
    wax ka harimaayaan

  15. jaamac yare says:

    mida kale waxaan layaabay dhulka biyo maal raadinaayo intee ku yaal labada dhinac abgaal iyo shiikhaal ayaa ka xigta dhowr km ayay joogaan beeraha ay kudagaalaayaan halbeer kuma lahan nin beertiis ayay rabaan in aay qaataan wallaahi waa yaab

  16. kkkkkkk says:

    alle umadda ha soo hanuuniye goormaa dhulka la kala yeeshay

  17. waxgarad says:

    aniga lama yaabani biyo maal waxaan layaabay jareerta janaale dameertii fardo ladaaqda baqal ayay ismooday war maxaa idinhaaya xamar iyo meelkasta ayaa dhoobantihiin dadkiina waa dilaaysaan mafekertiin miyaa

  18. wiil biimaal says:

    iam back

  19. wiil biimaal says:

    wax makase dhageyso shabelada hose waxa madax ka ahaa indha cade afgooye cirfo mogdisho firinbi xagee ku danbeyeen mogishu waxa qatay mudulood shabelada hoose bimaal iyo gare labadii tuulo aad ee baraxley iyo cadado meel kale kuma hayo calankiini wu dhacay

  20. ALI says:

    DULKAA WAA LA OGYAHAY IN BIYOMAAL DEGO EE HABARGIDIR DULMI AYEY WADAAN. DHULKII WEBIYADA OO DHAN IYAGAA BOOBAY.

  21. Istar says:

    War biyomal waa dad nabadeed, ee habgdir eey iska celiya marixan iyo xawadle iyo abgal

  22. cadaalad says:

    Dhulka waaxaa iska leh biyo maal libaax hurda ayaa hurdada laga ki ciyay biyamaal cml

  23. Badbaado says:

    Habargidir iyo inta nabada jecel baa shabeelada hoose iska leh,

  24. wadneBir says:

    Ha karaama seegina Habaar laygu kari waa
    Hawiyaan ahay
    Humbulato dawaco
    Hiinraage weera
    Hanfade dhurwaa-yoo
    Halaqo weyne Libaaxoo
    Intaa hooshayaan ahay
    Hoos socde yaxaaskii
    Halaq jiitamaayaan ahay,
    Wiil haada haadoo
    haaf haddii la gooyo
    heetineynin baanee
    hugta iyo hirigta-ba
    Hubka iyo holaca-ba
    ku hawl yareeystay baanee
    Shabellada hoose
    ma hoos galay?
    inaan harsado weeyee!

  25. REER AFGOOY says:

    CAAWA 15 TIKINKO AFGOOYA NAGU DHAAFTE,,,,

    BARI DAGAALKA, CAMARA HALAGA SODUUBTO KAKAKAK

  26. saalax says:

    war hawar gidireey digaalka aad beesha biimaal ku wadaan joojiya hadii joojin weysaan waxaa la arki doonaa biimaal oo galgaduud xoog ku heysto oo naagihiin wasaayo oo gus afka ka gilinaayo

  27. cade says:

    isbaheysiga sharta iyo sheydaanka waa lasifeeyey alle ayaa mahad iska leh dhulk ninkiisaa baa iska leh ninkii dhoof kuyimid bey geeridu dhibtaa habar jini iyo anaga waa inoo seef iyo dagaal

  28. Badbaado says:

    Xirsi deni iwm sxb cusbitaalka xabeeb maad kasoo baxsateen kjkk war xataa aduunkaa idinla yaabaya habargidir Maraykan iyo itoobiya ayaa u dambeeyay cid ay la dagaasho oo ay dalka ka xoreeso sxb shacabkeeda lama dagaasho maasha Allaah haku jiranina waxa aad niyada ku dhisaneesaan. Habargidir Soomaaliya oo dhan ayay waardiye ka tahay oo ay cadawga ka difaacdaa ee shacabkeeda lama dagaasho.

  29. fadloo muuse says:

    waryaada hadaanu nahay beesha biimaal wax aan kala ganbaneeno ma jirto haduu hubka dowlada kuusoo jaraaday dacalada aduunka caawinaad weydiiso habar gidir wey u dhamaatay sanadkaani beesha BIIMAAL wey soo jeedaa kolkaan wax aad taraysaan ma lahan kolkaan dad talayaaniga uu ka yaabay aad faraha la gasheen ee iska dhiciya cawaadkiina halkaan ayaan ka maqlayaa tawarba iskuma haysaanee xaad u taabaneesiin ciidamada madaniga mar aad dhahdiin Talyaaniga ayaa kula jira dagaalka marna aad dhahdaan Ashabaab ayaa kula jirta hadaad xaqiiqda rabtaa dadka dagaalka idin kula jira waa beesha BIIMAAL oo ay ka go an tahay in ay ciribtiraan beesha xaaraan cunasyaa amise habarwecel ee hadeertaana meedadkiina iyo dhaabacyaashiina oradoo doonta ilma xaaraanyaasha

  30. Dulmi diid says:

    Waxan idiin shegaa in biimaal taariikhda somalia iyo aduunka laga yaqaan mana ahan dad ka qeyb qaate dagaalki ahliga ama sokeeyaha waxan lagu yaqaana dad nabada jecel aan weligii uduulin qabiiil kale in loo duulo oo la barakiciyo moye mana udul qaataan gumeysiga wad ujeedan waxa uso duule ineysan aheyn hal beel ay tahay dowlada somalia oo qabiil hor kacaya ilaa iyo hada ay ku fashilan tah dowlada iyado aay garab siineysa hal beel aan waxba ka quseyn s/hoose iyo nawaaxigeda somaaliyey xaqa yaan indhaha laga xirin ee runta ka hadla

  31. sacad siciid says:

    Kibir jabiye iyo beesha hawiye

  32. Badbaado says:

    Shabeelada hoose waxaa iska leh habargidir iyo walaalaha kale ee soomaaliyeed ee la daga, biyamaal iwm ee qoriga la ordaayo iyo Dadkaan meeshaan ku calaacalaayo maxaa idinku watay in aad qoriga xabad ka ridaan hadaad calaacaleesaan. Ninka markuu dagaalamaayo wuu aamusaa ee ma cabaado. Cabaadka wuxuu ka macna yahay jab. Mida kele waa 70 wiil oo iyaga is abaabulay waxaad ka cabaadeesaan, dadka aad dileesaan hadaad joojin waysaana wlh calaacalkiina ayaa deg deg loo afjarayaa.?tv yada caawa waxay soo tabinayaan kumanaan biyamaal ah oo u soo barakacay muqdisho aniga way i tuugsadaan dhihi maayo markii horeba dadaan xanaaneeyo ayay ahaayeen hadana waan xanaaneen iinsha Allaah. Habargidireey masaakiinta saad u xanaaneen jirteen u xanaaneeyaa dadkaan ku soo darsamay kuwii aad horay u heeseen. Laakiin wiilashaas qoryaha loogu soo dhiibay in ay shacabka dhibaateeyaan yaan loo turin mooryaantaas oo cashar ay ka shalaayaan haloo dhigo.

  33. Yusuf says:

    Waxaan umaleynaa wax kasta waxay leeyihiin bilow iyo dhamaad habarhidir 1991 ayey sobilaabatey hada waxay joogtaa dhamaad 2014 kadib waa uun iska nolil xumo Ku noolaansho iyo wal wal sida dad badan oo ayaga oo kale a haa Ku dhacaday insha Allah qabuurihiin ayaad soo doonateen

  34. wiil buulo mareer says:

    talyaanigu wuxuu qorey in shabeelada hoose eey deganaan jireen labo qabiil oo layiraahdo DIGIL, IYO DAAMO, daamo waa daamo gargarte waana awoowga HIRAAB ,biimaal markuu ka yimid waxaa dhulkaan u ogolaadey ineey degaan waqtigaa reerka la yiraahdo daamo gargaate . biimaal waxaa lagula balamey in uusan soo dhaafeen dhinaca laamaiga una soo gudbeenin ciid madowda ee uu ku ekaanayo dhinaca xeebta iyo caro cada, marka waxaan leeyahey biimaal haduu wanaaga uu diido wuxuu dhul ku leeyahey meeshiisii hore uu ka yimid oo ah itoobiya ,,kuwa qeylinaaya ee bururaaya habargadir ma faceesaneeso biimaal iyo gaatsan ,ee waxeey habargadir eey jeceshahey ineey karbaashto kuwa baden eey horey u karbaashtey , HABARGADIR WAXEEY DEGEN TAHEY MARKII LAYIRAA G. SHABEELAHA HOOSE LAGA BILAABO CEELASHA BIYAHA ILAA BARAAWE TUULO WALBA MAGAALO WALBA.DHAQAALAHA UGU BADANA WEEY KU LEEYIHIIN WAXAANA LA DEGA OO HANTI BADAN GOBOLKAA KU LEH WALAALAHOOW HAWIYE ,MARKA BIIMAALOOW NIMAAN KUU FURI DOONIN YUU KUU XIRIN NIMANKAAN DAAROOD EE MEELAHA QEYL QEYLINAYA WAAN KUWAAN UGA SOO HAREY UTAANGA .MARKA YEYSEN KU HADIN

  35. fahmunih says:

    habargidir magacina bishan igu dambeyso

  36. daahir says:

    waxaad ogaataan soomaaliyey qof walba gobolka uu u dhashay waa la yaqaanaa habarta meeeshaan wax u yalo ma jiraan sh.hoose wixii run ah amin arts ayaa daaha ka rogay nin generaal sheeganaayo misna dowlad matala hadana qabiil u adeegaayo habarta ayaa taqaano kkkkkkkkkkkkkkkk

  37. A.Socoto says:

    Fahd iyo dhocisha bacad cidlo ah ayad qorsagaro ku haysan ee hurdada ka kaca xaqiqatan waxan katirsanahay birmadka gurmadka besha hbr gdir waxana hada anu sogarnay hadii ad taqanan jiiro gaal jecel marka horay aya loo dhohy ninki sojog lagawayay soo jiif aya laga hela mantana wayay idinka gartay inad buufow ad baxsad lug ah ku tagtan ilen gadid malihidine

  38. Wacdan cosman says:

    Xaqiqdi waxa dhcyo kuma faraxsani waxana daga g.sh.hose qasatan abdow dibile lafole celasha iwm.hadana waxan joga lanta buuro o an degan ku ahay marka walalheyga biyo mal waxan dhihi lahay lafka wayn way ku jabisa hbr gdrna isku bawer matihin ee niman yahow gblka fodada nogadaya wan ognahay sh.hoose waxadka dagtan okaliyah muuri no.50 iyo xafada buulo jaan ee marko marka yanan fasalkan tacabka beraha idin dhaafin ee hubka dhiga cml

  39. Agoon yar says:

    DAG DAG
    taliyihii horkacayay maleshiyada biyo maal oo u geryoday dhawac kasogaray madafic lala dhacay deganka buushka ee.sh.hoose

  40. Ina bare hiiraale says:

    Wan ku faraxsanahay walalehena h.gidir dagalka ad kula jirtan besha doneyso inay isi socan bixiyan wana ku faraxsanhay deganada ad kala waregten farxadana ad arkeysan waa abaal ad ino gashen wagi 1991 ila 2006 o ad naga gacan sisen dagaladi an juboyinka an kula waregnay anago adinka tagero inka heleno lakin manta anaga ayay naga banjarsanthy ee wada dagal ka ila kismayo o an idin kusodhoweyn dono

  41. Ogaadeen says:

    Ina bare ma waxad isledahay howdka ad kujirto sida duur joogti ookale mar labad habr gidir hakaso o juboyinka gacanta ha kugaliyan ogow inay san kusurto galen o hbr gidir waxad kuleheden 4 sxb midki ad sida dhabta ah ugu dhoweyden o kismayo gcnta idin galiyay asal kini wa ow dhintay waxana ow ahay yusuf mire serar markan rajo malihidin ee keynta yesan kanecada idin kudhamen

  42. Ilahaan says:

    Ma garanyo meesha habar gidir Beer ku yeelaty Xaraan iyo xoog yaad ku biliqeesateen markaasaad is laheeysiiseen dhul is laameed Biyamaal magaranaysan walee
    Waa nimankii Talayani ka xoreyay Marka iyo meela badan oo somalia ka tirsan Ma ahan niman kaftama Dulqad kii wa dhamaday xamar yaad Xaraan iyo xoola is laameed aad dagntihin ku joogtaa Eee dhulkiina aada Acqligiina dhan gadal yuu u shaqeeyaa

  43. cabdiholland says:

    hawar gidir hala dhameeyo iyda ayaa dhulkeeda ka soo crartay ee baahi ay heeyso daraadeed ayeey u dgaaalameysaa waa gaalo haawar gidir muslin mahan idha cade waa yahuud waa gaal wxaan la yaabanahy dadka dhahaaya sheekh indha cade may dhhan yhuud indh cade kuwaas waa gaal waxna mataraayaan lkn dowlda yaa hubsiinysa sidaas ayeey ku badbaadayaan

  44. cabdiholland says:

    haawar gidir hadii aan hub la siinlaheen waa la wasi lhaa hadaaba meedkooda meel la geeyo la weeysnyhay biyamaal asigoon hub lasiinayn ayuu hawargidir la dagaalamay kwran hadii hub la siin lahaa

  45. cabdiholland says:

    hawar gidir islaamka alaah kusoo daro gaalada gaaladu dhashay yahuudka weeynaa ee lagu magacabi jiray indh cade wuu ka sabray gobolka sh hoose intuu ku noolaanayaa hada ma aminsana inuu noolaanaayo iimaan mlahn ileeen diin mlahn cidaan

  46. cabdiholland says:

    biimaal is raacayna hawar gidir iskaba daaa hawiye wax ka qadimaa

  47. cabdiholland says:

    biimaal waa dadkii laa dagaalamay dolda taliyaaniga kna saaray gobolka sh hoose hawaaraneey maxay tahay

  48. cabdiholland says:

    biimaal dhulkiisa waqooyi nawad ayuu u yahau haadii uu maanta ulaabtana ddkiis ayaa u jooga oo soo dhaweeynaaya koonfurtana dhul ayuu ka heestaa kan ugu fiican weliba hawaaraneey ha ooyaan

  49. biimaal sacad gacal adeer says:

    hawar gidir iyadoo hub lasiinaayo weliba ay dowladu cawineeyso yaan garaacnay iyadoo aan la caawineeyn maxay nga qaadee waa su aal ?

  50. g.bari ee somaliya says:

    as.w.w. waryahe wa nasiib daro iyo aqon la aan gel jire miya tihin qabel ayaat isku cayneysan



Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Somali News

download

Ciidamo ka tirsan Dowladda oo siyaabo kala duwan loogu Dilay Muqdisho

July 23, 2014
Muqdisho (Sh M Network)—Kooxo hubeysan ayaa Xalay Ciidamo ...
images

Diyaarad Dagaal oo Duqeymo ka fulisay Degmada Jilib

July 23, 2014
Jilib (Sh M Network)--Sida Goobjoogayaal ay u sheegeen ...
shll-logo

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

July 22, 2014
Markasta iyo goobkasta halkan kala soco wararka idaacada ...
shll-logo

DHAGEYSO Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

July 22, 2014
Markasta iyo goobkasta halkan kala soco wararka idaacada ...
Ceel-Gaal

Nin Darawal ahaa oo lagu dilay Shabeelaha dhexe

July 22, 2014
Qalimow (Sh M Network)—Wararka naga soo gaaraya deegaanka ...
download (6)

faah faahinno ka soo baxayo dagaallo ka dhacay Hiiraan iyo Sh/dhexe.

July 22, 2014
Buulobarde (Sh M Network)—Wararka aan ka heleyno duleedka ...
baarlamaan

Taliyihii Nabad Sugida oo Xubin Baarlamaan maanta loo dhaariyay.

July 22, 2014
Muqdisho (Sh M Network)—Bashiir Max’ed Jaamac ( Bashiir ...
SHABELLE-BNR-350X150-300x118

Yaaqshiid iyo Shibis oo ku baratamay Barnaamijka Tartan Aqooneedka Shabelle

July 22, 2014
Muqdisho (Sh M Network)—Waxaa wali Xarunta Shabakada Warbaahinta ...
msa

Kooxo Hubaysan oo Dad ku Dilay Mombassa, Dalka Kenya

July 22, 2014
Mombasa (Sh M Network)—Wararka hada laga helayo Magaalo ...
download (3)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo Madaxda Dowladda Soomaaliya ku eedeeyay dhiiragelinta Al Shabaab

July 22, 2014
Muqdisho (Sh M Network)—Kadib markii Madaxda ugu sareysa ...