Odayaasha dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye oo eedeeyay Bisha Cas Turkiga | Shabelle Media Network
Friday, November 28th, 2014

Odayaasha dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye oo eedeeyay Bisha Cas Turkiga

Published on October 18, 2013 by   ·   31 Comments

Muqdisho (Sh M Network)-Nabadoon Xasan Cilmi Yaxye Guddoomiye Ku xigeenka Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo la hadlayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu eedeyn dusha uga tuuray Hay’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga.

Guddoomiye ku xigeenka ayaa soo hadal qaaday in Hay’addaasi ay Musuq Maasuq ku sameysay Gar gaarkii ay ugu tala gashay in ay Gaarsiiso Guud ahaan dalka Soomaaliya.

“ deegaanada Hoostaga Puntland iyo Soomaaliland deeqo ayey gaarsiisay balse laga soo billaabo Gaalkacyo illaa Gobolka Galgaduud deegaanada uu ka kooban yahay aanu hal mar sida u soo eegin” ayuu yiri Nabadoon Xasan Cilmi Yaxye.

Hay’adda Bisha Cas Turkiga ayaa ka howl gasha Gobollada Soomaaliya oo idil oo ay ka fuliso Howlo Samafal inkastoo lagu eedeeyay in si cadaalad ah aysan dhammaan Gobollada Gurmadkeeda u gaarsiin.

Readers Comments (31)

  1. gaafaw says:

    all maxay iljeex iimaan beeshey ,hawiye waa ceyr saleebaan murusade,abgaal ,
    xawaadle waa leelekase
    sacad waa ogaadeen
    suruur waa jareer
    gaaljecel saransoor
    sheekhal waa qudub

  2. bader says:

    ma adigaa u dhiibtay gargaarka aad ku eedeynayso mey shaqeystaan duliyahow ..dadka aad magacooda sheeganeysana sharaftoda meel ha uga dhicin waa dad aan gargaar iyo wax lasiiyo aan ku nooleyn oo ah dad shaqeysta,,,,,adiga ninkaagan xasan cilmi yaxye u raadso bisha cas turkey gargaar hadaad uga baahan tahay wakiil nagama aad tihid magaca woqmiyadaasna ihaanada nooga daa muddo labaatan sano aha ayaad wax ku boobeyseen kuna dhibaateyneyseen magacaa ,, maantay dowlad ayaa jirta iyada ayaan kula xisaabtameynaa dhibaatooyinka iyo abaaraha haysta dadkeena saa iyadaa u dhaaratay dadka iyo dalkaba ,,,,intaana waa iga waano walaal,

  3. zahruuji says:

    odoyaasha hawiye kuwa ku qaraabta xishooda waad afdheerateen faroole baad noqoteen yaab maalin walbo idaacada ka caac leeyihiin.

  4. Wadnihii Soomaaliya says:

    Asw, odayaasha qayr badan Allah siiyo aduun iyo aaqiro,aamiin adeeryaal maladiin sheegin miyaa in qaran diidka u dabaal daga maalinta calanka itoobiya lagu balamay in la naaxiyo. Wadada hada lagu socdaa waa qabiiladii calanka soomaaliya Calan kale ku badasha Dowlada Soomaaliyana la dagaala oo xiriirka ka goosta in la naaxinooyo oo mashaariicdoo dhan iyaga la siinaayo. Adeeryaal idinku boorin maayo in aad Soomaaliya kala jartaan maadaama aad dhaxbartamaha soomaaliya aad tihiin, laakiin xaqiina cid aad ka sugtaan yaysan jirin ee idinka raadsada wado walboo aad u martaan, waana ogahay ciidamada ugu badan ee dowlada xasan sheeq in aad idinka tihiin, wax aad adiga leedahay see qaran diid loo siin.

  5. Xasan sheeq maxamuud says:

    zahruuji says:
    October 18, 2013 at 11:28 am
    odoyaasha hawiye kuwa ku qaraabta xishooda waad afdheerateen faroole baad noqoteen yaab maalin walbo idaacada ka caac leeyihiin.
    Reply »

  6. Xasan sheeq maxamuud says:

    ma adigaa u dhiibtay gargaarka aad ku eedeynayso mey shaqeystaan duliyahow ..dadka aad magacooda sheeganeysana sharaftoda meel ha uga dhicin waa dad aan gargaar iyo wax lasiiyo aan ku nooleyn oo ah dad shaqeysta,,,,,adiga ninkaagan xasan cilmi yaxye u raadso bisha cas turkey gargaar hadaad uga baahan tahay wakiil nagama aad tihid magaca woqmiyadaasna ihaanada nooga daa muddo labaatan sano aha ayaad wax ku boobeyseen kuna dhibaateyneyseen magacaa ,, maantay dowlad ayaa jirta iyada ayaan kula xisaabtameynaa dhibaatooyinka iyo abaaraha haysta dadkeena saa iyadaa u dhaaratay dadka iyo dalkaba ,,,,intaana waa iga waano walaal,

  7. Xasan sheeq maxamuud says:

    all maxay iljeex iimaan beeshey ,hawiye waa ceyr saleebaan murusade,abgaal ,

  8. sahra says:

    Gaafaw ma adigaa ka dh
    igay qabiilada qabiilo eysan ahayn markaad leedahy
    Sacad=waa ogadeen
    Xawaadle waa=leelkase
    Saruur waa =jareer illaah baan ka magan galnay darood in aan qabiil u hoos fariisano ee afkaaga edab u yeel ma anagoo madax hawiyaa baan majo darood iska dhignaa is daji adeer

  9. shabeel says:

    Oday Hawiye ma hadal baa u yaal maanta? Xitaa Tukidii idiin soo gurmatay baa?

    Magaciina waa la weynayaa haddii aad dhacdhaca joojin weydaan mooryaanyahay wada aruurtay!

  10. C M C IN JOHANNESBURG says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war hawiye kaleexo gaaafow maxaaad naga rabtaaa sxbow kkkkkkkkkkkkk hawiye waa tiro baday xataaa bada ayaaa isbaaro nootaaalaaaa kkkkkkkkk

  11. A b c d e f g h i j k l m n o p q r s t u v w x y z says:

    HAWIYE NO CHOICE wax u fiican iyo wax u daran mayaqaanaan in la waso bis ayee ku fiican yihiin sankana laga duro sidii bari dowlada falastiin ay sanka ugu duri jirtay yahuuda israel naclatallah

  12. luul says:

    ilma aderayal inaga daaya dacaayada qabiilka alla umaso dajin qabilka in laysku aqoonsado mooyee maaha inlaysku ceyo ama layskugu faano

  13. Fadhiyare says:

    Adeer marka aad ka hadasho somaali waa Hawiye+ Daarood +Dir +Digil iyo Mirifle iyo kuwo kale marka waxa oo dhan oo toban malyan ma aha aniga waxaan beri ku Soviet Union waad garan kartaa inta ay waagaas la ekaayeen haddaba dadka omaaliyeed aan isu doono ninka somaaliyeed oo caayey Hawiyey isagaa is caayey ogow adiga oo mid ka mid ah gacataada caayaya kama duwnid waa inaan xoolaha ka duwanaanaa

  14. Fadhiyare says:

    Adeer marka aad ka hadasho somaali waa Hawiye+ Daarood +Dir +Digil iyo Mirifle iyo kuwo kale marka waxa oo dhan oo toban malyan ma dhanna aniga waxaan beri ku nolaa Soviet Union waad garan kartaa inta ay waagaas la ekaayeen haddaba dadka omaaliyeed aan isu doono ninka somaaliyeed oo caayey Hawiyey isagaa is caayey ogowwxay taas la mid tahay adiga o gacataada midig caayaya kama duwnid waa inaan xoolaha ka duwanaanaa
    haddii kale xoolaha sidooda oo kale waa inaan u fakaraa

  15. abdirahman shire says:

    Maad boobto intaad dacwooneyso manaloo kadaray soo ragii duuli jirey ma ahin

  16. Asad xarrako says:

    Sxb somaalida hjad ba ninkii ciil qabo ayaa caaytamo hawiye naa waa ka wayn yahay nin dhagaysta marasta ku hoos nool caay dooda hadaba kabla laxow caayda iska dhaafa awalba xaqiina un ka ayaa u doodi jiray oo hawiye idiin kaga qaadi jiray san dareertada la idin siiyo ragii xaq u dirir kaahaay na way joogaan isman is dhiibin waa ragii sade madarkicis lahaa hanoo laadaan

  17. Qoryoley sh/hoose says:

    Ugaas shiekh iirow ugaaskii hre ee beesha shiikaal rerow xasan

  18. Nabad la,aan,waa,horumar,la,aan--dk says:

    ku-cid kastoo rabta Wax saxan walaal waan idin salaamay dhammaan comment,ka hadalka wanaagsan iyo warbaahinta shabeele .. walaalayaal ogooda fikirkiinu wuu saxnaankaraa wuuna khaldami karaa marka walaal ha isu arkina inaad %100 saxantihiin waayo sababtoo ah marka hore waa sax in soomaaliya ay tahay dawlad fadaraala marka xigana madaxweynaheeduna yahay xasan shiikh maxamuud ,saxna ay tahay in soomaaliya ay masuul ka tahay dfs ee uu hogaamiyo mr xasan shiikh maxamuud ,baarlamaankuna yahay wakiiladii gobolada .marka walaalayaal ma is weydiisay waxii waxaasoo dhan ka horeeyay inaysan weli jirin sida 1-shabaab oo weli qasaya nabaddii soomaaliya meelo badanna kataliya .2-in fadaraalkii dowligaahaa ee gobolada aysan weli dawladdu ku guulaysan marka laga reebo puntland .3-iyo dawladdii weli aysan gaarin dawlad wanaag oo xiitaa ay jiraan musuqmaasuq iyo Wax qabad la aan .4-iyo dfs oo uu hogaaminaayay mr xasan shiikh maxamuud oo weli ka gaabisay arimihii gudaha iyo amaan la aan caasimaddii soomaaliya ka taagan .marka walaalayaal maxaa diidaya in puntland iyo soomaaliland lasii hormariyo nabaddeeda iyo dhaqaalaheeda oo soomaaliyoo dhan dantu uugu jirto .waxaa kaloo,loobaahanyahay inta dawladdu ka dhamaystirayso sharciyadda saxdaa iyo dhamaystirkii dawlad goboleedyada iyo dibu hishiisiinta soomaalida iyo nabad kusoo celinta soomaaliya oo dawladdu ka sifayso shabaab oo ay dawladdu garabsato puntland iyo ximin iyo xeeb iyo jubba,land iyo ahlu sunnah wal jamaaca iyo galmudug oo xiitaa dawladdu intaas kor aan kusoosheegay ee dawlad goboleedyada hadday dawladda fadaraalka soomaaliya ay naas nuujiso waxay ka heli lahy garab iyo gaashaan .marka walaalayaasha fakrad wanaa,jiskow dawladnimadu maahan in dawladdu dadkeeda cunaqabatayso oo ay tiraahdo maya Wax walba waa aniga ah DFS ayadiina awoodii dawladnimada aysan u dhamaystirnayn gabagabadii aniga waxaa ila quman madaxweynaheena inuu cunaqabataynta iyo xaasadka iyo dibu celinta burburka waddankeena hooyo dib loogu celiyo 1991 maahan .soomaaliya waa jirantahay waxaana ku dhacay xanuunka kansarka subxaanullaahi ,oo ah qabiil waxayna u baahantahay in ladaaweeyo oo sixeeladaysan gacanta ku dhigo soomaaliya cadawga iyo midda iyadu isku hayso in madaxweynaheena xasan sh maxamuud daaweeyo .walaalayaal comment,ahaw soomaaliya ma u baahana khilaaf dawladda dhexe abuurto balse iyadaa laga rabaa inay khilaafka soomaaliya xaliso .tan iigu dambaysa oo ah ha ogaado madaxweyne xasn waxuu noqday hal ninkii korisay ay jabisay oo kale waayo puntland geed dheer iyo mid gaaban bay u fuushay inay kumeel gaar soomaaliya kabaxdo waana ku guulaysatay nasiib darro se dawladdii ayadu masuulka ay ka ahayd baa cunaqabtaysay oo awoodii dawladnimana isku koobtay ,taasna maahan mid soomaaliya dawladnimo ku gaarayso ..wabillaahi toowfiiq

  19. Wadnihii Soomaaliya says:

    Asw, odayaasha qayr badan Allah siiyo aduun iyo aaqiro,aamiin adeeryaal maladiin sheegin miyaa in qaran diidka u dabaal daga maalinta calanka itoobiya lagu balamay in la naaxiyo. Wadada hada lagu socdaa waa qabiiladii calanka soomaaliya Calan kale ku badasha Dowlada Soomaaliyana la dagaala oo xiriirka ka goosta in la naaxinooyo oo mashaariicdoo dhan iyaga la siinaayo. Adeeryaal idinku boorin maayo in aad Soomaaliya kala jartaan maadaama aad dhaxbartamaha soomaaliya aad tihiin, laakiin xaqiina cid aad ka sugtaan yaysan jirin ee idinka raadsada wado walboo aad u martaan, waana ogahay ciidamada ugu badan ee dowlada xasan sheeq in aad idinka tihiin, wax aad adiga qaranka difaacaaya leedahay see qaran diid loo siin.

  20. Wadnihii Soomaaliya says:

    Asw, odayaasha qayr badan Allah siiyo aduun iyo aaqiro,aamiin adeeryaal maladiin sheegin miyaa in qaran diidka u dabaal daga maalinta calanka itoobiya lagu balamay in la naaxiyo. Wadada hada lagu socdaa waa qabiiladii calanka soomaaliya Calan kale ku badasha Dowlada Soomaaliyana la dagaala oo xiriirka ka goosta in la naaxinooyo oo mashaariicdoo dhan iyaga la siinaayo. Adeeryaal idinku boorin maayo in aad Soomaaliya kala jartaan maadaama aad dhaxbartamaha soomaaliya aad tihiin, laakiin xaqiina cid aad ka sugtaan yaysan jirin ee idinka raadsada wado walboo aad u martaan, waana ogahay ciidamada ugu badan ee dowlada xasan sheeq in aad idinka tihiin, wax aad adiga qaranka difaacaaya leedahay see qaran diid loo siin.

  21. Nin Hawiye ah says:

    habargidir tuuganimo kama weeynaato

  22. Mowlid aden hassan says:

    Hay ada dalka oo dhan wax ma wada gaarsiin karto ileen iyada dowlad ma ahan keli meesha u suuragasho un bay gaarsiinaysaaaa

  23. G.Sh.Hoose/Afgooye/wiil Galadi. says:

    Habargidir iyo kuwo kale ayaa sidaan oo kale u fikira. Kuwani waa cadow waxa jwb ah in lalaayo.

  24. qalanjo. says:

    Galadina goormu bartay wax leynta. Horta ma taqaana sida saxda ah ee qorayga AK47 loo qabto. Markaas wax laay.

  25. Cadaado says:

    ASC, dhamaantin,
    Waa umad wada tuugsaneeysa, misana wada tuuga ah. Maamul beeleedyada Puntland, iyo Somaliland, iyo waliba kuwaan qashinka ah ee odayaasha Hawiye sheeganaya, dhamaantood waa cawaan rabta in eey tuugsasha ku noolaadaan. Balse, fariqiga u dhaxeeya ayaa waxeey tahay, odaygaan qashinka ah ee Hawiya aan u hadlayaa dhahaya, isaga iyo dhamaan kuwa kale waxeey ku fashilmeen in sida Isaaqa iyo Majeerteenka eey isku abaabulaan si qabiil ah. Marka, isaga iyo kuwan xun ee Shabeele Net, ee raba in eey warkiisa faafiyaan waxaad tahiin faashiliin. Nambarka xajista, hadii aadnaan dantiina garan mardhow waa la’idiin talin, amaba waayaha ayaa idiin talin. Nijaasyahay caqliga xun. God bless Somalia.

  26. run sheg says:

    niman yahow somalida wax mafah man il jex intay somaliya joogta somali nabad lagamafilayo aniga waxan kudhashay mahaday nagtan habarta labaxday xaran lacuna ayay kuwalacday mar kay uray satay horta away nin ki kadhalay waxan balweydiya ya habartan waxan kadhalay war ilen balayo niman yahow mudulod cebeysena horta ina ayad taha saruur aya ku leh dhaladan ahay kkkkk wa in somalida is ka kaqabata

  27. Xaqa u hiiliya says:

    Soomaaliyeey doodii way badatay si xaqa iyo baadhilka u kala cadaado aamiin
    hala yiraahdo qof walba, Kuwa Qabiil dhan caaynaya Afka iyo faraha Allah ka qaloociyo oo masiibo Allah ku rido Aamiin dhaha. Kuwa kutubka in laysku xukumo dagaalka kul jira masiibo Allah ku rido aamiin dhaha. Kuwa Alle dartii u istaagay in kalimada Alle kor ahaato tan kufrigana hoos ahaato iyo kuwa xaqaas ku taageersana Allah u gargaaro aduun iyo aaqiroba Aamiin aamiim aamiin.

  28. dulmi naceyb says:

    Tuugsi iyo tuugonimo lagama weydaadi ileen.kkk war ma ayakaa war udhiibtay aloow hawiye ugargaar.

  29. DDD party says:

    jecliyaaa darood ka duur jooga markey caano boore helaan sey u matagaaaaaaa. wabaaaaaaaaaac. keep cryin till you ask a refuge for HAWIYE.



Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Somali News

paedophile-gang-somalia-abused-children-bristol

Bristol: Paedophile Gang from Somalia Convicted of 40 Child Sex Crimes

November 27, 2014
Bristol( Sh M Network)- Thirteen Somali men have ...
9DA0FA1B-1B96-4571-BFDB-625EEA0DF454_w268_r1

Maraykanka oo Muwaadiniintiisa uga Digay Inay u SafraanDalka Jabuuti

November 26, 2014
Washington( Sh M Network)- Wasaarada Arrimaha Dibada Mareykanka ...
WHO

Iska baro kanserka ku dhaca Dhuunta (hunguri mareenka)

November 19, 2014
Waxaan jeclaystay maanta in aan ka hadlo xanuun ...
bayflag

Shariif Xasan Sheekh Aden oo Loo doortay Madaxweyne

November 17, 2014
  Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh ...
golaha wasiirada

14 Wasiir oo bayaan soo saaray

November 17, 2014
  Shalay gelinkii danbe ayaa waxaa soo baxay bayaan ...
villasomalia

Dowlada: Wax Madafac ah kuma so dhicin gudaha Madaxtooyada

November 17, 2014
Afhayeenka xukuumada Soomaaliya ayaa beeniyay hadal ay ku ...
sharif hassan

Musharax Madaxweyne Mamul-Goboleedka Southwest State

November 17, 2014
X-Gudoomiye Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku dhawaaqay isagoo ...
somaliland

Siyaasada Somaliland oo Qasan

November 15, 2014
Wararka naga soo gaaraya ilo madaxbanaan oo ku ...
ukfag

Britain oo ka walaacsan Qilaafka madaxda sare ee Somaliya

November 12, 2014
  Britain ayaa qoraalkan ku sheegtay inay ...
untitled

Bulobarde oo weli Go’doon ku jirta

November 12, 2014
Wararka laga helayo dadka degaanka ee degmada Bulobarde ...