Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo xilka Nabadoon laga qaaday | Shabelle Media Network
Thursday, October 23rd, 2014

Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo xilka Nabadoon laga qaaday

Published on March 1, 2014 by   ·   54 Comments

Muqdisho (Sh M Network)—Odayaal, Waxgarad iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Beesha Reer Xaaji Saleemaan oo kulan ku yeesha Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la xaliyay khilaaf ka dhex jiray mudooyinkii u dambeeyay Beesha kadib xil ka qaadis lagu sameeyay Nabadoon Axmed Diiriye Cali.

Kulankan ay Muqdisho ku yeesheen Waxgaradka Beesha Reer Xaaji Saleemaan ayaa ku dhawaqay Xil ka qaadista Nabadoon Axmed Diiriye Cali iyadoona xilkaasi loo magacaabay Salaad Maxamed Liibaan.

“Falanqeyn iyo Shirar badan kadib waxaan si diiran u soo dhaweneynaa Nabadoonka guud ee aanu dooranay oo loo magacabaay Xilkii laga qaaday Nabadoon Axmed Diiriye Cali” sidaasi waxaa kulanka ka yiri Malaaq Jaamac Macali Cabdi oo ka mid ah Waxgaradka ka qeyb galay kulanka.

Ugu dambeyn, Odayaasha iyo Waxgaradka ka soo jeeda Reer Xaaji Saleemaan ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyay Salaad Maxamed Liibaan  oo ah Nabadoonka Cusub ee lagu badalay Nabadoon Axmed Diiriye Cali .

Readers Comments (54)

  1. AHMED-INBOW says:

    Benta

  2. AHMED-INBOW says:

    Axmed diriye waa nin mudan mahad celin buuxda waana geesi halyay ah umada somaliyed na sharafkudhex leh taariikh dana baldahab ah buu uga qoran yahay

  3. wareeto@com says:

    reer xaaji suleebaan hawiye ma matali
    karaan, axmed diriye waa nabadoon hawiye
    ee ma aho saleebaan oo kaliya

  4. ali hiiraan says:

    nabadoonoow xaal qaado war ma ninkan tuuga ah ee guryahay biliqada ku haysto maa leedihiin waa nabadoon war waa saqajaan aan aqoon ilaah waa in la xiraa inta noloshadiisa ka hartey

  5. THE REAL WIIL SH/HOSE says:

    tuug tuug dhalay weeye ninkaan lagu magacaawo dhig yacab axmed diriye o qabiliste ah. so wax news ah uma arko lakin lama yaabayo shabelle waaloga barte bun buninta tugada somalia after 24 years ee weli ka degi la dahay

  6. iskabuuf ninkii ku buufo(buulay asal) says:

    EEN RUNTII WAA NIN BADOON AH XIL KAS,XIG MAD,MAWAADINO IYO GEESI NIMO ISKU DARSADAY.

    TARIIQIYAN NINKAN JIFADIISA MA DOORAN OO WUXUU KA MID AH OGAYAAL ISKOOD UGU ISTAAG WANAAGA UMADAN MARKA JIFA WUU KA DHALAN KARAA LAKIN JIFO XIL UMA DHIIBAN

    XILKUU HAYANA DHAXTOOYA MAHAN EE NINKII GUDAN KARO EE hAWIYA HA YAA LOO DHIOBAYA LAKIN NINBAA SOO MAGACABANAY WAXAY KA DHIGAN TAHAY ANAGAA YAA LEH BOOSKASS TASSNA WAXBA MA SOCONEYSO

  7. hibo luula says:

    Aawat odayaasha hawiye waxeey qabteen sow tan umadi markey nimca yar aragtaba ls barakicinayi

  8. Axmed mashruuc says:

    Kkkk axmed saqajaan xilkii malaga qaadey kkkk wuxuu ahaa nabadoonka beelaha faqriga ,isbaarada ‘bililiqada waankaxumahay hada xaguu kahelayaa xaaraanti

  9. Bosaso says:

    Nabadoon xaad weeye ninka tuuga axmed diiriya xaad aya jeebka ku watay

    • ismaiil ciilmooge says:

      asc to bosaso wr haku dambaabin waa nabadoon xaad & diriye lkin fadlan kadaa cayda waa hal yaa waa ku horseeday in gaaladi werar lagu qaday kacshay dhalinti shapapka ahaa notice hdi aaad dayn ku ledahay ama aad wax dhib ah ay ku geystee kalay maxkamada cadaalad eee banaadirrrrrr byyy

  10. mohamed says:

    Somalia wax nabadoon ah majiraan dhaman waa laalush qaatayal

  11. AHMED-INBOW says:

    To ali hiiraan sxb wanku aqan adoo kale waxaatahay bon cuqdadi kabuuxdo ee kaalay adi inta xitaa hoyadaa son wadatid xir axmed diriye badow xumoo man gab ah ayaa tahay cuqdadana wadladhimanay saa ilen adun ma arsan kar tide uf

  12. ahmed says:

    Walaal aad ayey ugu fududaadeen reer xaaji nabadoonka teeda kale
    Ma aheyn nin reer xaaji nabadoon uah
    Waxow ahaa nabadoon naga buujiyey majeerteen kii iyo amxaaradii iswadatey ee waain laxaal mariyaa nabadoonka

  13. Xaaji says:

    Shabele nacalad idin ku dhacday c/maalig candha wayne waa nin baqtiyay waxa uuna rabaa in uu helo qolo u taageerta nidaamka itoobiya iyo cirfo waxaa xaqiiqa in uu yahay nin ka shifmay.

  14. Saleeb says:

    Waxaan ku qoslay beentaan waa layaabe goorma ayuu Saleebaan Malaaq yeeshay nin ka layiraa jaamac Arixun waanin magaalada muqdisho katuugsada bal ninkaas iyo waxa lamida hadal kooda yaa rumaysanaya.

    • ismaiil ciilmooge says:

      kkkk war waa sax waxaa leeyahay tifa tiraha idaacadda iska hubi qoraalak malaaq waxaa leh dadka digil & mirifle saa lasoco byy

  15. Cadaad says:

    Waxaan rabaa in aan halkaan ka cadeeyo in mudane sare Nabadoon Ahmad Diriye Ali Gadiid 40 sano yahay Nabadoon lugu caana shubay xabadana loo riday yahay Nabadoon sharfane waxa uu lasoo shaqeeyay nabadoona dii waa waynaa sida shire ciyaaye Nabadoon erag Nabadoon dhoore hasan iyo dhamaan ragii qaaliga ahaa ee markaas jiray. Waxaan rabaa in aan wasiirka war faafinta musdaf dhuxuloow digniin gaarsiiyo idaacada shabeele milkii laheeda iyo shaqaala heedo maahan kuwa ku howlan howla saxaa fadeed waxa ay gacanta kula jiraan isku dir iyo in loogafo dad ashqaas ah aya goo ku shaqeeya hadba qofkii evc wax ugu soo tuura idaacada shabeele waxay been ka sheegtay beel dhan iyo Nabadoon guud waxay sheegtay in qilaaf ku kala jiro beesha Saleebaan arintaas waa been waxay sheegtay xil laga qaaday Nabadoonka beesha waabeen. Waxaan umada soomaaliyeed iyo dowladaba u sheegaynaa in shabeele xarbi iyo duulaan tahay! Anagoo ah beesha Saleebaan waxaan goosanay in aan iska difaacno sidaa daraadeed hadhow yaan ladhihin wariye hebel iyo waxaan loo joogin, macasalaamo iyo qabar kaan man kuxiga.

  16. Kaariye says:

    Aniga waxaad igu daysaan cunaga ruu fiyaanka ah ee layiraa Maxamad cabdi xasan waanin ka 2 aad ee shabeele waxaa adeer u ah Nabadoon diiriye shaqada shabeelaba asagaa geeyay waxa uu kawaas teeyay Abwaan guure wagaas guure waxa uu yiri war iga wad cunugu sumaysan Adeer Ahmad diiriyoow laakiin odagu wuu ku adkaystay in wiilka shaqo loo siiyo , doofaar diifle waa ogaa doontaa hadii aadan Hooyadaa bari ugu cararin markaan dhafoorka kaa duleelino.

  17. sihaam says:

    xilka wixii loogu qaaday ma ogtihiin ha iska yeerinee?.

  18. Xirsi says:

    Hooyadiin wasa shabeele Saleebaan waa mid waana siduu waligii ahaa ilaahay ishiina hanaga duwo cayr waa naqaa aa soomaali waxay tiri lag nin kii uloogay dishaa liida doqoneede cadow nimadiina waan aragnay nimanka maantay sooqoray waxaas lala badaa,

  19. Maxamed Macallim Cali UK london says:

    Ninkaas nabadoon ma aheyn ee wuxuu ahaa siyaasi can ah oo colaad abuur islamarkaana dadkii Alshabab wax ka sameeyey ama abuurey ayaay lagu tiriyaa siiba dadka aqoonta u leh Somali iyo wixii dhex marey labaatankii sano ee la soo dhaafey

  20. Ali says:

    Waxaa xilka looga qaaday wuxuu soo dhawystaa Sacad iyo c/kariin guuleed .

  21. Faxiyo says:

    Nin kaan wuxuu ahaa nin mucjiso siyaasi / caaqil waxaa lahubaa la’aan tiis maantay amxaarada iyo c/laahi Yuusuf qoon kiisii maantay hawiye jawaan ayaa dhabarka laga saari lahaa waxaan xasuustaa maalinkii Galaal iyo Culusoow oo qaawan xamar xaafad kasta la dhax marsiiyay,

  22. Hodan says:

    Shabeele iyo jaamac ari xun warkoodu waa dhuuso waxaana ka danbeeya safiirka itoobiya tuug sare Gabre .

  23. Hassan dheere says:

    kk yaab goorma ayaa laga qaday axmed diire xilka aad sheegeysaan A/diireiye waa afhayeenka beelaha hawiye nabadoon ama samadoon jufo ma,ahan waana nin geesi ah oo aan xaqa ka xishoon ,, shabelle anshaxa saxaafada ilaaliya beesha reer xaaji khilaaf kama dhaxeeyo Axmed diiriyana waa nin somaali oo dhani jeceshahay

  24. Badbaado says:

    Shareecada ayuu xalka aduun iyo kan aaqiro uu ku jiraa. Gaalada hubeesan ee dalka muslimka soo gashay 2006 dii munaafiqiineey meeshaad doontaan aduunka ka jooga waaD ogeedeen In mudug illaa Raaskaambooni iyadoon gaalo amni sugta aysan joogin waad ogeedeen amnigii Alle ina siiyay waana hubaal hadii kufaartaan dalka joogta maanta aysan ku soo duuli laheen kutubka Alle in laba bil gudahood illaa Loowyacade illaa Raaskambooni Dawlad Islaami ah laga taagi lahaa. munaafiqiineey Gaalada Dawladii islaamiga aheed iyo amnigii iyo israacii shacabka waxay ku badaleen amni daro iyo kufsi iyo dhac iyo dil iyo qabiiladoo is xasuuqa Iyo 100 madaxwayne iyo 100 calan iyo Boqol dastuur iyo madaxwaynayaashaas oo mid mid ka amar qaata aan lagu arag iyo madaxwaynayaashaas oo markay gaalada kenya iyo gaalada itoobiya hor taagan yihiin hoos aadiya madaxooda lagana xukumo Addisababa iyo Nairobi ayay soo kordhiyeen gaalada iyo munaafiqiinta u sacabo tumeesa ee Jaajuusiinta ah. Munaafiqiineey ma waxaad idinka gaalada itoobiya iyo gaalada kenya maleegeesaan ma waxay idinla tahay Diintaan iyo dadkaan iyo dalkaanba cid leh oo difaacata in aysan jirin? munaafiqiineey maxaad xukumesaan.

  25. wiil hawiye says:

    Nabadoon axmad diiriye waa halyeey hawiye waana uga mahad celineynaa wax qabadkii uu u soo qabtay beel weynta hawiye ka dib markii masakiinta darood ay ethiopian naf bideen taas uu u dhabar adeega. Xaad iyo odayganba tarikh dahab ah ayeey somaliya ku leeyihiin oo qarinkii somalia bey u istageen

  26. Ali Aar says:

    Nabadoon maaha ee waa tuug tuug dhalley oo caado qaata ah dadka hawiye dhibaatada ku dhacdey ugu horeeye weeyo naarta alaha kugu dheereyo

  27. Wiil majeerten says:

    Maanta yaa wata ethopia ma hawiye mise darood dhul uu darood leeyahay nin ethopian ah kuma sugna anagu dantaan ka lahayn ethopia waa ka gaarnay 2006 markaan hawiye muqdisho ku xasuuqaynay maalintiina 1000 qof dhimanayeen marka anagu hada ethopia dan kama lihin

    • Wecel MJ says:

      kkkk Walee hawiye inuu raganimo iyo adkeeysi idinka badiyo oo hawiye meeshuuu maalin gooyo aadan sanado soo mari karin hawiye ragiini waa ragii MJ maxaa yeelay adinkaa lahaa hawiye wuu na kufsaday wuu na dilay IWM marka hadaad raganimo leedihiin maxaadan iskaga dhicin markuu idin kufsanaayay markuu idin dilaayay mase hadaad xoogaa iska soo dareenteen MJ 99.9% waa laga roonayaal oo ragooda iyo dumarkooda waa isku hadal iyo isku dhaqan ragii gacmaha beey cilaan wada saarteen sidii dumarkii kolkaa hawiye aa ka galay dhoor tiiro taa meey hilmaameen MJ

    • Run-sheeg says:

      Waryaa, boqol magac soo bad-badalo si aad soomalida xasaasiyad u dhax-dhigto, waan ku og nahay, dhuuni qaato ayaa tahay allow kan iyo kuwa la midka ah luqada soomaliga ka madoobee, anaga oo dhan ayaa 10 milyan ah, miyaad qabiil iyo jifo noo kala soocaysaan, war cadow fara badan ayaan leenahay, qaar diintayna ayay cadow ku yihiin, qaarna dhulkeena, qaarna barwaaqada oo xoolaha, beeraha macdanta iyo betroolka ayay cadow ku yihiin, intaas anaga oo leh, oo 10 milyan ah, walee in nala boobayo oo dagaal iyo colaad nala dhax dhigay walee soomaaliyay saan isku dhaama oo isjeclaada qabiilka yaan wax lagu darajeyn, dalka iyo diinta kufaarta ka xoreysta ee dhaq inaad tarantaan isku daya, cadaaladna waa 1 koow

      • Wecel MJ says:

        To Run-sheeg sxb waad mahad santahay waanadaada wanaagsan. anigu xoogaa ninkaa baan iska yara dhicinhayay kolka caadifad kale ma jidho sxb mahad sanid mar labaad.

  28. kkkkk says:

    hadan ayuu gaas la soo saxiixday waxii nawaaxiga gal gala jooga in labaqti jiido ee wax tara hee shabaab xagiin ayay u soo burinay danta la leeyahayna waa in xabashi intii ay leysay 77 ilaa maanta in la eg one week ladiinka laayo sida hawiye oo kalana rag ma ihidiin oo wax ma iska celin kartiine

  29. Abu yusuf says:

    Kkkkkkkk ar yaa alayaqaan saleban cidiya madobe miyaa ree xaaji saleebaan loo bixiye yaab badanaa

  30. Mohamud says:

    HAWIYE NIN AAN TUUG AHAYN MIYAA JIRA OO GURI XAARAAN AH DEGANAYN. HAWIYE CAQLI MA LEH TUUG BAA LAGA QAADAY TUUG KALE BAA LOO DHIIBAY WAA CAJIIB MAXAA U DHEXEEYA. MARKA LAGA BILAABO MADAXWEYNAHA ILAA HAWIYE KAN UGU HOOSEEYA WAA WADA TUUGO IYO XAARAAN KU NOOL FUCK THEM ALL

    • Wecel MJ says:

      adeer wacal MJ oo aan aabo laheeyn hawiye habartaa muu maalin cad kugu hor wasay walee inuu hawiye rag rag dhalay yahay maxaa yeelay MJ ayeey sidii dumarka uga qeeylisiiyeen canugaadaan Mohamoud wata waxaa tahay shiibaa oo aan aabo laheeyn laga yaabee dhilooyinkii MJ ee aan shanta boqol ee shilin ku wasay ineey ku dhaleen aabahaa inaan ahay laga yaabee oo aad i inkireeyso sxbow adeerkaaa ama aabahaaba inaan ahay baa laga yaabaa marka cago dhigo shiiq.

  31. kulle says:

    Waxa laga qaaday waa nabadoonimada Saleebaan ee ma ahan Afayeenka Golaha Hawiye

  32. Baahalow says:

    axmed Diiriye Cali Waa Halyeey Qaran, Taariikhda Umadda Soomaaliyeedna Baal Dahab ah ka galay.
    kACDOONKII LOOGA SOO HORJEESTAY cIIDAMADA aMXAARADA xiligii ay Muqdisho soo galeen oo Mooryaantii Maxaakiimta iyo Alshebaab kala Firdhadeen wuxuu ka mid ahaa Odayadii horjoogayaasha u ahaa Halgankaas Allaha Xafido, waxaan u qirsannahay inuu yahay Nabadoon soomaaliyeed oo taariikh Fac weyn leh Khilaafka Beeshiisana waxaan ku faraxsanahay in la xaliyay laakiin doqomada Faalada Soo qorayoow yaan loo Gafin oday soomaaliyeed Caay iyo Aflagaado waxay u sugnaatay Cabdullaahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geedi, Kuwaas hala cambaareeyoCadaabta Alle ha ku bahoobaane!

  33. Calasay2 says:

    Asc war soomaaliyeed Allaah ka baqa Saleemaan iyo Cayr waa walaalo wax dhib ahna madhexyaalaan warka saxaafada ku qorana ma quseeyo walalaha ee danihiina raacda Nabadoon. Axmed Diiriyana ha jiro Cadawgiisana ha jabo ogaada dad waxaa jira xumaan ta ka shaqeeya wax a kama qaadi karaa isku mana diri karaan Saleemaan iyo Cayr waa walaalo waana mid cadawgoodu hajabo

  34. Calasay2 says:

    Axmed Diiriye waa Hayley wuu na kasareyaa qabiil ee ogaada

  35. Tooratorow says:

    hawar gidir nin tuug ah hadii la dilo waxey dhahaan mu’adin ayaa nalaga dilay marka mooryaan ka qaad mooryaan u dhiib lee waaye sheekadaan

  36. xasan-kahiif says:

    waa arin aad ufiican haboonaydna in marhore lasameeyo,waayo waa nin kashaqayn jirey fitno iyo iskudirka beelaha soomaaliyeed ee walaalaha ah khaasatan waxaa lagu xusuustaa mawqifkii uuka istaagay JUBBAKLAN marka mahayn nabadoone wuxuu ahaa naar afuuf.

  37. joof says:

    axameddiiriye markii wax galka hawiye inta isku yimaadaan xilka nabadoonimada ee uu hawiye u hayo ka qaadaan heegaana sababta ayuu xlkiis qaadanyahay. saleebaan xil uma hayo axmed diiriye kaligood xin kama qaadikaran. hadiii aay nabadoon doorteen rag dheh kaas aay doorteen ayaa kaligood matala. axmed waa a sareeyaajuffo hawiye oo waa nin hawiywoo dhan u madaxa horta taas liqa.
    teeda kale axmed sumcadiisa hore ayuusamaystay oo geesi lawada ogyahay weeye. geesi alle ma xilo weligiis. aakhro jano ayaa sugaysa. axmed waa ninkii gabre saraakiishiisii oo bastoolad wajiga uga haysa ku yiri gala aga injirtiina anigu soamli baan ahay agtaydana waxaad ka tihiin wuxuush cadow ku ah ummdda somaaliyeedmeelkasta ooy joogaan. waa la yaabeen oo xataa xabashkii aya yiri kani waa geesi afrikaan oo qadiyad leh. haddii uu difaacaayo qadiyad afiricaan xataas sidaas ayuu ugu dhiiran laha o gacantayda ma qbato. ayeey yiraahdeen saraakiishii ethiopianka ee uu caayey markii aay handaden. han noolaad axmed diiriye iyo sidiisa u ah geesi soamliyeed.

  38. Qaali Ahmed says:

    Nabadoon ladoortiyo darman qaranku leeyahay
    Dambii kii kagalayee wadkii cago ku doontoow
    Ahmed Diriye Ali waa halyey somaliyeed, somali dhan buuna xilka nabadoonimada uhayaa,sheekadanina waa sheeko ay wadaan koxyar ee mucarad ah tafararuqna raba

  39. NINKII TALIN JIRAY..HADE WAA( ABSUGE ) says:

    VIVA AXMED DIIRIYE YAA SALEEBAAN QURUNLE CALOOSHA KA JIRAN KALA TASHANAYA . AXMED DIIRIYE …. AXMED DAYAXOOW HAWIYE HAWIYE DHALAY BAA TAHAYE MAXAA LAANGAAB CUQDAD QABA… OOO TOLKAAYA KAAGA GIDHIIIISHA

  40. RUN SHEEG says:

    WAXAAN AAD UGU MAHAD CELINAYAA ODOYAASHA DHAQANKA EE BEESHA RER XAAJI SALEYBAAN WAXAANU LEYAHAY MAR KOWAAD IYO MAR SEDEXAAD BA WAA MAHADSANTIHIIN HADII AAD GARATEEN IN AAD XILKA KAQADAAN ODAY MAGACIINA IYO SHARAFTIINA KU CIYARAYO ADEER KEY AXMED DIIRIYE IYO KUWA LA SOCODO OO MA XISHODAYAASHA AH SIDA XAAD OO KU LEH WAXAAN AHAY AFHAYEEN HAWIYE HADA BEESHA UU KA DHASHAY INTA SOO DHEX FARIISTO LEH DOOWLADA AYAAN XERIIR U JARNAY HADAANU RER CAQLI LAAWE KAAS ILAAH BAAN IDINKU DHAARSHAY KAASI MIYAA ODAY HAWIYE AH MISE WAA TUUG QAAINUL WADAN AH OO MA XISHOODE AH AXMED DIRIAYANA WAXAAS AYUU LA HAL MALAA WAXAANA HANBALYO U DIRAYAA NABADOONKA CUSUB WAXAANU LEYAHAY NABADOONE HA MARIN WADADII UU MARAY DHIIGYO CABYADII AXMED DIIYE IYO XAAD MAALINTIINA SHAAR HAWIYE OO BEEN AH XERAN HABEEN KIINA SHAAR SHABAAB XERDAN OO GACMAHA DHIIG KULA JIRO TAAS ISKA ILAALI

  41. C/qil yare says:

    Hadaad Giisi tahay meel kastaba Cadowga Guulaaya Giiryaalihii Kula Dhashaa Gaalo Kaa Necebe. Waxay taasi Aheed suugaan tii abwaan Galayax, Nabadoon Ahmad Diiriye waxa uu u dhaxeeyaa 70-80 sidaan qiyaa sayo inta aan maqlay waxaa ilaah siiyay owlaad badan oo lugu qiyaasay ilaa iyo 150 isugu jira waxa uu dhalay iyo waxay sii dhaleen halkaas waxaa kaaga muuqata in isga kaliya isku filan yahay intaan cid kalaba lagaarin magacna waxaan umalay nayaa majiro qof qaan gaaray oo aan maqlin wuu yaryahay. Isku soo wada duuboo asagu waa maami karaa laakaan dad kiisu waxaan filayaa inta uu nool yahay taladiisa way u baahan yihiin iyo oday ti nimadiisa.

  42. Mustapha says:

    kkkkkk waxaa wax lagu qoslo ah in maantana beentaan oo kale lasoo galiyo hawada. Nimanka sheegtay inay xilka kaqaadeen nabadoonka waa rag layaqaan oo aad uga xun jiritaanka iyo meeqaamka uu leeyahya xaajiga. waa dadkii uu soo garab qabtay markii ay soo galeen magaalada muqdisho, waxaana kadambeeya siyaasi fashilmay oo layiraahdo Mohamed Jamac Furux. waxaan ucadeynayaa umadda Soomaaliyeed in Ahmed Diiriye uu yahay Nabadoonka guud ee reer Xaaji Suleyman.

  43. Ali Osman says:

    Waxaan karaali galinaynaa NAbadoon Ahmed Diiriye aflagaada iyo been abuurka ay ugaysteen, Jaadyacun Maxamed Jamac Furux, Jamaac Arixun iyo Sharuura qaatayaalka Shabelle.

  44. jaamac dheere says:

    waxaan layaabanahay meel ka dhaca weyn ee buunbuunisay idaacada shabelle oo u faran ganacsi iyo sandareerto yar ey kaqataan qofwalaba oo xumaan doon ah ,,, shabelle mindhaa mardanbe madhegeysto ,, tankale nabadoon haji axmed diiriye waa nabadoon soomaaliyeed ,, viva axmed diiriye hanolaado

  45. jananka says:

    idacad shaydan .shabele islamkana wtj idinla xisbtami dona.tkle axmd diriye .fadlan waxa lagacodsanaya inkutimado magalada barawe.

  46. xasan-khaliif says:

    waxaan leeyahay nimanka nasahaya duq diiriye, dib ufiiriya taariikhda,iyadaan ladafiri karine,2dii ninee somaliya gacanta ugaliyay gaalada(c/lahi yusuf&shariif)2 mawqif oo kaladuwan ayuu kaqaatay,c/laahi oo axmaaro watayna wuu kahor yimid,waana kusaxnaa lkn shariif oo uganda&burundi&axmaaro laftirkeedaba hoosta kuwatayna kamuu hor imanin,oo laogyahay ianay umada kunool xamar oo hawiye ugu horeeyo gantaalo uqaybiyeen,xasuuqeena,wayna iska cadahoo sababku waa qabyaalad.com,arinku waa lajiifiyaana banaan!!!!! ilaahay beeshaa hasiiyo nin wadani muslim ah oo duq-duuriye ka fiican.

  47. zahruuja says:

    axmed diiriye adeer nolow gugta oo dhan ha is oyso ama ha iska habaaranto waxaa tahay geesi geesi dhalay habaarka iyo ooyin guntana ha u joojin ilaah ha ku xafido guul ayaan kuu rajeynaa

  48. Baashi deeq says:

    K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Ninika warkan naxaliga ah qoray m.bashiir xaashi Axmad dirye xil yuu uheeyaya ma ugaasa ama ugaasku wakiil ka yahay ama suldaan miyaa isheeg marka horay waa oday calolo u shaqeste ah oo tuug ah oo gurye xaran ah heestay hada shaqaduu ku qaraaban jiray waa dhamaatay filinkas ee warkale naxali ah ma heesa m.bashiir xaashi by



Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Somali News

_78449990_al-shababap17feb2011

Wiil 18 jir ah oo Lagu Riday Xukun Dhagax Ku Dilid Ah

October 22, 2014
Jowhar (Sh.M.Network) -- Maxkamad Al Shabaab ay leeyihiin ...
Mohamed Bashiir Xaashi oo Dowladda u Xiran

NUSOJ oo Ku Baaqday in Sharuud La’aan Lagu Soo Daayo Max’med Bashiir & Carab

October 22, 2014
Mogadishu (Sh.M.Network) – Ururka NUSOJ ayaa wali ku ...
IMG_3057

Sawirro: Maxkamadeynta Qaar kamid ah Suxufiyiinta u Xiran Dowladda oo Dib Loo Dhigay

October 21, 2014
Muqdisho (Sh M Network) — Waxaa Maanta dib ...
Ilko_xanaf_Axmed_Daahir_Mogadishu

Ilka-Xanaf oo Si Kulul u weeraray Wasaarada Garsoorka iyo Xeer-ilaaliyaha oo ka jawaabay

October 19, 2014
Moqadisho (Sh.M.Network) -- Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka ...
IMG_2912

Saxaafadda Madaxa Banaan oo Fariin u Dirtay Dowladda Soomaaliya – Daawo Sawirro

October 19, 2014
Muqdisho (Sh.M.Network) -- Ku dhawaad 50 suxufi oo ...
xabsiga

Nolol-xumida Suxufiyiinta u xiran DFS ee ku heysta Xabsiga Dhexe ee Muqdisho

October 17, 2014
Muqdisho (Sh M Network)—Kadib markii Dowladda Soomaaliya xabsiga ...
Iloobi

Mas’uuliyiin iyo Shaqaalo oo 64 Maalmood u xiran Dowladda Soomaaliya

October 17, 2014
Muqdisho (Sh M Network)—Waxaa maalintii 64 aad si ...
IMG_2826

DAAWO SAWIRO: Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Nawaaxiga Madaxtooyada Muqdisho

October 15, 2014
Muqdisho (Sh.M.Network) - Qarax xoogan oo ay dad ...
maxkamad2

Sharciga Ayaa Kaa Weyn Cid Kast Oo Aad Tahayba

October 15, 2014
Muqdisho (Sh.M.Network) -- Qodobka 35aad ee Dastuurka JFS ...
sha

Saxaafadda Soomaaliya: Waa Dhago La’dahay waana Indho La’dahay

October 14, 2014
Doha (Sh.M.Network) -- Xilli dareenka caalamka uu diirada ...