Banki Moon oo soo dhaweeyay qodobadii Shirka Garoowe
Washington :( Sh. M. Network) QM ayaa waxa ay soo dhaweysay heshiiskii dhinacyada Soomaalida ay ku gaareen magaalada...
Dagaal qasaaro gaystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho
Muqdisho:( Sh. M. Network) Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG, AMISOM iyo Al Shabaab qasaarana...
Golaha guurtida Hawiye oo ku gacan seeray Shirkii Garoowe
Muqdisho:( Sh. M. Network) Golaha guurtida beelaha Hawiye ayaa ku gacan saaray go’aanadii kasoo baxay...
Qasaaro ka dhashay madaafiic ku dhacday Dharkeenlay
Muqdisho:( Sh. M. Network) Madaafiic ku dhacday xalay deegaanka Kaxda ee duleedka degmada Dharkeenlay...
Weerar qasaaro gaystay oo ka dhacay Gaarisa
Gaarisa:( Sh. M. Network) Kooxo hubaysan ayaa xalay weerar gaystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ku qaaday magaalada...
Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka hadlay ku biirida Shabaab ee Al qaacida
Washington:( Sh. M. Network) Pro.Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah Afhayeenka Xisbiga Hiil Qaran oo la hadlay...
Ehelo iyo xaasas codsaday in la cafiyo askar la xukumay
Muqdisho:( Sh. M. Network) Ehelada iyo xaasaska ciidamo ka tirsan dowladda KMG oo xukuno lagu riday...
Dhaqdhaqaaq ciidan oo ka tagan Bay iyo Bakool
Luuq:( Sh. M. Network) Dhaqdhaqaaqyadaani iyo xiisadahaani colaadeed ee u dhaxeeya ciidamada...
Shabaab: waa in Gabdhaha lagu daraa ciidamada Shabaab
Ceelasha:( Sh. M. Network) Xarakada Al Shabaab ayaa ku amaray waalidiinta in gabdhahooda ay ku...
Wasiiro iyo Xildhibaano baaq u diray dhulka Somalida ee Ethiopia
Muqdisho:( Sh. M. Network) Wasiiro iyo Xildhibaano ka mid ah dowladda KMG Soomaaliya ayaa ugu baaqay...
Maydka nin la dilay oo lagu arkay Garoowe
Garoowe:( Sh. M. Network) Maydka nin la dilay ayaa maanta lagu arkay duleedka magaalada Garoowe...
Wafdi ka socday Norway oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho:( Sh. M. Network) Wafdi ka socday dowladda Norway ayaa waxa uu maanta soo gaaray magaalada Muqdisho kaasi...
Isku socodka dadka iyo ganacsiga Baladweyne oo dib usoo laabtay
Baladweyne:( Sh. M. Network) isku socodka ganacsiga magaalada Baladweyne iyo dhaqdhaqaaqa dadka oo...
Ingriiska oo shaaciyay ajaanib ku sugan Somaliya
London:( Sh. M. Network) Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay in dalka Soomaaliya ay tababar ku qaadanayaan...
Xildhibaano eedeeyay ciidamada Kenya ee Gedo
Muqdisho:( Sh. M. Network) Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG oo kasoo jeeda gobolka Gedo ayaa...
Barakacayaal hor leh oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho:( Sh. M. Network) Qaar ka mid ah dadka kasoo barakacaya duleedka magaalada Muqdisho ayaa...
Shariif Xasan oo u anbabaxay magaalada London
Muqdisho:( Sh. M. Network) Gudoomiyaha barlamanka KMG Soomaaliya iyo tiro Xildhibaano ah ayaa...
Ku dhawaad 15-ruux oo ku geeriyootay shil ka dhacay Ceel-cadde
Ceel-cadde:( Sh. M. Network) Shil gaari oo sababay qasaaro badan oo isugu jira dhimasho...
Xiisado dagaal oo ka taagan deegaano hoostaga Luuq
Luuq:( Sh. M. Network) Xiisado dagaal iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa lagu soo waramayaa inay ka...
Salaad Cali Jelle: Shir kooxeed ayuu ahaa shirkii Garoowe
Muqdisho:( Sh. M. Network) Xildhibaan Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah guddiga difaaca...



