SHABELLE

PopUp MP3 Player (New Window)

Site Search

ogey-sax



Get the Flash Player to see this player.

Maqaallo

1-da LUULYO, MAALINTII SHABEELLE AY XURIYADEEDII QAADATAY!!! …

(Qalinka Abukar Albadri):-Kowdii Luulyo ee 2008-dii ayaan qoray qormo aan ugu magac daray XURNIMOY OOY!

 

Sport

Spain oo noqotey Horiyaalka Aduunka.

Johannesburg: (Sh. M. Network)  Magaalada Johannesburg waxaa Xalay ka dhacday Ciyaar aad u xaamasad badneyn oo aheeyd kama dambeysta Koobka Aduunka

Politics

Axmed Diiriye “ Waa wax laga naxo in Somalidii Carartay Qaraxyo laga daba geeyo.

Axmed Diiriye Cali afhayeenka golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ayaa cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Kampala

Stories

Maxkamaha Yemen oo xukuno dil iyo xarig

News image

Sanca: (Sh.M.Network) Maxkamadaha dalka Yemen ayaa dardar galiyay howlaha ay ku maxkamadeenayaan dhalinyarada Soomaalida ah ee lagu eedeenayo in ay katirsan yihiin Kooxaha Burcad badeeda So...

X.M. Al Shabab oo amaro kusoo rogay shac

News image

Baladweyne: (Sh.M.Network) Maamulka Xarakada Mujaahidinta  Al Shabaab ee gobolka Hiraan ayaa shacabka Magaalada Baladweyne ku soo rogay amaro ay ka mid yihin in dhalinyaradu aysan food jaran Karin iyo in ay s...

Booliska Turkiga oo xabsiga dhigay 60 ru

News image

Ankara: (Sh. M. Network) Wararka ka imaanaya dalka Turkiga ayaa sheegaya in ciidamada booliska dalkaas ay qabteen 62 qof oo ay ku jireen  Soomali socoto ahaa kuwaas oo kusii jeeday dalk...

Xasan Daahir oo ku baaqay in ay midoobaa

News image

Muqdisho: (Sh.M.Network) Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa maanta ku baaqay in la mideeyo dhaq dhaqaaqyada islaamiyiinta ee ka dagaalama gudaha dalka Soom...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

AMISOM oo sheegtay inay fureyso wadooyin

News image

Muqdisho : (Sh. M. Network) Taliska Ciidamada Midowga Afrika ee ku Sugan Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay furayaan isku socodka wadada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho halk...

Drs. Xaawo Cabdi VS Xisbul Islaam.

News image

  Afgooye: (Sh. M. Network-10-05-2010)–Maamulka Isbitaalka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa ka cosday Mas’uuliyiinta sar sare ee Xisbul islaam in ay dul qaadaan Ciidamo ka tirsan Xisbul Islaam oo ...

Ciidamada Uganda oo qof rayid ah galabta

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada Uganda ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa galabta si bareer ah qof rayid ah waxa ay ugu toogteen Magaalada Muqdisho iyadoo meydka ninkaasina uu in mudo...

Burcad Badeeda oo afduubtay Markab kiimi

News image

Nairobi:-(Sh. M. Network) Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa afduubtay Markab laga leeyahay wadanka Singabur islamarkaana ay saarnaayeen ku dhawaad 20 shaqaale ah sida ay sheegeen ciidamada Midowga Yurub ee ku suga...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Dhaawacyada in ka badan 20 ruux oo la dh

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Dadkaani qaba dhaawacyada kala duwan oo tiradoodu ay gaareysay ilaa 20 ruux oo dhaawac ah ayaa maanta iyo xalay siyaabo kala duwan waxaa loo gaarsiiyay isbitaalka koof...

DKMG iyo Ahlu Sunna oo isku raacay dhama

News image

Addis Ababa: (Sh. M. Network) Dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca  ayaa isku raacay in la meel mariyo qodobadii ka harsanaa heshiiskii bilihii la soo dhaafay ay ku w...

Dowladda Uganda oo amar ku bixisay in la

News image

Kampala: (Sh. M. Network)  sargaal sare oo ka tirsan Boliska wadanka Uganda ayaa sheegay in ay gacan adag ku qaban doonaan kooxaha Argagiixisada ee doonaya in ay Qatar galiyaan amaanka dalk...

Jabaan oo Jabuuti Saldhig ka furaneysa.

News image

Beijing : (Sh. M. Network-12-05-2010) Japan ayaa waxa ay qorsheyneysaa  in ay ka sameyso saldhigaan dalka Jabuuti kaasoo sameyntiisa ay ku kaceyso lacag dhan $40 Milyan, si ay fariisin uga dhig...

More in: NEW IN SOMALI CONTENT

Stories

Ku dhawaad 10 qof oo ku dhimatey dagaal

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ku dhawaan 10 qof oo rayid ah ayaa galabta ku dhintey dagaal Ciidamada dowladda oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab ku dhexmaray Xaafadaha Waqooyi ee M...

Inter Milan iyo Macalin Jose Mourinho oo

News image

Madrid: ( Sh.M.Network) Kooxda kubadda Cagta ee Inter Milan ayaa Caasimada Spain ee Madrid kala tagtay koobkii ugu horeeyay ee kooxaha qaarada yurub markii ugu horeysay mudo 45 sano ah kadi...

Dab geystay qasaare hantiyadeed oo xalay

News image

Goldogob: (Sh. M. Network) Wararka laga helayo degmada Goldogob ee gobolka Mudug ayaa sheegay in xalay halkaasi uu ka kacay dab aad u xoogan islamarkaana  geystay qasaare maaliyadeed....

Kulan looga hadlayay amaanka iyo siyaasa

News image

Muqdisho: (Sh. M. Network) Kulankaani oo ay ka qeyb galeen Xildhibaano, saraakiil ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida iyo odayaal dhaqameedyo ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho....

More in: NEW IN SOMALI CONTENT